Saldhiggii afaraad oo ay AMISOM ka baxday, Garoonka Dayniile oo ay banneeyeen - Ceelmacaan Online
Saldhiggii afaraad oo ay AMISOM ka baxday, Garoonka Dayniile oo ay banneeyeen
Waxaa La Daabacay Monday, June 29, 2015,
Ciidamada AMISOM ayaa xalay ka guuray garoonka dayuuradaha degmada dayniile ee gobolka Banaadir oo ay degenayeen sanadihii la soo dhaafay.
Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay iney arkayeen Ciidamada AMISOM oo saqdii dhexe ee xalay isaga guuraaya garoonkaasi oo aan la garanayn baahida ku keentay inay ka tagaan.
Ciidamada militariga dowlada Somalia ayaa isla xalay degay garoonka degmada dayniile, si uusan Al-shabaab ugu gacan gelin, iyagoo galay difaacyadii ay lahaayeen ciidamada AMISOM ee halkaas ka guuray.
Taliyaha guutada afaraad ee ciidanka XDS Jen. Maxamed Aadan ayaa si buuxdo ula wareegay gacan ku haynta Garoonka dayuuradaha dayniile kaasoo uu gacanta ku hen jiray hogaamiye kooxeedkii hore Maxamed Qanyare Afrax.
Ciidamada AMISOM ayaa sidoo kale xalay ka guuray fariisin ay ku lahaayeen degaanka Lafoole oo ka mid ah degaanada ku teedsan wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.
Jahwareer xoogan ayaa ku dhacay ciidanka AMISOM tan iyo markii Jimcihii ina dhaafay ay xoogag taabacsan Al-shabaab cagta mariyeen xero milateri oo ay ku lahaayeen degaanka Leego, weerarkaas oo lagu dilay ugu yaraan 70 ka mid askarta Burundi.
Somali Arm force are taking over AMISOM bases As African Soldiers get ready to leave
Moderator: Moderators
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Somali Arm force are taking over AMISOM bases As African Soldiers get ready to leave
Last edited by THE_TRUTH1 on Thu Jul 02, 2015 9:50 am, edited 3 times in total.
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Somali Arm force taking Taken over AMISOM bases As African Soldiers get ready to leave
Ciidamada AMISOM oo Cabsi Owgeed u faarujiyay Deegaano hor leh oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose
Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ee ku sugnaa Gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa lasoo darsay cabsi xoogan kadib markii Al-Shabaab Weerar xoogan oo lagu dilay in ka badan 50-Askari ku qaadeen Deegaanka Leego.
Ciidamada AMISOM ayaa waxii weerarkaasi ka dabeeyay bilaabay in ay kabaxaan Deegaano katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose oo ay horey ugu sugnaayeen, waxaana hada soo baxaya in ay faarujiyeen deeganao hor leh oo katirsan Gobolkaasi.
Wararka ka imaanaya Deegaanka Ow-dheegle ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamadii AMISOM ee halkaasi ku sugnaa ay isaga baxeen, waxaana deegaankaasi hada kusugan Ciidamo katirsan booliiska iyo Milatariga Soomaaliya.
Taliyaha ciidamada Booliiska ee deegaanka Ow-dheegle Xasan Salaad ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay ka guureen halkaasi iyaga oon kusoo wargalin, waxa uuna intaa raaciyay in ay ka warheleen kaliya Ciidamada AMISOM oo Deegaanka ka guuray.
Waxa uu tilmaamay Taliyaha in Hada amaanka Deegaanka Ow-dheegle ay gacanta ku hayaan Ciidamada Milatariga iyo kuwa booliiska Soomaaliya, waxa uuna wax lala yaabo ku tilmaamay in Ciidamada AMISOM sabab la'ana ay deegaankaasi uga baxeen.
Ciidamada AMISOM ayaa baneeyay deegaano dhoor ah oo kuyaala gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana arimahaasi loo sababeeyay cabsi lasoo daristay Ciidamada AMISOM kadib weerar saacado kooban socday looga dilay in ka badan 50-askari oo ku sugnaa saldhig ay ku lahaayeen Deegaanka Leego.

Re: Somali Arm force are taking over AMISOM bases As African Soldiers get ready to leave
Those coward monkeys want al-shabaab to be back in the places they vacated. Fuckin bastards mashruuca inay usii socoto ayay rabaan.
Last edited by GIJaamac on Thu Jul 02, 2015 10:50 am, edited 1 time in total.
Re: Somali Arm force are taking over AMISOM bases As African Soldiers get ready to leave
war alshabaab hubkii burundianka bey ka dhaceen 
Re: Somali Arm force are taking over AMISOM bases As African Soldiers get ready to leave
Amisom projected departure date. 2052.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1086 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 21 Replies
- 1837 Views
-
Last post by Rebelxx22
-
- 0 Replies
- 381 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 524 Views
-
Last post by samaalenoble
-
- 11 Replies
- 1159 Views
-
Last post by Moguul21
-
- 1 Replies
- 416 Views
-
Last post by tightrope
-
- 1 Replies
- 634 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 625 Views
-
Last post by TarTar
-
- 5 Replies
- 1006 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 16 Replies
- 3306 Views
-
Last post by oxymoron