Waagacusub.info- Xildhibaanada taabacsan Madaxweyne Garguurte ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in Codka kalsooni kala noqoshada Ra'isulwasaaraha loo qaadi doono qarsoodi.
Xildhibaanada la safan Urur diimeedka Damujadiid waxey sheegeen in codka qarsoodi laga dhigi karo kaliya doorashooyinka Madaxweynaha iyo tan Gudoonka Baarlamaanka ,sida ku cad Dastuurka Qaranka.
Mudanayaasha taabacsan Madaxweynaha waxey Ra’isulwasaaraha ku ridi karaan cod dhan 139 Xildhibaan iyo wixii ka badan hasse yeeshee Xildhibaanada jooga Muqdisho ayaa tiro ahaan dhan 221 Xildhibaan.
Ra’isulwasaare Cabdiweli wuxuu heeystaa ,oo ka mida garabka Xagjiriinta diidan mooshinka 102 Xildhibaan,sidaas darteed hadii 221 Xildhibaan laga jaro 102 Xildhibaan waxaa haraya 119 Xildhibaan.
Xildhibaanada ka soo jeeda beelaha Raxanweyn iyo Dir badankood leeyskuma haleeyn karo waxaana dhici karta iney saacadaha ugu dambeeya isbedelaan.
Sikastaba ha ahaatee, Mooshinka xilka qaadista ma noqon mid u sahlan sidii ay qiyaasteen garabka Madaxweynaha taabacsan maxaa yeelay Ra’isulwasaare Cabdiweli wuxuu helay lacag fiican.
Olusow should either work with Yuulka or resign.
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 684 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 9 Replies
- 67 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 645 Views
-
Last post by Kramer
-
- 0 Replies
- 194 Views
-
Last post by bashe19
-
- 0 Replies
- 204 Views
-
Last post by bashe19
-
- 1 Replies
- 424 Views
-
Last post by noer
-
- 3 Replies
- 420 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 0 Replies
- 305 Views
-
Last post by bashe19
-
- 1 Replies
- 416 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 560 Views
-
Last post by Adali
