Public Announcement Sumubariisi

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
HayWire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1827
Joined: Mon May 13, 2013 8:48 pm

Public Announcement Sumubariisi

Post by HayWire »

KU: Reer Somalinet

WARMURTIYEED: GOLLAHA ODAYAASHA DHAQANKA BEESHA HAG ee Smalinet.

Ujeedo: Beenin hadalkii SumuBariisi ku sheegay That he is HAG

Odayaasha dhaqanka beesha HAG ee deggan Somalinet, and from Mudug to Kismaayo ayaa waxaa ay si rasmi ah u beeninayaan hadal kasoo yeeray SumuBariisi, kaasi oo sheegay inuu yahay HAG.

“SumuBarisi, waxaa uu wataa hadal been abuur ah, waxaana uu rabaa inuu been ka sheego beel weynta HAG, taasi oo muujineysa aqoon xumada iyo bad manerska uu la dhex joogo dadka deggan Somalinet. He is not one of the HAG sons Ayaa lagu sheegay War Murtiyeedka. Waxaa kaloo warmurtiyeedka lagu sheegay, in SumuBarisi isticaamlo magacyo badan oo Mariixaanku labaxo oo ay kamid yihiin (CoolPoison, Minneapolis Mayor, Caburiye) iyo kuwo kaloo badan

Odayaasha dhaqanka HAG waxaa kaloo ay sheegeen hadii uu joojin waayo ku tagrifalka magaca HAG, in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono.


Saxiixayaasha war murtiyeedka:

HAG chairman: Abduwahab252
HAG spokesman: Haywire Bin Hagawi
HAG Central committee members: BVsnet, Blueandwhite, thetruth, Biibaaye, Geoseven, DrYalaxoow Alahiraabi and many more.

Waxaa kaloo goobjoog ka ahaa halkan marti sharaf kale ee beesha IRIR
RoobleAlwaleed and Agent447

Wabilahi Towfiiq

:ufdup: :ufdup:
Last edited by HayWire on Tue Nov 10, 2015 9:37 pm, edited 2 times in total.
User avatar
EvolSyawla
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5196
Joined: Sun Jun 08, 2014 10:59 am
Location: A woman proud of who she is cannot be made to feel otherwise of who she is not.

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by EvolSyawla »

Hahaha

What is this witch hunt?
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by GAMES »

LooL i knew he was lying about being HG.

Good job.
User avatar
HayWire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1827
Joined: Mon May 13, 2013 8:48 pm

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by HayWire »

EvolSyawla wrote:Hahaha

What is this witch hunt?
:lol: :lol: Nigga been claiming us lately, and taking shots at our neighbors. We are just setting the record straight :eat:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by DR-YALAXOOW »

Maxaa ugu diideysaa inuu habargedir noqdo ? Yaa yiri in all HG u fikiraan isku si...qof waliba waa shaqsi ms jirto isku qabiil ayaa nahay ee fikradana aan isku mid ka noqono.
User avatar
HayWire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1827
Joined: Mon May 13, 2013 8:48 pm

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by HayWire »

DR-YALAXOOW wrote:Maxaa ugu diideysaa inuu habargedir noqdo ? Yaa yiri in all HG u fikiraan isku si...qof waliba waa shaqsi ms jirto isku qabiil ayaa nahay ee fikradana aan isku mid ka noqono.
Oh shitt I forgot DrYalaxow from the list :snoop:

I will pay xaal for that
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by Hyperactive »

i thought i was the sbet judge to settle this :lol:

sumu is 40 years old sexual frustrated. Allah o sahlo woho yahayba. wa my somali follow koleyba.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by DR-YALAXOOW »

No problem brother haywire.. What mr sumubariisi did that makes ti believe that he's not HG..?
Bibaaye6828
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1543
Joined: Thu Aug 27, 2015 6:39 pm

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by Bibaaye6828 »

He was tryna start somethin with them xamar comments/threads. Filinkaas gorma laga tagay asuu hada raba inuu soo celsho. Nah he aint hg.
User avatar
HayWire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1827
Joined: Mon May 13, 2013 8:48 pm

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by HayWire »

DR-YALAXOOW wrote:No problem brother haywire.. What mr sumubariisi did that makes ti believe that he's not HG..?
Do you remember Coolpoison?

Pay attention to his threads, he takes shots at HAG in a sneaky way.
Last edited by HayWire on Tue Nov 10, 2015 9:43 pm, edited 1 time in total.
User avatar
EvolSyawla
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5196
Joined: Sun Jun 08, 2014 10:59 am
Location: A woman proud of who she is cannot be made to feel otherwise of who she is not.

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by EvolSyawla »

Can you have Allah and











Sex in the same sentence?

Lol :?
User avatar
HayWire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1827
Joined: Mon May 13, 2013 8:48 pm

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by HayWire »

EvolSyawla wrote:Can you have Allah and

Sex in the same sentence?

Lol :?
Havent you heard our resident sheikh is dating a fine Somali/Yemini Xalimo and moving to Canada. He confided in me, I shouldn't say anything :lol:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by DR-YALAXOOW »

jufo hoosaadkiisa uu HG ka yahay mr SUMUBARIISI ?
User avatar
HayWire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1827
Joined: Mon May 13, 2013 8:48 pm

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by HayWire »

DR-YALAXOOW wrote:jufo hoosaadkiisa uu HG ka yahay mr SUMUBARIISI ?
Dr he is Marixan with Saleebaan mother, but he claims the opposite
User avatar
RoobleAlWaliid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2707
Joined: Wed Apr 01, 2015 12:31 pm

Re: Public Announcement Sumubariisi

Post by RoobleAlWaliid »

:lol: :lol: :lol: rageeedi :up: :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”