Moderators: Moderators, Junior Moderators
ahahahahah naa adigu guurso odaygaan horay uma socdee. Naag bilaash ah oo bikro ah baan rabaah. meel laga helo miyaad taqaan.Sumu- Maanta I'm in a super duper good mood
AH ka dib waxaan kugu ducaynaya a woman that has the knowledge of Aisha RA, the fierceness of Sumaya RA and the steadfast of Asiya RA iyo dabeecada Inaayah.
Haye dheh
Have a wonderful day 'boowe!
Kkkkkkkk I know you are qumayo laakiin xoogaa Waa layska kaa jiidjiidan karaa camal . Haye add me dee. I want to keep in my listSumu- Wallahi I'm as loyal as they come. Besides waxaa kuma saqajaamo. I got you ta ha u baqin.
Sxb she said she is 26. Bal kudar 5 sano oo ay qariyaan. That is 31. Kajar 23 marka waa 8 over my desired age. Cajuusada wayga wayntahayInaayah, if you are at or under of Sumu's desired age for a wifie, ma adiga iyo wadaadku is biyo biyeysataan oo weesada isku dhowrataan.
Sumu and Inaayah first kiss on their wedding night.
Waa in ay isku ekaadaan. Hadii aysan isku ekayn midbaa qaainad ah. Marka waan waydiin lahaa which one ayaa ordinal ahSamu ka waran haday islaanta laftigedu make up is mariso.
Islaamaha qaar baa hablahooda iska qurxin badan oo ka xaraqo badan.
Ka waran hadad la kulanto islaan nuur calaa nuur ah iyo inantedii oo xuux ah maxaad samayn lahayd.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 75 guests