Daawo Sawirada Maydadka Alshabaab ee dagaalki Afmadow lagu laayay.
Qaar kamid ah Muuqaalada Maydadkii Alshabaab ee lagu laayay dagaalkii 29 bisha ramadaan ay ku soo qaadeen Magaalada Afmadow. maydadka Alshabab waxa ka dhex muuqda Ajaaniib, dagaalki Afmadow ajaaniibta ku dhimatay ee Alshabaab waxaa kamid ahaa wiil iyo aabahiisa Yemeni ah.



http://waamonews.com/?p=30007


