THe days of axmed madoobe are over

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

THe days of axmed madoobe are over

Post by grandpakhalif »

Xiisad ka tagaan Magaalada Kismaayo, kaddib markii uu xalay halkaas gaaray Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale)

Khamiis, Abriil 25, 2013 (HOL) — Xiisado ayaa ka taagan maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib markii uu halkaas xalay gaaray Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo ahaan jiray guddoomiyihii maamulkii dooxada Jubba oo halkaas horay uga talin jiray.

Col. Hiiraale ayaa la sheegay in isaga iyo ilaaladiisa ay xalay galeen gudaha magaalada Kismaayo, iyadoo dadku ay saakay muujiyeen baqdin ay ka qabaan in dagaal uu ka dhaco degmadaas.

“Inta badan goobaha ganacsiga way xiran yihiin, qof walba wuxuu dhegta u taagayaa isbedel dhici doona, magaaladuna waxay gashay badow iskeed ah,” ayuu yiri goobjooge ku sugan Kismaayo oo la hadlay HOL.

Goobjoogaha ayaa sheegay in xalay sidoo kale ay soo galeen Kismaayo illaa 80-askari oo ka yimid dhinaca gobolka Jubbada Hoose, kuwaasoo aan la ogeyn ujeedka ay u socdaan.

Inkastoo uusan jirin hadal kasoo baxay maamulka KMG ah ee Kismaayo ayaa haddana waxay dadka ku sugan degmada muujinayaan cabsi weyn, iyadoo dhawaanahanna ay degmada ka taagnaayeen isqabqabsi ku aaddan doorashada madaxweynaha maamulka Jubaland oo shirkii lagu dhisi lahaa uu bilihii uug dambeeyay ka socday degmadaas.

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jiray xiisado kala duwan oo u dhexeeya dhinacyo isku haya gacan ku haynteeda iyo maamulkeeda, iyadoo ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda ay Al-shabaab kala wareegeen bishii Oktoobar ee sannadkii hore.

Col. Barre Hiiraale ayaan weli hadlin, waxaana la sheegay inuu ku sugan yaha magaalada iyadoo aysan jirin wax hadal ah oo isaga iyo mas’uuliyiinta maamulka KMG ah weli dhexmaray.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

The JVA Prez is back :whew:
User avatar
TAATIKO
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 895
Joined: Fri Aug 10, 2012 7:46 am
Location: jubanland

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by TAATIKO »

grandpakhalif wrote:

:ducktales:

this man entered kismayo hiding behind jilbaab in a night time
asking to see his family.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by original dervish »

:lol: :lol: I swear I love this guy. :snoop:
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by MarsinQorahay »

Can't wait for the first shot and the last one, there will be some actions in the Ogaden region, southern libaan districts mainly.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by grandpakhalif »

Image
Marques
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5840
Joined: Tue Apr 01, 2008 4:30 pm

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by Marques »

The Darood wars are coming back if nothing is done to stop Madoobe.
User avatar
DANGIRL
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12793
Joined: Wed Dec 03, 2003 7:00 pm
Location: .....

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by DANGIRL »

Whatever happened to those armed guys from gedo? :lol:
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by Titanium »

Somaliman_50 wrote:The Darood wars are coming back if nothing is done to stop Madoobe.
Let's hope not.
User avatar
DANGIRL
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12793
Joined: Wed Dec 03, 2003 7:00 pm
Location: .....

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by DANGIRL »

Titanium wrote:
Somaliman_50 wrote:The Darood wars are coming back if nothing is done to stop Madoobe.
Let's hope not.
Idiots
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by Titanium »

DANGIRL wrote:
Titanium wrote:
Somaliman_50 wrote:The Darood wars are coming back if nothing is done to stop Madoobe.
Let's hope not.
Idiots
Why should I be insulted in hoping a conflict doesn't break out?
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by original dervish »

I think she was referring to the buffoon who posted above you.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by metamorphosis »

This same hiraale who is calacaling here? :lol: kuyeh onlf kicked me out! :lol:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by grandpakhalif »

DANGIRL wrote:Whatever happened to those armed guys from gedo? :lol:
They are here and stationed and ready to support their Colonel. :blessed:

[youtube]ZK1nV7KbqOw&feature=player_embedded[/youtube]
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by Nomand »

DANGIRL wrote:Whatever happened to those armed guys from gedo? :lol:
the col bought 500 men with him when he came to kismaayo, plus the other 500 sna soldiers joined him.

so he now controls 1000 men

and his old militia of 400 is still in kismaayo which he can call, total he has 1400 men.

:whew:

anyway war is not good, lets share fairly between the house of ogadeen and the house of marehan and kick out the MJ'S.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: THe days of axmed madoobe are over

Post by original dervish »

That shit won`t fly.....this is 2013..not 2003.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”