FALIS ABDI vs IKRAAN CARAALEDOODA WAXAY DHAX TAAGAN TAHAY LABADA FANAAN EE WAA WAN EE FALIS CABDI ( FALIS WAAYAHA CUSUB ) IYO IRKAAN CARAALE MARKA WAA LA ISKA FAHAN SAN YAHAY NINKA LA ISKU HEESTO WAA SHIINE AQYAAR MARAK HEESO AYAA LA ISKU TIRIYAY OO MIDBA MIDA KALE KU TUURAYSO MARKA WAXAN KU HOR MARAYNAA TII IRAAN CARAALE EE AHEED ( GAADHSIIYA )
Ma ogtahay sidiibaan Geesigaan jeclaan
Inuu Guule igu simo gacmo kor u hayaa.
Ma ogtahay sibaan goor iyo AyaanGuriga uu ku nool yahay Naftu
gacan salaamaaye.
Bal inuu garwaqsadoSidii Caashaq ii
galay
Gasiinkiina iga jarayU
ga go’ay Hurdadaa.Ha gudoonsadee,
Geesigaan JeclaaGaarsiiya Idinkuna
............waa in ka mid ah heestii ikraan caraale bal dhanka kale ila eega
heestii GARAADLAY EE FALIS
Ma ogtahay Garaaadlaay, Geed miro ku yaalaa
Intuu baxay gun iyo baar, Gurashada diyaar u ah.
Mar hadaadan gaareen,Geeraar raqiisiyo
Rucla oradka raacdada ,waxba kuuma goysee.
Gucashada adoon badin,in aad dowga garataa
Armey kula gudboon tahay.
Gacal kaa daldoorsaday, guubaabo iyo Hees
Midna laguma gaaree,inta goori goortahay
daydayo Gayaankaa .
Guushiyo Ayaankuba ,Galad eebo weeyoo
Hadaan guulo ku qorin,si xun laguma goobee.
inta laba gayaan ah,guri yeeshay oo laday.
Kala goo,isleedahay guuleysan meyside
Guryo noqoshadoodiyo,Gacan dhaafka reeraha
Godob yaaney kugu noqon.
Gacal kaa daldoorsaday, guubaabo iyo Hees
Midna laguma gaaree,inta goori goortahay
daydayo Gayaankaa .
so far ikraan is down by 3-0 we are all waiting for ikraan response ..the next song is gona be interesting