ina aaadan:
waa ila heshay.
payback on the way sxb.
Moderators: Moderators, Junior Moderators


zingii wrote:lol @ gacan-yaris danyeer.![]()
ps, anigu qunyar socod baa iska ahay.

Ogow geesigu hal mar bu dhinta laakin fuleyga 100 goor bu dhinta.Garaad_LQ wrote:zingii wrote:lol @ gacan-yaris danyeer.![]()
ps, anigu qunyar socod baa iska ahay.
i don't know why i put Danyeer in there![]()
![]()
Xelwaa
Janat cala nafsiha Baraqish baan ku odhan

dadku mayna hal mar uu dhimanHELWAA wrote:Ogow geesigu hal mar bu dhinta laakin fuleyga 100 goor bu dhinta.Garaad_LQ wrote:zingii wrote:lol @ gacan-yaris danyeer.![]()
ps, anigu qunyar socod baa iska ahay.
i don't know why i put Danyeer in there![]()
![]()
Xelwaa
Janat cala nafsiha Baraqish baan ku odhan

Touche...taasa xaqiiqa ilayen hooyadi dabadeeda ayuu isku qarineyaay.Garaad_LQ wrote:adna bal ogow fulay hooyadii ma goblanto

Why dont you ask the person who made that maahmaah?ina aadan wrote: dadku mayna hal mar uu dhiman

Walaahi waana aqoon moye waan ku qabsan lahaa.HELWAA wrote:Why dont you ask the person who made that maahmaah?ina aadan wrote: dadku mayna hal mar uu dhiman

Fulaygu mar walba cabsi ayuu ku noolyahay oo naxdin walba dhimasho ayayHELWAA wrote:Why dont you ask the person who made that maahmaah?ina aadan wrote: dadku mayna hal mar uu dhiman
