Moderator: Moderators
It's clear that maamulka & ciidanka SL view shacabka Soomaaliya as its sworn enemy.Meel dad waalan degan yihiin muxuu ka doonay. Fiiri gabadhan waxay wadatay Masar fasaleeti madaxa midabkiisu yahay Buluug. Nacas wasaq ah ciidanka Somaliland ka tirsan ayaa jirdil u geeystay.
Maxkamadda Hargeysa oo xukun ku riday Bilal Bulshawi
Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa xukuntay in la musaafuriyo wiil caan ka ah baraha bulshada oo muddo ku dhaw laba bilood ah, halkaas ugu xirnaa sabab la xiriirta muuqaal uu duubay.
Maxkamadda waxey maanta bilaal ku riday xukun ah in muddo 48-saac ah uu uga baxo deegaanada Somaliland, waxaana laga soo musaafurin doonaa magaalada Hargeysa iyadoo lagu celin doono magaalada Muqdisho.
Bilaal Bulshaawi wuxuu ku eedeysnaa inuu u gafay Somaliland kadib markii uu maqaaxi ku taala magaalada Hargeysa ka dalbaday shaax lagu sameeyay midabka calanka Soomaaliya.
Return to āPolitics - General Discussionsā
Users browsing this forum: No registered users and 18 guests