Before liberating country from shabab what qabil
Moderator: Moderators
Before liberating country from shabab what qabil
What qabil are you? expect much more of this from now on..
Dagaal Waji cusub leh oo goor dhow ka bilowday Degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose.
Soomaalinews.com 11 Aug 11, 18:30
Xili laga cabsi qabay in caawa dagaalo culus duleedka degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose ku dhex maraan ciidamada Xarakada Alshabaab iyo kuwa dowladda KMG soomaaliya ayaa warar ay heshay Shabakada soomaalinews.com waxay sheegayaan in dagaal waji aan la filayn leh ka bilowday Dhoobley.
Dagaaladan oo la isku adeegsanayo hubka culus, Midka fudud iyo Madaafiicda goobta ayaa ka dhex qarxay Ciidamada Maamulka Azaaniya oo Dhoobley ku sugan iyo ciidamo daacad u ah Sarkaal ka tirsan Dowladda KMG soomaaliya oo lagu magacaabo Col: Cabaas.
Wararka waxay sheegayaan ciidamada maamulka Azaaniya garab Militari aan caadi ahayn ka heleen Sheekh Axmed Madoobe oo horay uga mid ahaa Ururkii Bur buray ee Xizbul Islaam, laakiin hadda dagaalo kula jira Xarakada alshabaab ee jubooyinka.
Dagaalada socda waxaa ku dhintay 3 Askari oo dhinacyada dagaalamaya ah halka tiro intaasi ka badan ku dhaawacmeen, waxaana caawa aad u kacsan xaalada Degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose.
Lama oga dagaalada ka dhex qarxay dhinacyadaasi waxa ay ka bilowdeen laakiin warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya dagaalada in ay salka ku hayaan maamulida gobolada Jubooyinka oo ay isku qabteen Maamulka Azaaniya ee Kenya lagu soo dhisay iyo Ciidamo lagu soo tababaray Dalka Kenya oo uu hogaamiyo Col: Cabaas.
Waxaa laga cabsi qabaa in dagaalada dhinacyadaasi isku badalaan qaab beeleed, maadaama ciidamada dagaalamaya ay ka soo kala jeedaan Beelaha Mareexaan iyo Ogaadeen oo wada dega deegaanada Jubooyinka iyo Gedo.
Kala soco warkan oo faahfaahsan Soomaalinews.com Insha Allaah goor dhow.

- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Before liberating country from shabab what qabil
Alchemist my Somali is not the best, can you explain it
Re: Before liberating country from shabab what qabil
long story short two groups both against shabab faught each other based on qabil before they even got to shabaab.. 3 died.
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Before liberating country from shabab what qabil
Are any of them TFG alligned? Or where they independent militias?Alchemist wrote:long story short two groups both against shabab faught each other based on qabil before they even got to shabaab.. 3 died.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Before liberating country from shabab what qabil
The Kenyan trained led soldiers that hail from Mareexaan tribe led by Col Cabaas who is Mareexaan, Talxe are fighting with Ogadeen soldiers led by Ahmed Madoobe. The Ogaden soldiers are calling themselves Azania the Mareexaan soldiers got angry and kicked out the Ogaden soldiers away from Dhoobley. I was told this earlier today. The Mareexaans are the majority and have the most power. These are all TFG soldiers.Coeus wrote:Alchemist my Somali is not the best, can you explain it
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super

- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: Before liberating country from shabab what qabil
god can't darods stay united, 
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Before liberating country from shabab what qabil
Their own fault. This is a war against terrorism, we dont have time for OG´s from Kenya claiming mamool. Either they fight with Somalis against Al shabab, or they can also be treated as the enemy of Somalis. Ghandi seriusly needs to get jailed, causing troubles from Kenya.XimanJaale wrote:The Kenyan trained led soldiers that hail from Mareexaan tribe led by Col Cabaas who is Mareexaan, Talxe are fighting with Ogadeen soldiers led by Ahmed Madoobe. The Ogaden soldiers are calling themselves Azania the Mareexaan soldiers got angry and kicked out the Ogaden soldiers away from Dhoobley. I was told this earlier today. The Mareexaans are the majority and have the most power. These are all TFG soldiers.Coeus wrote:Alchemist my Somali is not the best, can you explain it
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Before liberating country from shabab what qabil
The Mareexaan generals in Dhoobley already said whoever calls themselves Azania we gonna fight them just like we are fighting Al Shabaab. They never go against their words, and sadly today the Ogadeen tried to pull the Azania stunt, but guees what the Mareexans fought them as they promised to kill anyone that represent Azania.Coeus wrote:Their own fault. This is a war against terrorism, we dont have time for OG´s from Kenya claiming mamool. Either they fight with Somalis against Al shabab, or they can also be treated as the enemy of Somalis. Ghandi seriusly needs to get jailed, causing troubles from Kenya.XimanJaale wrote:The Kenyan trained led soldiers that hail from Mareexaan tribe led by Col Cabaas who is Mareexaan, Talxe are fighting with Ogadeen soldiers led by Ahmed Madoobe. The Ogaden soldiers are calling themselves Azania the Mareexaan soldiers got angry and kicked out the Ogaden soldiers away from Dhoobley. I was told this earlier today. The Mareexaans are the majority and have the most power. These are all TFG soldiers.Coeus wrote:Alchemist my Somali is not the best, can you explain it
- DropkickMurphy
- SomaliNetizen

- Posts: 822
- Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
- Location: Xaafada Iskufilan
Re: Before liberating country from shabab what qabil
May they make peace.
- XaliimoFarax
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2936
- Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
- Location: Only words on screen
Re: Before liberating country from shabab what qabil
SMH
I guess back to qabiil worshipping.
I guess back to qabiil worshipping.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Before liberating country from shabab what qabil
Amiin, the only people that gonna take advantage are Al-shabaab, we can't let that happen.DropkickMurphy wrote:May they make peace.
- DropkickMurphy
- SomaliNetizen

- Posts: 822
- Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
- Location: Xaafada Iskufilan
Re: Before liberating country from shabab what qabil
Are you from the South?XaliimoFarax wrote:SMH
I guess back to qabiil worshipping.
Amiin indeed!XimanJaale wrote:Amiin, the only people that gonna take advantage are Al-shabaab, we can't let that happen.DropkickMurphy wrote:May they make peace.
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Before liberating country from shabab what qabil
It really isnt about qabiil on this one. Its about foreign interests. The Azania project is backed by Kenya. Kenya wishes the Ogaden to completely empty out the NFD (the whole somalis actually). The OG project is damaging to Somalia and its interests. Kenya sooner or later must be told that we do not tolerate foreign meddling, especially against the goverment.XaliimoFarax wrote:SMH
I guess back to qabiil worshipping.
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Before liberating country from shabab what qabil
I see. Do the TFG support this Azania project?The Mareexaan generals in Dhoobley already said whoever calls themselves Azania we gonna fight them just like we are fighting Al Shabaab. They never go against their words, and sadly today the Ogadeen tried to pull the Azania stunt, but guees what the Mareexans fought them as they promised to kill anyone that represent Azania.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Before liberating country from shabab what qabil
No, they don't. Azania is seen as hotel mamuul.Coeus wrote:I see. Do the TFG support this Azania project?The Mareexaan generals in Dhoobley already said whoever calls themselves Azania we gonna fight them just like we are fighting Al Shabaab. They never go against their words, and sadly today the Ogadeen tried to pull the Azania stunt, but guees what the Mareexans fought them as they promised to kill anyone that represent Azania.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 688 Views
-
Last post by sahal80
-
- 2 Replies
- 458 Views
-
Last post by galia
-
- 7 Replies
- 629 Views
-
Last post by noer
-
- 77 Replies
- 3320 Views
-
Last post by Ayatulahi_Qardamsay
-
- 1 Replies
- 524 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 0 Replies
- 12 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 28 Replies
- 2011 Views
-
Last post by Daff
-
- 4 Replies
- 581 Views
-
Last post by TarTar
-
- 68 Replies
- 4633 Views
-
Last post by The_Emperior5