Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Here's all you want to know about Rooble

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Here's all you want to know about Rooble

Postby sahal80 » Tue Sep 29, 2020 11:10 am

Horta ninkaan waa nin iska miskiin ah, shaqsi ahaan ma xuma waa nin dabeecad wanaagsan, There is a little bit HAGism in his blood. Laakiin dhibka jiro ayaa waxay tahay waa nin dhaqaalo ahaan reer tabareed iska ah, wali aan nolosha qaybta basic ah soo xalinin. Ninkaan waxuu UNka ugu shaqaynaayay P3 level oo uu mar dhaw ka gudbay oo waxuu hadda ku cusbaa p4 level. Waa darajo hooseeyso. Dabaqadda siyaasiyiinta marka loo fiiriyo ninkaan dabaqad hoose ayuu ku jiray oo ay Farmaajo iyo Fahad ka soo qaadeen, ayagoo uga dan leh inuusan damcin oo uusan u tartamin madaxwaynenimo. Sidoo kale inuu dagaal iyo buuq uu iska ilaaliya oo uu lacag sameeysi iyo sidii nolosha qaybta hoose uu uga soo baxi lahaa uu xoogga u saaro. Waxaa keenay isaga Fahad iyo Muudeey iyo mid shiikhaal Qudub ah oo la dhaho Abuukar Buubaaye. Buubaaye waa isku xiraha mashaariicda Qadar iyo madaxtooyada. Waxaa adeer u ah Dr. Ali Abubakar Ahmed. Aaasaasihi Jaamacadda Muqdihso iyo madaxa Al-islaax.

Mucaaradka iyo PM Robole marka ay kulmeen waxuu ku dhahay : Aniga waxaan idiin balanqaadayaa in aan la idin ku xad gudbin ka Hawiye ahaan, oo sidi hore aysan dhicin weerar, xadgudub, iyo safaro dad loo diido, taas ma dhacayso, laakin waxi siyaasad ah goonidiina u shaqaysta wax xiriir siyaasadeed idin lama gali karo laakin in aan la idin ku xad gudbin ayaan idiin balan qaadayaa.

Hadii aan shaqsiyadiisa u laabto Rooble waxuu ahaa mucaarad aad u xanta Farmaajo iyo Khayre labadaba muusan jecleeyn laakin Khayre ayuu sii necbaa sababtoo ah aad bay isu yaqaaneen waagii hore laakin marki Kheyre PM laga dhigay si xun ayuu ula dhaqmay hal mar ayaa nin dawlada ka sgaqeeya si dhib leh ku kulansiiyay, mar kalana shaqo ayuu xafiiskiisa u tagay. messageyo badan ayuu u diri jiray laakiin halmar uma jawaabin hadda isagi ayaaba PM ah maanta, Khayrana wuxuu ka tuugayaa inuu xafiiska asaga kala wareego! waa iska xaal adduun :lol:

Taariikhdiisa haddaan ka hadlo waxuu ka yimid markiisa hore wadanka Sweden. Early 2000s ayuu Xamar tagay. Waxuu la saaxiibay Damjadiid through Guuleed. He was not Damjadiid persay but he was Damjadiid associate.
Marka waxaa dhacay marki Xassan Sheekh madaxtinimada u tartamaayay 2012, ayuu Xassan sheekh saaxibadiis lacago qaaraan ah ku kala qoray. Waxuu u baahnaa lacag uu kaambeeynka doorashada ku galo. Rooble waxaa ku soo aaday US $2000 inuu bixiyo. Robole wuu diiday, waxuuna ku dhahay Xassan Sheekh ninyahoow madaxwayne ma noqoneeysid ee anaga culeys hana saarin. Waxi markaas ka dambeeyay Damjadiid weey tuureen. Marka Damajadii mar hore ayeey kala hareen.

waqti ma jiro wuxuu ku shaqaynayaa roadmapka aftarta bilood ee degsan intaasna xoolo kuma heli karo hadii uu is badali lahaa oo Farmaajo ka hor imaan lahaa. Laakin hadda waa nin iska daruufeeysan oo lacag inuu sameeyo u soo jeedo. Money is more important for him than politics. Hadda mucaaradka waxay ka shaqeeynooyaan in la dhiirigaliyo, soo dhaweeyn loo muujiyo oo Fahad iyo Famraajana lagu dir diro, xataa la galiyo hami ah inuu madaxwayne noqon karo oo meesha ka kaco laakin aniga pmk wal wal iguma hayo guusja waxaa keenay Kheyre iyi FMSka mar hadii doorashada doorasha baarlamaanka november bilaabanayso. Gudiga Farsamada ee doorashada Hirshabelle ayaa jadwalkooda soo saaraya waxay aheed inuu baarlamaanka 12 oct speaker yeesho 17kana madaxweyne cusub laakin lacagta oo ka soo daahday waxaan filaa in doirasha hirshabelle dhamaato oct ilaa bilowga nov kadibna soo xusho xildhibaanada aqalka sare ee federalka in mid november.

our messiah and Nuurcade was Kheyre who ruled out extension in dhusamareeb2

waxaan taageersanahay fikirka Abdi wali gaas in wasiirada hada howsha sii wadaan si aan loo daahin

sida la sheegaayo wajiyadii hore ayaa soo noqonaya xataa laga yaabo goodax sidoo kale jamaal, khadiijo diiriye

i have no worries at all.

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Here's all you want to know about Rooble

Postby Kees70 » Tue Sep 29, 2020 11:30 am

Sahal you very correct, anyone can tell that PM Roble waa miskiin and not like those af mishaars CCS iyo Sheikh shariif iyo HSM, the way i see Roble is that he is just a face for fahad yaasiin iyo farmaajo and nothing more.

I hope rooble doesnt embarrass us Sacad with stoognimo0 like Kheire embarrassed murursade.

Farmaajo regardless how high he jumps, he will either go by Feb 2021 or he will go by force by the way of Bullet and so will that qatari rat fahad yaasin!

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Here's all you want to know about Rooble

Postby sahal80 » Tue Sep 29, 2020 11:55 am

Sahal you very correct, anyone can tell that PM Roble waa miskiin and not like those af mishaars CCS iyo Sheikh shariif iyo HSM, the way i see Roble is that he is just a face for fahad yaasiin iyo farmaajo and nothing more.

I hope rooble doesnt embarrass us Sacad with stoognimo0 like Kheire embarrassed murursade.

Farmaajo regardless how high he jumps, he will either go by Feb 2021 or he will go by force by the way of Bullet and so will that qatari rat fahad yaasin!
:up: Ustad don't worry every thing is fine atleast he will not be used against HAG he said suuqiina gala xorbaad tihiin. maxaaba harey? waxba maharin xoogaa jeebkiisa ha kuusto.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Here's all you want to know about Rooble

Postby sahal80 » Tue Sep 29, 2020 5:49 pm

trainka siyaasada waaba dhaafay rooble caawaa waxaa laga hadlayay detailskii heshiiskii la gaarey. waxaa ka mid ah labada meel oo doorashada ka dhaceyso state kaste yaa magacaabaya?




Xog waxaan helay in acting cabinetka 80% soo noqonayaan sida khadiijo diiriye wasiirada haweenka iyo xuquuqul insaanka markaan

dhinaca madasha wax kama imaanayaan laakin rag ka baxay baa laga yaabaa sida Abdullahi Nuur sodan jir sodan million heesta waa harti Abgaal iyo wasaarad kale in loogu daro Abgaalka
wasiiru dawlaha ceyr HG waxay u badan tahay Cabdixakiim Maalin oo ahaa xooghayihii Himilo Qaran. waxaa buriyay Shariif markuu ogaadey inuu hoos fahad kala shaqeeyo

murusade waxay u badan tahay dhuxulow

Goodax waxay u badan tahay inuu soo noqdo.

jagooyinka wasiirka gudaha waxaa loo badinooyaa abgaalka laakin waxaa la leeyahay in goodax laga dhigo waa suuragal abgaalkana amniga halka ruwaayad kale dhaheeso abgaalka gudaha iyo federaalka mursadane amniga goodaxna booskiisa hada sii hayo laakiin waxaa goodax loo arki karaa nin doorashada maamuli kara saasna wasiirka gudaha loogu dhiibo. sadexdaas scenarios waa suurtagal.

i dont like godah in this Govt but i used to like him between 2011 as planning and cooperation minister and 2014 as interior and federalism minister he safed us from joining other regions now if he becomes again the interior and federalism minister he will empower us in Hirshabelle and create Banaadir State for Abgaal.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests