Maakhir Development Group waa hay’ad ay aasaaseen Aqoonyahan Reer Sanaag ah iyagoo ugu talogalay inay wax ugu qabtaan bulshada Reer Sanaag gaar ahaan, guud ahaan iyo umadaha kaleba ee iyagu u baahan in waxtar lagu kordhiyo.
MDG, waxay xarunteedu kutaal wadanka Maraykanka gaar ahaan Magaalada Minneapolis. Waxayna dhowaan ka furidoontaa xafiisyo gudaha wadanka Somalia iyadoo lagu rajo waynyahay inay wax wayn ka qabato arimaha bulshada oo runtii u baahan wax kaqabad dhab ah oo lataaban karo marka dhinackasta laga eego, sida Waxbarashada mid sare iyo mid hooseba, Caafimaadka, Biyaha, Wadooyinka iyo waliba agabtirka oo dhinackasta ah.
Waxay hadaba Maakhir Development Group idinla socodsiinaysaa in qofkastaa kusoo biirikaro haduu buuxiyo shuruudaha laga rabo, kuwaas oo ah ugu horayn inaad taqaano qof ku jira ururka ama xubin ka ah, inaad diyaar u tahay inaad bixiso bilkasta shan iyo labaatan dollar oo ah membership adigoo markaa codkaaga dhiibankara islamarkaana lashaqaynaya MDG iyo xubnaheeda kale si iskaa wax u qabsa ah.
Waxaad markaa laxidhiidhi kartaa hadaad diyaar tahay inaad kusoo biirto MDG, Emailada hoos ku yaal adigoo markaa buuxinaya shuruudihii aan kor ku xusnay.
Cabdirasaq Cali Maxamed E-mail: samakaab7@gmail.com
Maamulka MDG maamulka.golaha@gmail.com
Maakhir Development Group (MDG)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
oldenglish
- SomaliNet Super

- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 2109 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 1 Replies
- 319 Views
-
Last post by DamallaXagare
-
- 0 Replies
- 481 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 3 Replies
- 1496 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 3 Replies
- 1991 Views
-
Last post by gemini_snake
-
- 7 Replies
- 1610 Views
-
Last post by Murax
-
- 37 Replies
- 5766 Views
-
Last post by Crazy Cat Lady
-
- 3 Replies
- 1467 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 0 Replies
- 1243 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 0 Replies
- 13087 Views
-
Last post by watchmenow