Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Marxalada Dalka iyo Hiigsiga
[youtube]watch?v=HE5_hTcXSkc[/youtube]
November 14, 2014 – Madaxweynha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu soo jeediyay uga hadlay arrimo dhowr ah gaar ahaan marxaladaha dalku ka soo gudbay xaalada hadda uu ku saganyahay iyo hiigsiga sanadka 2016.
Madaxweynaha ayaa ugu horeyn si koban u sharaxay guulaha la taabankaro ee la gaaray isagoo sheegay in ay ku guuleysteen arrimo badan oo qeyb ka ah xoojinta dowladnimada.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay muhiimada ugu jirta dalka iyo dadka hiigsiga 2016 oo uu sheegay in muhiim uu u yahay dalka islamarkaana u horseedayo horumaro kale duwan dhinac waliba leh.
Shacabka soomaliyeed ayuu madaxweynaha u ifiyay xaalada msutqabalka ee ay dowlada somaliya la dooneyso oo uu tilmaamay in dowlada ay wado qorshayaal lagu xoojinayo Dowladnimada oo ah mustaqbal soo bidhaamaya.
Madaxweynaha Soomaliya mudane Xasan Sheekh Maxamaud ayaa u sheegay dadka Soomaaliyeed inaanay niyad jebin hadii ay la kulmaan dhacdooyin mararka qaar dhaca.
Dhisida maamulada Koonfur Galbeed iyo gobolada dhexe ayuu madaxweynuhu so hadal qaaday qorshaha ay dowladu ka dmaacsanathay xiligan oo sheegay in ay doonayaan in dalka laga hirgaliyo Federaalka si cadaalad ah.
Ciidamada qalabka sida oo ah awooda dowlada ayuu madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud sheegay in uu socdo tababaro lagu horumarinayo ciidamada ayna ku tilaabsanayaan horumaro kuwaa oo soo hooyay guula waaweyn oo la taaban karo.
haleeyo mudane Xasan Sheekh Maxamuud khudbad dalku
Moderator: Moderators
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: haleeyo mudane Xasan Sheekh Maxamuud khudbad dalku
[youtube]watch?feature=player_embedded&v=HE5_hTcXSkc[/youtube]
President of Somalia Mudan Xasan Sheekh Maxamuud comfortable and confidant in villa Somalia after decades of civil unrest Mogadishu gets leader it was searching for strong confident leader with vision plans to take Somalia into the 21 century....
No longer will IGAD and UN Handicap Somali progress villa Somalia will determine where the country heads and Policy
The country progress and achievement are moving forward
- Federal State building are on track
- The Army strong and transforming
- Business booming

President of Somalia Mudan Xasan Sheekh Maxamuud comfortable and confidant in villa Somalia after decades of civil unrest Mogadishu gets leader it was searching for strong confident leader with vision plans to take Somalia into the 21 century....
No longer will IGAD and UN Handicap Somali progress villa Somalia will determine where the country heads and Policy
The country progress and achievement are moving forward
- Federal State building are on track
- The Army strong and transforming
- Business booming

-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: haleeyo mudane Xasan Sheekh Maxamuud khudbad dalku
He should be taken to court for talking about politics. The constitution defined the Prime Minister as the clear head of the Executive branch of the Federal Government.
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: haleeyo mudane Xasan Sheekh Maxamuud khudbad dalku
You should praise him and welcome him a bold leader confidant with a mandate Goal has not been in seen in Somalia since late President Aden Abdullah Osman AUNThe`Republic wrote:He should be taken to court for talking about politics. The constitution defined the Prime Minister as the clear head of the Executive branch of the Federal Government.
The country progress is moving forward scuffle in the Parliament Motion are or not will not stop the progress and plans for SFG authority to reign on entire Somali Peninsula
The Goal is close to be achieved today Government comfortably controls the the south accept middle jubba will soon be liberated ......
Your uncle baldly tried to sink sailing ship many other spoiler tried before Haleeyo Mudan Xasan Sheekh Maxamuud keeps on progressing moving the country forward ......
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 534 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 1 Replies
- 871 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 4 Replies
- 959 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 1 Replies
- 582 Views
-
Last post by Caesar
-
- 4 Replies
- 930 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 6 Replies
- 1406 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 16 Replies
- 2513 Views
-
Last post by HorseedS
-
- 14 Replies
- 1742 Views
-
Last post by CaliQase
-
- 9 Replies
- 1358 Views
-
Last post by smartyt