Postby sahal80 » Mon Sep 28, 2020 1:37 am
opportunity once in a lifetime الفرصة تاتى مرة واحدة فى العمر
Rooble uma baahna ila meerayso cid tuuri karta ma jirto dastuuriyan 6 bilood ka hor dawlad afar bilood u hartey ayada dhan marka haduu isbadal rabo and to buy time so he can be a candidate hada cabinetkiisa haka dhigo new faces 90% hadii kale waa u dhamaatey hadii wajiyadii hore soo noqdaan. war cad soo maaha. xabad xabad afarjeenlo sida sodon jir sodan million heesta iyo mahad salaad(,wasiiru dawlo) waxba ma badali karaan.
it looks like Rooble is following/will follow the road map laid out by Farmaajo and FMS leaders because Farmaajo has learned a lesson from Kheyre who played him and it was too late. he feels like if Rooble asks more time he may be playing if he gets more game time. this is why Kheyre is the man who accomplished the Job no wonder why he has taken office from Mahdi Mohamed Guled
according to my sources Roble would like to get two more months till march and he asked waare to postpone Hirshabelle elections and wait from him to buy more time but yesterday the technical committee arrived Jowhar after securing some funds from mahdi kkkkk
Waare markii hore wuxuu noo sheegi jiray inuusan mardanbe isa sharaxayn laakin ayaantaan bahasha macaankeeduu dareemay madama FMS leaderka soo noqdeen oo uu isleeyahay Farmaajo waa ku daayey waxaa laga dareemaya inuu ka faaideysan rabo jawiga kala guurka ilaahay kama dhigo taas. asagaa soo saaraya xildhibaansda federalka marka inuu jooga waa u saxiixayaan. hadii qoorqoor pm ka haley bililiqadii dhuusamareeb3, waare waxaa moodaa inuu kursigii Hirshabelle ganiimo u helay.
Xildhibaanada Hirshabelle ee federalka asagay u baahanyihiin marka taageereey siiyeen kulankoodii usbuucii tagey. murashsxnimada waare maaha some thing confirmed laakin oloo saas ah ayaa lagadareemayaa.
dhinaca kale resolving JL stalemate is underway marka inkastoo FMS soo xulayaan delegateska ahmed madoobe wali ma maamulo gobolka Gedo. in Doorashada JL la boobsiiyo ay Farmaajo dan ugi jirtaa ka hor heshiiska maybe by december.
already we had yesterday alot of candidates. some from hiiraan for aqalka sare.