NASIIB DARO
Miisaaniyada Ku Baxday Hawlgalkii lagu dilay Axmed cabdi Godane waxay ka Badantahay Miisaniyada 55ka dal ee afrika wuxuu ahaa Ninka Kaliya ee afrika Dron.s Diyaarad aan cidi wadin lagu dilay
Gacan Cadow Buu ku Baxay wana Geesinimo Kaneeco ma dilin wuxuu dhintay isagoo Ak47 iyo 8 Naas oo Rasaas ah 4 Babmo iyo 2 Bastoladood Laabta ugu xidhantahay (AHN)
Dadka Qaarbaa Tuug xoolaha agoonta dhici jiray ugu danbayna Kaneeco dishay Taalooyin u dhisay manjahdka Waxbarashada ku daray
Waxaa Nasiib daro ah in Axmed Cabdi godane isaaq ka dhashay oo iskaba da Taalo lo dhisee Xita Aan waxba laga Qorin waxaan ka xumahay inan marqaati ka Noqodo Qarniga 21aad Nasiibdaradan!!
Tarikhda waxay qorta markay xabashi ku dooshay xamar ninka ka saray waa imamka.