Yusuf
Moderator: Moderators
fb igu soo xidhCaasho ka ilbaxsan adoontan. Hadaan caasha la kulmi lahaa one day , hubaal gurigeeda baan ku qayili lahaa the next day . Cabaar markan ku akhriyo ee aan badeecadeeda la jiijidana toos baan isugu waafiqi lahayn in idaha iyo naylaha laysku sii daayo.
Ma hayeefb igu soo xidhCaasho ka ilbaxsan adoontan. Hadaan caasha la kulmi lahaa one day , hubaal gurigeeda baan ku qayili lahaa the next day . Cabaar markan ku akhriyo ee aan badeecadeeda la jiijidana toos baan isugu waafiqi lahayn in idaha iyo naylaha laysku sii daayo.
Age is just number. The key is the experience.Habarjeclo biiciide nus qarni jiray caasha mageyo oo 3naagood so furay oo naag filibiniyad side chickhaysta.
Ama theyusuuf oo 2005 burco kaso tahriibay oo imika labarayo side glaaska heinekenka loo cabo iyo . Kaasina inanta mageeyo. Habarjeclo miirqabta loo bahanyahay
I already spoke to that Biciide single mother. She is happy to take you but under one condition...(you need inaad dhaadhacdo) very simple.Yes it is warunta haye to biiicide oo single mother iisooraaadiya oo bugaag akhriday we do a swap. Roman nose badhikuusan iyo nadaafada iyo cuntokarinta xarif hakunoqoto And preferably I want her to have a daughter kurayahadaad steb dad u noqotiid adigu xaajiyadada oo weysada aadkala qadaanaysan bu kugu qaadqaadi. Oo kaadi kugu saydhin ileen wa nijaasyaro weynaday balaaayo lama korsado bu odayraro makahili odhanjiray. Right wing ilaabay cimriga haku dheereyo nusqarnikle na noolow
man that was too long to watch . couldn't finish it , where is the punch line?Yusuf
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 9 guests