Hala Joojiyo Threads with subclan names

Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Hala Joojiyo Threads with subclan names

Post by Faarax-Caytame »

Salaamu Caleykum Dhamaantin Akhyaarta Absame ee Reer Ogaadeeniya/Waamo/Nfd.

Waxaan Rabay inaan idiin sheego, Iska dhaafa Bogga aad fureysaan with a single sub-clan name , sida ( Reer Warfaa, Reer Cowlayahan, rer isaaq,etc)
Absame is Absame, Period.
Aan iska Waresano halganku meejuu marayo, Dabaqoodhiga hala caayo, Hala isku duubnaado.
Iskutashi, Midnimo, Guuuuul.
Allahu Akbar, Ogaadeeniya ha xaroowdo
camanje
Posts: 212
Joined: Mon Aug 18, 2008 11:58 pm

Re: Hala Joojiyo Threads with subclan names

Post by camanje »

hadaan islahaa ku tuur gabay la baxay JIIB ABSAME.

zuuga cawlyahan
bmk ga maxamed subeer
aashka muqaabul
baroonka bah-geri

ka noqday markaa :lol:
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Hala Joojiyo Threads with subclan names

Post by Queen_Arawello »

Faarax-Caytame aniga ma i jeeda :lol:
Faarax-Caytame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 428
Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
Location: Awaare

Re: Hala Joojiyo Threads with subclan names

Post by Faarax-Caytame »

Araweelo.. Maya Ugaaso, Ee waa iga talo, Tolka Waan jeclahay, Absame kali ah hala joogo.
And i know u mod, so inaga ilaali dadka waxaas wado inshallah
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Hala Joojiyo Threads with subclan names

Post by hanqadh »

I approve of this message....Absame waa Absame, inshallah Xornimoduna way soo ifeysaa, dhageysta radio xoriyo, Admiral maxamed cumar cismaan oo dagaalka jida hore ka yimid ayaa ka waramaya is balaadhista Jwxo iyo howlgalka cusub ey wadaan....wa bilaahi towfiiq.
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Hala Joojiyo Threads with subclan names

Post by Queen_Arawello »

Faarax-Caytame wrote:Araweelo.. Maya Ugaaso, Ee waa iga talo, Tolka Waan jeclahay, Absame kali ah hala joogo.
And i know u mod, so inaga ilaali dadka waxaas wado inshallah
:lol: I was kidding, I agree with your msg..we'll allow such topics if it serves educational purpose :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”