goormaan waxaan ka hadli jiray april 2020
waliba he had chance of forming national unity government laakin tuke calaf maleh caanaha wuu iska daadin inta gees saxanka uga istaago wax walbe inuu boobuu rabay.
aniga murashac ma qabo gooni ah laakin wacaan taageersanahay wixii federalism aaminsan, ka fog saameynta qabiilada yaryarka ah ee gadaal wax ka maamula.
ok 13 cisho aa hartey wax diyaarsana maleh haduu mooge waqtiga ka dhacana no one will be wasting their time on an illegitimate president. mucaaradka iyo PL iyo JL iyo most mps ayaa qorshaha in baarlamaanka hal sano loogu daro si madaxweyne ku meel gaar ah u doortaan karkarinaya. Beesha caalamka waxay talada ku wareejisay FMSka iyo oppositionka, Mooge ally lafta gareen baa raba inuu wixii qoorqoor ku fashilmay gogosheeda dhigo baydhabo on behalf of mooge laakin JL, PL and mucaaradka iyo beesha caalamka waxay rabaan Xalane/Mogadishu inuu ka dhoco shirka si beesha caalamka ay goobjoog uga noqoto oo cadaadis ku saarto markaas qorshaha in baarlamaanka hal sano loogu daro hadii la isku mari waayo waxa lagu muransan yahay. mucaaradka iyo JL iyo PL hadafkooda waa gaareen waana in Mooge waqtiga saas looga dhameeyo who will be wanting now to negotiate with a former president? filinku waa iska cadyahay!
hadaba yaa ku guuleysan kara halkaas sano?
baarlamaankaan waxaa aad ugu xoogan damjadiid iyo daljir iyo Kheyre allies and some independent mucaarad folks like Goodax marka guud ahaan waa dhexdhexaad mana aha pro Qatar mana aha Pro UAE waa pro Turkey
Damjadiid hadeey timaado waa HG sida guuleed, hassan sheekh is just their front man, Daljir is more dominated by Murusade they could support Kheyre instead of Sh Shariif.
Abgaal candidates have less allies this time besides having Banaadir and Hirshsbelle i think mooge jugta ugu weyn uu uga tagay waa taas some clans will not vote for them for that reason including their hirshabelle partners. Somalia ma Abgaal baa leh aa imaanee?
however sh shariif this time has big support from Djibouti, Kenya and Egypt he just needs allies besides his $$$ and dont forget he faces competence from other Abgaals like dahir Geele, Abdulkadir Osoble so within abgaal r not united
Kheyre has money he can pay $50k for each mp but he was part of the nabar iyo naxdin regime he has money an ex allies aka HAG nabar iyo naxdin mps and some dir and waqooyis and Daljir also deni is close to daljir piliticians. Kheyre is closser to PL than Shariif who is allied with JL and anyone PL backs will have more chances. HIPS conference in Garowe was just to make alliance with Deni
Deni will be a candidate after a year but the guy he backs now may appoint him as interim president
Deni is pro UAE ex Damjadeed ally
ma sheegi karo qof laakin groupyadaas ayaa jira
Dabcan Mooge has no chance here even if he tries bc all want a change that is the point
kkkkkk meesha fiiri "wallahi billahi al cadeem" this crazy still followes me around. he later called "kheyre your messiah" some how he thinks hawiyaha ay ka dhex qaraaban karaan inaan nahay kkk
"You hate that man Kheyre and his Murursade cojones oo booski caatada ka tuuray. WAA ku DHAARAN KARAA MAGACIISA XATAA INAY KU GUBTO
Secondly
2. HE WILL NEVER, NEVER, NEVER, NEVER BETRAY FARMAAJO.
I mean NEVER.
Take that to the bank."
Kheyre wallahul cadiim Farmaajo waad kasii necebtahay and news flash KHEYRE WILL NEVER RUN.
You can act like a 14 yr old girl oo timaha ruxays.."oh wow, he is going to ask me out NEXT MONTH" and then "OH....LIKE. .DON'T WORRY, BY SUMMER I SWEAR...."
And then by next NOVEMBER
"YOU GUYS ARE....JEALOUS, YOU'LL SEE BY NEW YEAR EVE."
War nimanka sow XINIINYO ma lahaan jirin. Goormaa filim Hindi nalagu dhex beeray "
waa inuu "mooge no going anywhere"
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=400001
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=400190