Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by bashe19 »

:dj:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by bashe19 »

:stylin:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by theyuusuf143 »

Waxad u jeeda weliba maaha ciidan ka qaranka ee waa shaqo qaran oo ah ciidamada kaydka somaliland. Ka ugu yari hal degree buu haysta jaamacada . Kaalkacyo baad sheegtee xitaa kismayo bay tegi doonan ciidan kayagu . Farsamo ahaan qaabkay u tegi lahaayen uunba weli qabyo ah . Somaliland iyo puntland waa isku hal Dal. Imikaba qadaaadwynta kale ha ogaato . Wixii gaalkacyo Ka sokeeya kama tirsana somalia.
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by mahoka »

Why do you want isaaq to molest your fellow darods in majeertenia?

This is why most Somalis think darod is a made up community composed of smaller unrelated tribes, smaller unrelated tribes came together under one banner to form darod- this was to fend off their big predators such as isaaq, hawiye etc lol
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by bashe19 »

theyuusuf143 wrote: Wed Nov 02, 2022 9:50 am Waxad u jeeda weliba maaha ciidan ka qaranka ee waa shaqo qaran oo ah ciidamada kaydka somaliland. Ka ugu yari hal degree buu haysta jaamacada . Kaalkacyo baad sheegtee xitaa kismayo bay tegi doonan ciidan kayagu . Farsamo ahaan qaabkay u tegi lahaayen uunba weli qabyo ah . Somaliland iyo puntland waa isku hal Dal. Imikaba qadaaadwynta kale ha ogaato . Wixii gaalkacyo Ka sokeeya kama tirsana somalia.

Kismaayo hkuu dambeysee car hadaa balls leedihiin Garoowe so taabta aydaa wxuuga idiin jirtee.

:dj:
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by gobdoon »

Fact of mater is Somali wa la is wada yaqan iyo reer walba magalada iyo meesha uu dego oo cid dhul isku haysata oo dulan isku ah ma jirto
Lkn koleyba in aynu waxan ka gudubno oo u dhaqno hab a modern state where there is a law and order oo yacni qof kasta Somali ama xata qof ajnabi ah degi karo maalgashi iyo hanti ku samaysan karo meeshu rabo asago og in sharcigu difaaco oon cidina ku xad gudbin
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by bashe19 »

:lost:
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by gobdoon »

Magaloyinka la wada degan yahay wa la wada leeyahay wa inan cid gaar ah sheegan si Somali nimo ah iyo xaq dhowr iyo sharci
Sida Kismayo, Muqdisho, Galkacyo, Beledweyn iyo meelo kale
Qaran nimo qabiil ha ka sareyso sharci lo siman yahay dadka u wada dhexeya, ilayn hadaba qabiil walba khilaaf jifo jifo hoose ba jira oo la xaliyo
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by theyuusuf143 »

bashe19 wrote: Wed Nov 02, 2022 11:02 am
theyuusuf143 wrote: Wed Nov 02, 2022 9:50 am Waxad u jeeda weliba maaha ciidan ka qaranka ee waa shaqo qaran oo ah ciidamada kaydka somaliland. Ka ugu yari hal degree buu haysta jaamacada . Kaalkacyo baad sheegtee xitaa kismayo bay tegi doonan ciidan kayagu . Farsamo ahaan qaabkay u tegi lahaayen uunba weli qabyo ah . Somaliland iyo puntland waa isku hal Dal. Imikaba qadaaadwynta kale ha ogaato . Wixii gaalkacyo Ka sokeeya kama tirsana somalia.

Kismaayo hkuu dambeysee car hadaa balls leedihiin Garoowe so taabta aydaa wxuuga idiin jirtee.

:dj:

Somaliland way tegaysa qaybta aanu degmada garowe Ku leenahay ( qaybta puntland faragelin mayno) laakiin first waa in assessment lagu sameeyo ciise maxamuud inta xuduuda somaliland dhex degan , waa in la sugo tiradooda , raaska ay yihiin hantida iyo xoolaha Dhulka kaga jira, sidoo kale waa in la derso baahiyahoda . Markay dawladu intaas ogaato first dadkaas waxa la baraya xuquuq dooda iyo inay yihiin dad somalilanders ah oo calanka somaliland xaq Ku leh ,. Isla markaana looga baahan yahay inay dalkooda dhabta ah soo raacaan. Waxa Ku xigta in caruur tooda scholarship loo fidiyo si ay u bartaan system Ka Somaliland .

Waa process dheer oo cilmi Ku dhisan. Ee anagu ma nihin dad cawaana oo qori la ordaya. Eventually puntland iyo somaliland waa la midayn doona qaab Ku dhisan heshiis bulsho oo laga wada raali yahay. Danta khasbaysa in dastuur cusub aanu wadaagno.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by gobdoon »

Adigaba ku dhashay xudud benadki gumaysigi Talyaniga iyo British jeexen, lkn adigo Hargeysa, Gabiley iyo Burco ka so jeeda dadka degaanka kuma amar ku taaglayn kartid adigo cuskanaya xad gumaysi wadanka yimi sameeyay dabadeedna laga eryay
Marka iskuma helaysid marna inad sas u fekerayso marna leedahay so called SL iyo PL wey madoobe
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by gobdoon »

Aniga ku dhashay
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by theyuusuf143 »

gobdoon wrote: Wed Nov 02, 2022 4:30 pm Adigaba ku dhashay xudud benadki gumaysigi Talyaniga iyo British jeexen, lkn adigo Hargeysa, Gabiley iyo Burco ka so jeeda dadka degaanka kuma amar ku taaglayn kartid adigo cuskanaya xad gumaysi wadanka yimi sameeyay dabadeedna laga eryay
Marka iskuma helaysid marna inad sas u fekerayso marna leedahay so called SL iyo PL wey madoobe
State kasta waa in xuduudiisu qeexan tahay , xuduudu waxay noqon karta mid historic ah oo laga dhaxlay dawlado hore u jiray, ama waxay noqon karta mid cusub oo lagu heshiiyey. Jamhuuriyada somaliland qaabkay hada u taagan tahay xuduudahedu waa kuwo Ku salaysan State of Somaliland , oo ah dawladii 26 june dhalatay. Sidaas awgeed ilaa inta aanu puntland Ku heshiinayno xuduud cusub taayadanu wadanayna oo Ku eeg dooxa garowe dhex mara wixii galbeeed kasoo xiga. Meeshu deni madaxtooyada Ka dhistay waa dhul somaliland dadka xaafadahaas degena sharci ahaan waa muwaadiniin somaliland ah not puntland .

Hadaad xuduuda gumaystaha neceb tahay then waa inaynu samayno mid cusub. Anigu waxan Ka mid ahay dadka aaminsan in xuduudan gebigeedaba meesha laga saaro oo aynu samayno khubaro dejisa system puntland iyo somaliland lagu midayn karo. Si taas loo gaadho waxan Ku talinaya inaynu marka hore yeelano LINE of CONTROL,meel aynu Ku Kala joogsano. Tusaale sool iyo buuhoodle somaliland ha maamusho eastern sanaagna puntland. Halkaas waxa kabaxaya jewiga dagaalka. Markaynu joojino nooc kasta oo iska hor imaad hubaysana. Waxaynu Ku wada doodi karna talaabada xigta . Oo ah sidii labadan Dastuur ee is diidan xal loogu Heli lahaa.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by theyuusuf143 »

Fidnada puntland iyo somaliland Ka dhexaysa oo dhan waxay kusoo ururtaa hal wax , DASTUURKA. Dastuurka waa diinta state Ka . Madaxda majeerteen waxay Ku dhaartan inay difaacayan dhulka harti. Anaguna waxaanu Ku dhaaranay difaaca dalka somaliland iyo muwaadiniintiisa qolo kasta oo ay yihiin. Waxaynu isku hayna waa dhul iyo dad isku mida. 3 miduun baa inala gudboon

1. Inaynu Dastuur mida samaysano oo waxa dhanba la mideeyo sidan aniga iyo dadkeleba qabno

2.inaynu Kala adkaano si bilaa murana oo laysu xoog sheegto

3. In majeerteen dhako keeno oo isaaqa burco iyo hargeisa Ku qanacsan sida khaalid iyo mahoka ay ictiraaf uga Keenan xamar idina hartigiina laydiin daayo .

Wixii 3daa qodob kabaxsan waa sheeko. Let's be serious.
User avatar
noer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 747
Joined: Sun Jun 19, 2022 12:06 am

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by noer »

ustad theyuusuf sadex ma ma aha. waxa jira khiyarka afara

option 4. a federal province cannot unite on equal terms wit another nation. magertenland province n somaliland nation not on equal footing. the best option is somaliland buffer area in west garowe n west bosaso

bi*** a** old geezers in hargeisa just sitting on their a*s** as puntland militia occupies wasakhgalis. this is not gonna be possible for long

https://horumarka.com/2022/10/19/puntla ... -looming/

Puntland State: Political Civil War Looming

a civil war is looming. governor deni trynna extend terms. issa mahamud not happy. according to the 3 rotational governorship treaty, isse mahamud turn to become governor

when shtf somaliland need to stabilize magertenland. west bosaso n west garowe are somaliland buffer regions

Image

imstead of dabayaco occupying wasakhgalis as a buffer against idoor, somaliland need to create buffer against ISIL-dabayacoland branch n al shabab in the rest of the ex italian colony
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ciidamka iiidooor o Galkacyo inay qabsadaan ku wajahan

Post by theyuusuf143 »

I don't recognize puntland to be part of Somalia. Because it's technically not they have always been independent from xamar even during the Italian occupation . look I don't give a shit who is equal to who we are both rebels in disguise. I am looking for real solution for the problem , through War or negotiation. This must be done in our generation , let's not pass to the next generation . If we must fight. It should not be small skirmishes it should be huge and devastating . If we have to negotiate we must do it in good faith. I don't know any thing between war and peace . I don't like never ending dramas .
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”