Togdheer won the Somaliland cup!!!
Moderator: Moderators
- enemy_o_m_m
- SomaliNetizen
- Posts: 863
- Joined: Wed Jul 25, 2007 8:58 pm
Togdheer won the Somaliland cup!!!
War dgedega: Xulka Gobolka Togdheer Oo Ku Guuleystay Koobkii Ciyaaraha Gobolada Somaliland,Kadib Markii Uu Si Xarago Leh Uga Badiyey Xulka Awdal.
--------------------------------------------------------------------------------
hadhwanaag 2007-08-10 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Togdheer ayaa ku guuleystay Koobkii Ciyaaraha Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland,kadib markii Ciyaartii Finalka oo aad Kuluul una Xamaasadeysan ay kaga badiyeen Xulka Gobolka Awdal .oo ku dhex-martay Hargeysa Stadium ee Magaalada Hargeysa.
Ciyaarta Galabta dhex-martay Xulalka Gobolka Togdheer iyo Awdal ayaa Xulka Gobolka Togdheer kaga bidiyeen 10 gool iyo 9 Xulka Gobolka Awdal,
Ciyaartan oo ay daawashadeeda ka soo qeyb-galeen Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Maxamuud Siciid Maxamed, Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta iyo Xubno ka mid ah Masuuliyiinta Dawlada iyo boqolaal taageerayaasha labada kooxood ah.
Kulankan ay fooda isku dareen Xulalka labada Gobol ayaa ahayd mid Weerar iyo weerar Celisa oo aan wax-ba la iskula hadhin, oo ay labada dhinac-ba soo bandhigeen Ciyaar farsamadeedu aad u heer-sareysay, waxaana Ciyaarta qeybtii hore ku gacan sareeyey Xulka Gobolka Togdheer.
Qeybtii hore ee Ciyaartaasi ayaa waxa Gool keensaday Xulka Ku bada Cagta ee Gobolka Awdal,
Markii Xulalka labada Gobolka tashi iyo sixid la soo sameeyeen tababarayaashoodii ayaa waxay labada Xul isugu soo noqdeen qeybtii labaad ee Ciyaarta, taas oo ay labada dhinac-ba bilaabeen dar-dar ciyaareed oo weerar iyo weerar Celisa, Xulka Gobolka Togdheer ayey u suurta gashay inay la yimaadaan Goolkii bar-baraha waxaanay Ciyaartu ku dhamaatay Gool iyo gool.
Sida uu dhigayo Sharciga ciyaaruhu Waxa labada Xul ee Gobolada Togdheer iyo Awdal loo dhigay laaga tooska ah ama rikoodhayaal, waxaana ku Badiyey Xulka Gobolka Togdheer oo helay 10-gool halka Xulka Gobolka Awdalna la yimaadeen 9 Gool.
Caawa iyo damaashaadka Xulka Ciyaartoyga Gobolka Togdheer oo faras magaalaha Damaashaad Awadeed ku dul-wareegayaa, iyo niyad-jabka Ciyaartoygii Xulka Gobolka Awdal oo dhuuntay, waxa Caawa Suuqa Faras Magaala ah aad looga dareemayaa farxada Ciyaarta oo Hoonka iyo Sacabka iyo boqolaalka Baabuurta ah ee wadooyinka wareegaya maleyn maysid.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!
Stop the Isaaq on Isaaq violence!
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!

quote-->Caawa iyo damaashaadka Xulka Ciyaartoyga Gobolka Togdheer oo faras magaalaha Damaashaad Awadeed ku dul-wareegayaa, iyo niyad-jabka Ciyaartoygii Xulka Gobolka Awdal oo dhuuntay, waxa Caawa Suuqa Faras Magaala ah aad looga dareemayaa farxada Ciyaarta oo Hoonka iyo Sacabka iyo boqolaalka Baabuurta ah ee wadooyinka wareegaya maleyn maysid.

-
- Posts: 170
- Joined: Thu Apr 19, 2007 4:15 pm
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!
give them little bit of qaad !!
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!
The Best Team Does it Again
Togdheeeeeeeeeeeeeeeeerrrrrrrrrrrrrrrrrr aka BRasiisha Somaliland....

Togdheeeeeeeeeeeeeeeeerrrrrrrrrrrrrrrrrr aka BRasiisha Somaliland....
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!
burco'na maxa ku dacay?
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!
War nimankan waa aqli miidhaan. Labo "team' bay la soo galeen ciyaarta
1/Burco
2/Toghdeer
Burco , horta iyaga maalintii ugu horreysay bay iska hoydeen , haba soo hadal qaadin
Okay not bad Togdheer , congratulation !!
1/Burco
2/Toghdeer
Burco , horta iyaga maalintii ugu horreysay bay iska hoydeen , haba soo hadal qaadin

Okay not bad Togdheer , congratulation !!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!
^^
is it.... okay....
[quote="Ina Baxar"] Labo "team' bay quote]
by the way if u didnt know...team in af somaali is "koox"

is it.... okay....
[quote="Ina Baxar"] Labo "team' bay quote]
by the way if u didnt know...team in af somaali is "koox"

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!
Ina Baxar you reer Hargeisa looser
Reer Hargeisa couldnt even Handle the defeat from the Awdal team, they cause a fight in the middle of the game and throw stone on the players and the police
Londoners... you dum little fish and chips, Burco is the Capital of Togdheer....

Reer Hargeisa couldnt even Handle the defeat from the Awdal team, they cause a fight in the middle of the game and throw stone on the players and the police

Londoners... you dum little fish and chips, Burco is the Capital of Togdheer....
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!
^^
chill bruv waan iska hadleeyay........
and cant u tell by ma aaf somaali that i aint a kaluun iyo baradho.

and cant u tell by ma aaf somaali that i aint a kaluun iyo baradho.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!
Liqaaye , I'm sorry , I am from the Gabiley district between the 2 { Borama/Hargeysa} 
Waxaas ka baxoo , waxan ku weydiyay, hadhwanaagnews miyaaney wax isku falayn niyoow ?
quote-->waxa Caawa Suuqa Faras Magaala ah aad looga dareemayaa farxada Ciyaarta oo Hoonka iyo Sacabka iyo boqolaalka Baabuurta ah ee wadooyinka wareegaya maleyn maysid.
War afarta xaajiyadood ee dahabshiil iyo labo "land cruiser" oo reer indha deero la dhex wareegan magaalada mooye , baaburta Togdheer laga leeyahay halkay jiraan?

Waxaas ka baxoo , waxan ku weydiyay, hadhwanaagnews miyaaney wax isku falayn niyoow ?
quote-->waxa Caawa Suuqa Faras Magaala ah aad looga dareemayaa farxada Ciyaarta oo Hoonka iyo Sacabka iyo boqolaalka Baabuurta ah ee wadooyinka wareegaya maleyn maysid.

War afarta xaajiyadood ee dahabshiil iyo labo "land cruiser" oo reer indha deero la dhex wareegan magaalada mooye , baaburta Togdheer laga leeyahay halkay jiraan?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Togdheer won the Somaliland cup!!!
Gabiley Includes Gobolka Waqooyi galbeed saxiib dont try it
Awdal is Boorame blood
Ina Baxar.......... Your City Hargeisa is Crawling with reer Burco
bro we are about to taKE over the City+ add the Garxajis Reer Burco who also lives in the Easten Side of the city
pictures from The Match and the Players:
http://togdheernews.com/index.php?name= ... le&sid=926
Togdheer Number 1

Awdal is Boorame blood

Ina Baxar.......... Your City Hargeisa is Crawling with reer Burco

pictures from The Match and the Players:
http://togdheernews.com/index.php?name= ... le&sid=926
Togdheer Number 1
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 1806 Views
-
Last post by Futurist
-
- 47 Replies
- 2526 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 4 Replies
- 933 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 26 Replies
- 10594 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 7 Replies
- 757 Views
-
Last post by mahoka
-
- 1 Replies
- 554 Views
-
Last post by Gifted
-
- 13 Replies
- 3234 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 4 Replies
- 1252 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 41 Replies
- 7542 Views
-
Last post by Khalid Ali