Mahadsanid Anarchist. Walee meeshu waay isbedeshey!!! Taalada Sayidka miyaa wax meesha ka muuqda? do you remember the Harqaanlaha sayidka ka soo horjeeday? Baar Buulsho miyaa la iloobi karaa? Beerta xuriyada .- iyo ururka bisha cas ilaa iyo ceel hindi - ilaa iyo hoosta sarta xaashi weheliye (near cariif).
Cali Caliyow dad badan oo saaxibo ah oo aan kala dhunay ayaa deganaa; ABBA, RITA, Saciid, reer maxamed siyaad.Barre Derbiye
I am nostalgic.
Yes, I remember Qomaal. Did you know that Baastow and Ahmed shariif Killer are brothers? Baastow sung a wonderful song called EEDAAN LA YAABE ARXANKEEDA U DARANAA.
P.s. sayika hoostisa waxaa deganaa nin wasiir ah, Axmed Xabiib, gabadho yar yar oo qurux badan buu lahaa; habeen ayuu nagu dalbaday askar waardiyeeyneysa.... I still remember the mom using "lamagoodlayaasha gurigeeyga ka celiya"