Puntland Leader Farole Meets Puntland Community UK. Pictures

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Puntland Leader Farole Meets Puntland Community UK. Pictures

Post by Osman-NZ »

Image
Image
Image

Singing Puntland New State Anthem(From What I Read)
Image
Image
Image
Image

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Sharmarke Mohamed
London, UK

Madaxweynaha Puntland Mudane Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo booqasho ku maraayey todobaadyadii la soo dhaafey wadaanka Maraykanka ayaa habeenkii xalay soo gaarey dalka Ingriiska Caasimadiisa London. Safarka Madaxweynaha waxaa ku weheliyey qaar ka mid ah Golaha Wasiirada sida Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose Gen.Cabdullaahi Axmed Jamac (Ilkojiir), Wasiiru dawlaha Dimoqraadiyeynta iyo Arimaha Federaalka, Dr.Cabdi Xassan Jimcaale, waxaa sidoo kale wefdiga ka soo horeeyay Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah Farax Dhalac.

Jaaliyadda Puntland oo isku duuban ayaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha, kadib waxaa wefdigiisi loo galbiyey halkii ay ka degi lahaayeen Magaalada London.

Waxaa caawa xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey loogu qabtey Madaxweynaha iyo wefdigiisa Magaalada London, waxaa ka soo qaybgalay dad aad u badan kuwaas oo isugu jira dhamaan qaybaha bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Puntland ayaa halkaas ka jeediyey khudbad aad u dheer taas oo Radio Horseed Media si toos ah uga tabinaayey goobta xafladda, Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey xaaladda Soomaaliya ay soo martey iyo sida ay maanta tahay iyo sababihii lagu asaasey Puntland.

Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole ayaa ka hadley safarkiisi Maraykanka waxa uu sheegay in uu guul ugu soo dhamaadey waxbadana ay la qabanayaan dawladda Maraykanku shacabka iyo dawladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay in uu dalka Biritan joogi doono muddo gaaban halkaasna uu kulamo kula qaadan doono madax sar sare oo ka tirsan Xukuumadda Biritan.

Mar uu ka hadlaayey Madaxweynuhu Mustaqbalka siyaasadeed ee Puntland ayuu sheegay in uu donaayo hirgelinta nidaamka Xisbiyada badan taas oo dastuurka cusub ee sugaaya afdida dadweynaha uu qabo.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay xiriir wanaagsan leeyihiin dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu raysalwasaaraha ka yahay Cumar Cabdirashiid Sharmarke, waxaase jira ayuu yiri kuwo badan oo ka mid ah xukuumadda Federaalka kuwaas oo aan dooneyn nidaamka Federaalka ah.

Ugu danbeyntii waxaa xafladda lagu soo bandhigay bandhig faneed, waxaana goobta laga qaadey hees loogu magacdaray Puntland ku dayo, taas oo aad loola dhacay.

Xafladda oo jawi wanaagsan ku soo dhamaatey ayaa waxaa soo gunaanadey Gudoomiyaha qabanqaabada Maxamed Faarax Shiike, waxaana uu u mahad celiyey kasoo qaybgalayaashii xafladda.
Source:http://horseedmedia.net/portal/somali/25484/
Source:h[url]ttp://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wa ... eyey.shtml[/url]

Puntland The Future Of Somali Dreams. Just recieved US as an Ally...The E.U...And Now we are going to get the u.k parliament to say "we support puntland" :mrgreen:

The only hope i have for any somali place is the north-east corner of somalia. Nowhere else has anything i want or need. Bury me next to my grandfather in garowe... :up:
Last edited by Osman-NZ on Sun Jul 12, 2009 1:58 am, edited 3 times in total.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Puntland Leader Farole Meets Puntland Community UK. Pictures

Post by Keyse_0208 »

Osman-NZ wrote: Image

Great reception and turn out guys... Well done :clap:
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Puntland Leader Farole Meets Puntland Community UK. Pictures

Post by Osman-NZ »

Obviously u can't tell that was the end ceremony, when everything was finishing up.
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Puntland Leader Farole Meets Puntland Community UK. Pictures

Post by Osman-NZ »

Keyse there wasn't even places left to sit. Don't worry us about us bro, we are not like your people who hold ur leaders in a f-king church hall in the hood with second hand tv hanging off the wall..

Church cross on the wall
Image

Second hand tv hanging off the wall and notice the ground it hard cement no f-king tiles or carpet on that at all. Just a church hall in ottawa ghetto, Exactly where ur idor leaders belong.
Image

U can see more disgraceful images of how ur ottawa community welcomed their sland delegation. Aqaas fakhri ku diil poor niggaz. U hold ur leaders in a church hall in the ghetto. For more pics u can go here
http://www.hadhwanaagnews.com/?linkid=21
User avatar
MALMAHA
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 960
Joined: Mon Apr 27, 2009 11:16 pm

Re: Puntland Leader Farole Meets Puntland Community UK. Pictures

Post by MALMAHA »

some of these pictures i think i have seen them before.


anyway cant find this link, are laying again ozman, cause that's your best ammunition laying through your ass. :twisted:
http://www.hadhwanaagnews.com/?linkid=21
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Puntland Leader Farole Meets Puntland Community UK. Pictures

Post by Osman-NZ »

Malmaha...its on hadhwanag website..but when i click on the link it takes me to the front page...but on the front page u will see the section that says "most popular" it is on the top right hand side of the front page on that site...and in that section u will see the heading..."Daawo:-Xafladii soo dhoweynta wasiirka qoyska iyo arrimaha bulshada Somaliland ee ka dhacday Ottawa "

Click on that and u will see all the pictures there. Unfortunately when i copy the link on that article from the article story, it takes me to the front page. Idor administration f-king backwards bey wada yihin, the guy who owns the website should code the article link address to the article not the front page.. 8-)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”