Cudurka gala fardaha hadii laga gubo dameer dawada lama gaarayee, weli wa qaribaaad.
Shillinka la leeyahay hala socodsiiyo waa wada false, waa xaashiyo A4 ah oo foto copi lagu rogay Aaranjaan baa sameystay, ayagii ba layiri xal keena Faroole wuxuu leeyahay bangiyaga iyo ganacsatadu waa iney qaatan, xaashiyo faalse ah yaa qaadanaya?