i was between 8 and 9 and now im at 39 years old heading to 40 and after that im going down to odeynimo iyo waji kaduudsan!
wadamada khaliijka oon ku soo korey(left Somalia at the age of 11)maanta waa ka qurxanyihiin europe aduunka waa tagay waxba kamaanan dheefin 1991 laakin hadii wax laga bartey waa inaan kaligii taliye mardanbe wadankaan lagu deynin hada kadibna la iska ilaaliyo dadka xilka qabanaya. waa nasiib daro in Mooge isku dayo inuu wadadii kali talismimada ku celiyo iyo inuu xukunka boobo. saas ooy tahay SL waa tashatey, PL waa tashatey, waxa tashan la, waa dadka Xamar dega xalkana meel kale kama imaanayo ilaa ay taladooda gacanta ku qaataan wadankana inta kale u dhaafaan sida ay rabaan. Dagaalkii dictator siyaad barre lagu riday wuxuu ka biloowdey tuuladaas feerfeer ethiopa hoos tagta ee Farjano oiy beesha hawadle degto. Hotel guuleed ayaa odayaal beesha ah oo isugu tagey late 80skii goaamiyeen in saraakiisha beesha itoobiya loo diro oo hiiraan laga xoreeyo waaxaa ka mid ahaa saraakiishaas Col farah gubadleey oo ka muuqda sawirka asagoo taagan living roomkii siyaad barre waa ninkii ka furay Farjano 100kii hormo ee ugu horeysay USC waxa kale gadaal bay kaga soo biireen sida Col shabeel iyo Gen caydiid. Dabcan waa jireen siyaasiyiin ka tirsanaa SNM iyo xoogaa ciidamo hg iyo xawaadle oo SNM ka tirsanaa sida Cali wardhiigley oo murusade agaa laakiin ciidankii ugu horeeyay ee USC oo jabhad gooni ah wuxuu ka bilowdey farjano meeshaan uu Gen caydiid ugu yimid USC gooni ah oo Hogaamiye bas ka maqan yahay. in otherwords USC hiiraan ay ka bilaabatey buuloburdena waxay xureysay november 1990 magaaladii ugu horeysay ee Somaliyeed siyaad barre gacantiusa ka baxda. weeraro badan kadib dhanka xadka waxaa loga aamiyay in gudaha la galo oo qabiil walbe shufto sameysto anagaana ugu horeynay oo buuraha wadada galnay halkaas oo ka xoreynay dhul badan.
maanta waxaa la joogaa outskirts of Baladweyne and kaaraan NOT ethiopia sababtaan oo keentay inay beesha caalamka no for Mooge boob dhahaan. Xaqiuqada Somalida waa il baxeen maanta cid qabiil mooge ku taageeraysa waa yaryihiin dadka diiday waa PL iyo JL lama dhihi karo gadaal ayaa loo noqon xataa haduu dagaal dhaco. waxaa Somalida ku qanceen habka federalismka waxa la isku hayana waa المسلمون على شروطهم war aan xeerkeena iyo heshiisyadeena ku dhaqano.