
Goobtan waa afaafka horre ee Cusbitalka dhexe ee magaalada Laascaanood oo wadadiisii shaqadu ku socoto wado Laamiyoo caalamiyana laga dhigayo.
Hay'ada DAI ayaa bixinaysa qarashka dhismaha wadooyinkan iyadoo shirkada Shirre Cons. oo ah shirkad Laascaanood laga leeyahay ay fulinayso hawshan.



