Abgaal threatens at Somaliland for Arresting Famous Tiktok star Bilaal Bulshaawi
Moderator: Moderators
Re: Abgaal threatens at Somaliland for Arresting Famous Tiktok star Bilaal Bulshaawi
Gabdhaha wa runtood wa dad gob ah lkn Iidoor gob ma aha jahilin aan ilbax ahayn oo qof shicib ah oo dhalin yar ah iska qabsanaya oo u awood sheeganaya, wale somali wali wa idiin saburaysa oo dhaqan iyo xeer xumadina qof musafur ah oo idin so hoyday iska xiraysan
Re: Abgaal threatens at Somaliland for Arresting Famous Tiktok star Bilaal Bulshaawi
remember when gobdoon u said hamaris r all guilty till proven inncocent. now u care how idor treat them
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Abgaal threatens at Somaliland for Arresting Famous Tiktok star Bilaal Bulshaawi
Meel dad waalan degan yihiin muxuu ka doonay. Fiiri gabadhan waxay wadatay Masar fasaleeti madaxa midabkiisu yahay Buluug. Nacas wasaq ah ciidanka Somaliland ka tirsan ayaa jirdil u geeystay.
Re: Abgaal threatens at Somaliland for Arresting Famous Tiktok star Bilaal Bulshaawi
It's clear that maamulka & ciidanka SL view shacabka Soomaaliya as its sworn enemy.DR-YALAXOOW wrote: Sun Sep 20, 2020 4:27 pm Meel dad waalan degan yihiin muxuu ka doonay. Fiiri gabadhan waxay wadatay Masar fasaleeti madaxa midabkiisu yahay Buluug. Nacas wasaq ah ciidanka Somaliland ka tirsan ayaa jirdil u geeystay.
- barbarossa
- SomaliNet Super

- Posts: 5568
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Abgaal threatens at Somaliland for Arresting Famous Tiktok star Bilaal Bulshaawi
Special units from the highly trained Abgaal Hostage Rescue Operations (AHRO) are now on the final stage of launching a clandestine operation code named, Free Bilaal Bulshaawi.
Re: Abgaal threatens at Somaliland for Arresting Famous Tiktok star Bilaal Bulshaawi
hayeey reer Budhcadland n yalaxow r coming. khalaas idor wey u dhamaatay
Re: Abgaal threatens at Somaliland for Arresting Famous Tiktok star Bilaal Bulshaawi
Maxkamadda Hargeysa oo xukun ku riday Bilal Bulshawi
Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa xukuntay in la musaafuriyo wiil caan ka ah baraha bulshada oo muddo ku dhaw laba bilood ah, halkaas ugu xirnaa sabab la xiriirta muuqaal uu duubay.
Maxkamadda waxey maanta bilaal ku riday xukun ah in muddo 48-saac ah uu uga baxo deegaanada Somaliland, waxaana laga soo musaafurin doonaa magaalada Hargeysa iyadoo lagu celin doono magaalada Muqdisho.
Bilaal Bulshaawi wuxuu ku eedeysnaa inuu u gafay Somaliland kadib markii uu maqaaxi ku taala magaalada Hargeysa ka dalbaday shaax lagu sameeyay midabka calanka Soomaaliya.

- IRONm@N
- SomaliNet Super

- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: Abgaal threatens at Somaliland for Arresting Famous Tiktok star Bilaal Bulshaawi
Yes I heard he was released and deported back just as they arrest Qamar Sugaani the next day. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 4596 Views
-
Last post by kambuli
-
- 7 Replies
- 996 Views
-
Last post by AgentOfChaos
-
- 24 Replies
- 1569 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 5 Replies
- 1168 Views
-
Last post by farxantdv
-
- 1 Replies
- 566 Views
-
Last post by Zoomalia4Kucks
-
- 1 Replies
- 6055 Views
-
Last post by tightrope
-
- 60 Replies
- 8576 Views
-
Last post by original dervish
-
- 17 Replies
- 174 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 8 Replies
- 1954 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 0 Replies
- 505 Views
-
Last post by cyanide