Xaabsade miu noolaa
He can piss off bk to pl he can take sahkraantoosiye with him
Moderator: Moderators
Xaabsade miu noolaa
He can piss off bk to pl he can take sahkraantoosiye with him
You pay the guy to chill in Hargeisa. He's partying with tons of Maxamed Mooge groupies like yourself. Cut off the paycheck and he'll leave.Xaabsade miu noolaa
He can piss off bk to pl he can take sahkraantoosiye with him
Abti Hadaan cay u hollodo ilaahay waa I baray si aan dhulooska u caayo, Waxba inaan cidna kusii tiiqtiiqsado ma doonayo. Adigu inan yaroo naaska hooyadii hargeisa ku jaqayaad tahay oo afqodaal ku hadlaya. sidi sididaada mooyee dhan u dhacaaga hubso kkkk. waxaan kuu sheegayaa Rayaale wuu ku saxsanaa inuu berigaas xaabsade la macaamilo waayo lascaanood dhiig badan baa ku daadan lahaa hadaanu isagu fududayn lahayn.Yusuf,
Shalaytoole baad xiniyaha u salaaxaysay'ee maad iska amuustid...
Berina haddu Hargeisa u soo noqdo, raaxlaynti idinku yiqin baa bilaabi doontaan...
Anaku beri hore baan ka dhaaranay odaygan saqajanka ah, hase yeeshe qolyihina jaarka aan nahay ee khaldamaya ee naf ka raadiya baan aad ula yaaba
Waxaad doonaysan inaad umad dhan cida metalaysa u soo xushaan, marka calcal ku dhufataan oo u yeedhan 'isxanbaar'.
Ninki jiray ba yidhi, 'Habar dhali wayday alleylehe ku walaatay'.
LooL Dhulos got 10 waji. Yaab.com
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 28 guests