Ilaahey wuxuu yiri " Qabsada xarigeyga (ISlaamka)dhamaantiin hana kala tagina"
Dhibaatada dheeraatey ee Muslimiinta heysta waa kala jabka, sidaanu la socono kala jabnaashah Muslimiinta mar dhow ma bilaaban waana soo jireen, waxaa qof walboo Muslim ah waajib ku ah siduu uga shaqeyn lahaa midnimada.
Marka khilaafka bato kooxda ilaahey badbaadinaaya waa kooxda heysata Kitaabka ilaahey iyo Sunnadii Nabi Muxammad (Naxariis iyo Nabad gelyo korkiisa ha ahaatee).
Nabi Muxammad waxaa laga wariyey inuu yiri "Ummadeeyda kuma heshiiso lumista" Waxaa sidoo kale Ibn-Cumar uu soo wariyey (Ilaahey labadoodaba ha ka raali noqdee) inuu Nabi Muxammad yiri: "Ilaahey kuma mideeyo ummadaan ineey lumaan abidkeed, Ilaahey wuxuu la jiraa meesha jamaacadu ay jirto ee raaca meesha dadka Muslimiinta ay u bataan"
Waxey ila tahy jidka kaliya ee aan uga bixi karno dhibaatada na heysataa waa inaan Kitaabka ilaahey ku dhaqanaa iyo Sunnada nabigiisa aana ku dadaalnaa sidaan Muslimiita meesheey u bataan raacno...
Wabilaahi El-Tawfiiq
Maxaa Midnimo u diidey Muslimiinta ?
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
- Alshabaibe
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1185
- Joined: Wed Apr 25, 2012 7:27 pm
Re: Maxaa Midnimo u diidey Muslimiinta ?
Dalmar1985 wrote: Waxey ila tahy jidka kaliya ee aan uga bixi karno dhibaatada na heysataa waa inaan Kitaabka ilaahey ku dhaqanaa iyo Sunnada nabigiisa aana ku dadaalnaa
Kheyr Ilahay hakaasiyo inshallah. amin
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1471 Views
-
Last post by maybe
-
- 2 Replies
- 467 Views
-
Last post by hey-loser
-
- 2 Replies
- 381 Views
-
Last post by *+*Bliss+*+
-
- 4 Replies
- 600 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 0 Replies
- 534 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 35 Replies
- 2092 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 2 Replies
- 448 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 470 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 482 Views
-
Last post by Sheikh Mustafa