Allaha u Naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Shiikh Maxamed Yuusuf Xeefoow gudoomiyihii Golaha fulinta ururka ahlu Sunna.
Shiikh Maxamed Yuusuf Xeefow ayaa saaka ay dayuurad ka soo qaaday magaalada Guriceel ee gobolka Galguud kadib markii uu xanuunsaday.
Allaha u naxariistee Shiikh Maxamed Xeefow ayaa waxaa la sheegay in uu qabay cudurka Sokorta ama kaadi macaanka.
Shiikh Maxamed Xeefow ayaa waxaa uu ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho halkaasi oo la keenay
Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead
AUN may allah grant him janatul fardowsa
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead
Sad day for Ayaanle Ceyr. May he rip 
Re: Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead
Ilaahey ha u naxariisto. Naf walba waa tii geerida dhadhamisa. 2 days ago wuxuu qabanaayey shir jaraaid maantana gurigiisa rasmiga ayuu u hoydey. AUN, Ilaahey janada haka waraabsho. Samir iyo iimaan to his family.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead
xiinow wrote:Ilaahey ha u naxariisto. Naf walba waa tii geerida dhadhamisa. 2 days ago wuxuu qabanaayey shir jaraaid maantana gurigiisa rasmiga ayuu u hoydey. AUN, Ilaahey janada haka waraabsho. Samir iyo iimaan to his family.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Breaking News: Sheikh Xeefoow is Dead
AUN
Xeefow was good man, even though i disagree with his sufinimo.
Xeefow was good man, even though i disagree with his sufinimo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 6680 Views
-
Last post by SLIM-THUG
-
- 1 Replies
- 2362 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 12 Views
-
Last post by AmalJaber
-
- 26 Replies
- 2576 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 3 Replies
- 1062 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 9 Replies
- 1385 Views
-
Last post by kadafi007
-
- 26 Replies
- 2825 Views
-
Last post by Twist
-
- 26 Replies
- 3936 Views
-
Last post by Classiq
-
- 23 Replies
- 2239 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 6 Replies
- 1465 Views
-
Last post by American-Suufi
