nadra (GB)
safia (SE)
dagan (US)
Striv (CA)
muwa2 (CA)
Diagn (GB)
Adan1 (CA)
adanm (GB)

LOGIN TO HIDE THIS BLOCK

Best way to make hilib ari?

Arimaha Nolosha Khuseeya

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Best way to make hilib ari?

Postby Monsieur » Sat Jun 18, 2011 4:56 am

boil
User avatar
Monsieur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
 
Posts: 1044
Joined: Sat Oct 23, 2010 2:44 am

Re: Best way to make hilib ari?

Postby BaastoUnit » Sat Jun 18, 2011 5:00 am

i know sida lo cuno.
BaastoUnit
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
 
Posts: 4765
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: France, Dejavu, second time here

Re: Best way to make hilib ari?

Postby Enlightened~Sista » Sat Jun 18, 2011 5:15 am

I have given up with hilib adhi, si kastoo loo kariyo wuu adagyahay. :down:

I know how to make beef really tender though, you have to slow cook it for like 2 hours. I haven't tried this method with hilib adhi though.
Enlightened~Sista
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 10840
Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
Location: Stonetown, Zanzibar

Re: Best way to make hilib ari?

Postby HELWAA » Sat Jun 18, 2011 6:32 am

Skippa wrote:Brother, don't complicate yourself. Get a slow cooker, throw in the cleaned and marinated goat meat, dump a whole lot of things in there, all kinds of vegetables, including bidingaal (aubergines) and baamiya (okra), carrots, tomatoes, green pepper, potatoes and anything else that you can get your hands on, throw in some spices (cumin, a bit of curry, ground Cinnamon and cloves etc) garlic and a few herbs like coriander/cilandtro. put it all together and go to work, let it simmer for hours and hours. On your way back from work in the evening, grab a baguette, some stuffed olives and make yourself a cold drink (crushed ice, mint syrup and mineral water) and enjoy a nice dinner.



Ma intaad cunta dabka saartid baad iska shaqo tagiy jirtey...hilibki oo hurushoobey waliga maad oo imaan? :lol:

Hilib jilcay ba aduunka ilaahy ugu necebahey...sacaad wax ka badan ha karin Korontooy.Dusha markaad in yar ku faxfaxisid eed geedo adari ku dartid..basal,toon, barbarooni tamaadhana ku shiil..xawaashka ku dar..khamuun, kaari, in yaro filfila, qorofal , in yaro hayla..ka bacdi ovinka ku tuur..halkiisa ha ku shaaxido..maxaa qarmuunkisa ku dul dhigaya. :up:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Best way to make hilib ari?

Postby HalfBked » Sat Jun 18, 2011 8:16 am

:lol:

I think Skippa was just using that as a figure of speech, to highlight how easy the whole process can be. Aniga dab ii shidan guri weligeey maba ka tegi kari. I'm a bit OCD, I check to make sure the stove isn't on at least a few times everynight before I go to sleep, I fear fire breaking out and my fire alarm not working more than I fear a break-in for some odd reason. :lol:

Maxaad ka wadaa "qarmuuniska"? Everyday kalmad cajiib badan aa la timaadaa.
User avatar
HalfBked
SomaliNetizen
SomaliNetizen
 
Posts: 443
Joined: Fri Feb 25, 2011 2:03 am
Location: Atlanta, Gawgia!

Re: Best way to make hilib ari?

Postby Cumar-Labasuul » Sat Jun 18, 2011 8:23 am

Qadhmuunkiisa/Qarmuunkiisa - the smell of it
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 11029
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Best way to make hilib ari?

Postby abdalla11 » Sat Jun 18, 2011 8:50 am

Skippa, that's how the morrocans make their Tajine, they let it simmer for hours and hours.Wax ka macaan ma jiro
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 8229
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Best way to make hilib ari?

Postby Skippa » Sat Jun 18, 2011 9:57 am

abdalla11 wrote:Wax ka macaan ma jiro
very true saaxib...waa dhag :up:

My dear sister Helwaa, hilbka marka sidaa loo dhuundhuumiyo, siniin badan ma laha and the meat falling off the bones is just the thing :lol:
User avatar
Skippa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
 
Posts: 4172
Joined: Thu May 15, 2003 7:00 pm

Re: Best way to make hilib ari?

Postby ina aadan » Sat Jun 18, 2011 10:14 am

War saliid, basal, kamsar, basbaas qaji iyo milix ku shiil ilaa 5 daqiiqo, kadibna waxad qalisaa foornada ilaa 10 daqiiqo.
Waxba biyo ha taabsin haduuna barafaysnayn, dheecankana haka dhamayn.
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
 
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Best way to make hilib ari?

Postby HELWAA » Sat Jun 18, 2011 10:15 am

Skippa

Hilibkaasi wa kii dadka ilkaha la loogu tala galey :lol: .Waa runtaayo hada dadku hilibka jilicdsan bey ka helaan..I noticed xita ducooyenka marka la karineyo hilibka aad ba loo jelciya.Lakin anigo kama helo.


Koronto.

Qarmuunka waa wixi uraya..bad smell. :lol:

Siniinta hilibka shiilan wax ka qarmuun ma jirto.Aqalka dhan bey qabsaneysa :down:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Best way to make hilib ari?

Postby Cumar-Labasuul » Sat Jun 18, 2011 10:57 am

helwa, hilib adag kama helo, wax maantoo dhan aan calaashanayo ma rabo. mid yaroo jilicsan aan xam ka siiyo ayaa ugu fiican :up:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 11029
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Best way to make hilib ari?

Postby HELWAA » Sat Jun 18, 2011 11:39 am

^^Gartey.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Best way to make hilib ari?

Postby waayeel101 » Sat Jun 18, 2011 1:01 pm

ma waxad rabta hilib iyo maraq mise hilib la shilay?

hadad rabtid hilib iyo maraq waa easy. waxad u bahantahay xawash (dhuu-dhuub, buur-buur, kamsar, toon) inta isku tun, basal baradhe iyo khudar kale iyo hilibka isku kari.

hadaad rabto hilib shilan way ka yara adagtahay ka kale. ee hablaha waydi iyaga yaqana sida ugu fican.
User avatar
waayeel101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
 
Posts: 1229
Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
Location: And my guidance cannot come except from Allah

Re: Best way to make hilib ari?

Postby HELWAA » Sat Jun 18, 2011 1:03 pm

(dhuu-dhuub, buur-buur)


:? :?
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
 
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Best way to make hilib ari?

Postby waayeel101 » Sat Jun 18, 2011 1:16 pm

HELWAA wrote:(dhuu-dhuub, buur-buur)


:? :?


ma yabtay

reer burco maxay yidhahdan xawashkas.

dhuu-dhuub= xawash hilib
buur-buur= khamuun i think
User avatar
waayeel101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
 
Posts: 1229
Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
Location: And my guidance cannot come except from Allah

nadra (GB)
safia (SE)
dagan (US)
Striv (CA)
muwa2 (CA)
Diagn (GB)
Adan1 (CA)
adanm (GB)

LOGIN TO HIDE THIS BLOCK
PreviousNext

  • Similar topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to General - General Discussions

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 29 guests