Moderator: Moderators
Mohamed Garad (Bahrarsame), Farah Garad, Shirshoore vs Khayr Abdi (Qayaad), Abdi Garad, Shirshoore.Its a bahararsame reer cali naleye clan vs qayaad baha nugaaleed xamid ugaas. Where is garaad jamac garaad cali . And cali maraykan to solve this matter .
40 dead and 80+ injured in one dayGuddoomiyaha oo la hadlayay weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige ayaa sheegay in dad ka badan 40 qof ay ku dhinteen dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Dhumay, halka dad ka badan 80 qofna ay ku dhaawacmeen.
Dadku ma xoolaa maxay isku dilayaan .waxgaradka iyo cuqaasha dhulbahantaha kale waa inay arintan galaan oo dadka kala qabtaan.siyaasiyiinta iyo munaafiqiinta halaga ilaaliyo inay arintan galaan si dabka ugusii shidin.Mohamed Garad (Bahrarsame), Farah Garad, Shirshoore vs Khayr Abdi (Qayaad), Abdi Garad, Shirshoore.Its a bahararsame reer cali naleye clan vs qayaad baha nugaaleed xamid ugaas. Where is garaad jamac garaad cali . And cali maraykan to solve this matter .
Alle ha kala qabto!
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 22 guests