Vomiye ... bari samaadkii walahi
"Hargaysa ma imaqlaysaa hargaysa"?
"Haa jabuuti waan ku maqlayaa ka soco"?
"Waxaad soo qabataa, Aisha qushi oo ku magac dheer Heblaayo dacar, oo ah Nuux ismaaciil waxaad ka raadisaan suuqa gubanimo"
"Waayahay, ha inoo ahaato 4 galabnimo hadii la soo helo"
You havnt lived if you never used vomiye