Moderator: Moderators
Mujaahid Xasan Ciise Jaamac . Waa ninka SNM inta ka nool ugu daacadsan e ugu sharafta badan.
Really .....Why?His running mate is Cali Sandule former governor of sool during rayaales udub regime
My 3 favourate ones baad meesha ka tuurtaybadbaado iyo xaqsoor waa ururo xag jir ah, i dont think they have a chance. I dont mean xasan ciise waa nin xun, far from it, qof ahaan waa nin daacad ah oo aad u wanaagsan laakiin siyaasad iyo hogaamin markay noqoto i dont think inuu ku haboon yahay. waa nin iska suufi ah, too pious to be a politician. i dont know much about Badbaado leader but smells like extremist to me and that is turn off to me and many Somalilanders. UDHIS the thought of Dhagaweyne campainging for presidency makes me laugh walihi. Ninku waa mujaahid, taa waa loo ogyahay laaiin siyaasad wax la yidhaa inuu faraha ka qaado ayay ahayd sababtoo ah qaabkeedii, hadalkeedii iyo hideheegii midna ma laha, maalinba waxaad arkaysay isagoo waxaan loo joogin ka hadlaya.
this is my favoured order first Kulmiye, second Wadani, third Ummad/Nasiye.
Abdikarim i am against this Galbeedi Politics Cigaal started that Nonsense
Muuse Biixi his running mate will be from sool or eastern sanaag
Dalku maha inu dhinac ka rarnado
Dont say wont be , cause only Allahs knows we only know he will be the Kulmiye candidate for President in 2015 hadu caafimad u dayo. Ciil babu kugu riday ina bixi maad iska tidhadid hadu helayo ilahay ha garab galo hadu wayona reer Somaliland ba diiday we are democratic countryAbdikarim i am against this Galbeedi Politics Cigaal started that Nonsense
Muuse Biixi his running mate will be from sool or eastern sanaag
Dalku maha inu dhinac ka rarnado
And who will this vice presidential candidate be?
Ma mid shalay ahaa Khaatumo daraadna Puntland
tii ka horeysayna SSC
Inshallah Ina Biixi won't be president ...therefore I don't really care
ciduu "running mate" ka dhigto.
Cabdikariim baa la yidhaahdaacadirahman, what is ur third favourate party, ma Dammal baa mise waa Jamhuuriga mise waa Rays talaw
Ninyow xasan ciise waa suufi, i dont understand dadka yidhaa ninkanaa madaxweyne noqon kara. I know Badbaado is not as extemist as Xisbul islam kuwaas iyaga waaba la mabnuucay, kii gadhka dheeraa ee horboodayayna waa la xidhay, laakiin still Badbaado are too islamists to me, wax policy ah oy wataan aan ka ahayn hablaha ayaan guryaha ku xaraynaynaa iyo wax noocaas ah mooyee wax kale ma hayaan.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 31 guests