Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Rebelxx22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 457
Joined: Sun Jul 25, 2021 11:04 pm

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

Postby Rebelxx22 » Thu Sep 16, 2021 8:29 am

Seems like our former friend Gubbet has become seedyare

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

Postby Seedyare » Thu Sep 16, 2021 5:08 pm


Faa'idada qabyaaladii bulshooy, qaran jab weeyaane
Nimuu qiil u bixi waayay baa, quud ku day-daya e





Sahal hawiye-is-mood iyo ninkan kale ee Ogadeen ma tihid ila hoos ordayoow :lol: Bal tixdan kore dhagaysta idinkaa qabyaalad iyo qoqob sharaf u moodaye .
Last edited by Seedyare on Thu Sep 16, 2021 5:35 pm, edited 1 time in total.

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

Postby Seedyare » Thu Sep 16, 2021 5:33 pm

Laga yaabaa in aad is leedahay ,muxuu seedyare uga gol leeyahay naqdinta qabyaalada isagoo ah qabyaaliste anaga nala mid ah. Horta anigu dood qabiil waan galaa,ku kaftama mararka qaar , kuna karbaashaa qofkii aan markaa is hayno balse mid baa iga xaaran ah ;

Dalka,diinta iyo danta guud ee Umada Somaliyeed marna qabiil daafac dhaafsan maayo.Anoo maslaxo guud ayyidi kara meel hose haaban maayo :som: :up:

Waa kan Abwaan Shube aan is leeyahay waa dhaxal abwaan oo maanta nool ,Maansa-yahan foolaad ah oo si xeel dheeri ah u qeexaya Qabyaalada,Saamaynta xun ee qabyaalada iyo waliba in ay dulmi tahay qabyaaladi aan diinta Eebe boos ku lahayn.


Qabyaaladi waa dareen
Wax dux iyo daawo maleh
Ka daran duumiyo xanuun
Ka daran cuduradan wax dila
Ka daran oo daawo maleh

Bulshada way doorisaa
Waxay dellegtaa kasmada
Waxay dumisaa hannaan
Waxay damisaa ilays
Xaqay la dagaalantaa
Dulmiga waw hiilisaa
Waxay ka didaa cilmiga
Waxay dugsataa jahliga
Qofkeeduna waa dagaa

Haday leedahay wax dan ah
Rabbaa noo diri lahaa
Diintay ku caddaan lahayd!



User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

Postby sahal80 » Thu Sep 16, 2021 5:41 pm

Seems like our former friend Gubbet has become seedyare
:dead: OGka waa labo nooc; kuwo seedyare oo kale ah oo focuska Ogadenia saara oo aaminsan dawlad dhexe ee Somalia oo xoogan oo ay dabada lagalaan sidii tii siyaad barre oo uga dartey shacabkaas markey ka dhigatey jeysh iyo base ay isku ilaaliso oo dajisay dhulkii hawiyaha iyo isaaqa waxaana taa u daliila markii ay goosteen siduu durba siyaad barre u dhacay

iyo kuwo aaminsan in Somalida ayba Somalinimadooda ogoleen oo raba inay siyaasada Somalia ka saameeyaan dawladaha dariska ah ay u badan yihiin sida Maamulka JL

Seedyare wuxuu ku celceliyaa hawadle hawiye maaha laakin xaqiiqada inta aan hawiye ka helno Ogaadeen daarood kana heli karo kaliya waxay ka shaqeeyaan JL. madax badan oo Daarood ah baa dhaha waa itoobiyaan somali maaha looma dhiibi karo PMka sida Xuseen Xalane oo xassan Sheekh ku dhahay markuu faarax Cabdulqaadir u keenay " saaxiibkey aa tahay laakin tolkaa aa ku diidan"

:dead:

Seedyare

waa ka xumahay sxb inaan baxarkaaga markale isku furay nakala weeci imboow aniga farmaajo qabiil ugama soo horjeedi markaan kuleeyahay faqash waa ninka asagoo Xamar dhex fadhiya leh "waxaan shaqadii ka fariisiyay raysulwasaarihii" ma siyaad baraa? oo meel ay dastuur uga taala jirin. hawiyaha mooryaanta lagu tilmaamo ayaa si gobonimo leh macangagaas faqashta ah ula dhaqmaya oo warkiisa qaar soo dhigaya qaarna jaraya sida wiiftooyinkiisa kawaran haduu awood asaga u lahaan lahaa? kurti ma soo daayeen. ciidamadii xamar qabsadey ee noqdey markii ay bareen inuu qoriga bas kaga noqon karo mudo korarsi ayagoo awoodey inay toos uga tuuraan ka waran? hada caawa waxba kuma qaadaneyso inay xoog ku saaraan laakin waxaa la ilaalinayaa sharciga iyo diimoqoraadiyada waxay leeyihiin yaan la dhihin madaxweyne somaliyeed baa xamar ku dhintay sida goodax dhoho. waxaas waxma kuma darsan karno. Salam.

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

Postby Seedyare » Thu Sep 16, 2021 7:10 pm

sahal

Saaxib waxaad la mabda' tahay Sanbalooshe.Waana runtay oo waxaa tahay Xawaadle Hawiye isu mooday oo qabyaalad la buka.

1.Sida adoo dagaalkii 91ka guul ka sheegta ayd Darood ku colaadisaa card-ka faqash
2.Waxaad taageertaa qolyaha Xamar ku handada madaxda Somaliyeed
3.Waxaad mabda' wadaagtaan DAAHIR CALASOOW (qabyaaladii oo soo foolxun ayd badheedh u taageertaaa)
4.Qoloda yar aad ka dhalatay ayaaba mawjado qabiil ku furan yihiin blse waxaad moodaa in aad hawlihiina aad ka mashquushay.Reeraha aad is haysaan maanta hadaan qaar ka xuso

Mudulood baad kula hardamaysaan Hirshabeele
Dir baad dagaal iyo qabyaalad cad ku weerarteen
Habargidir waxaad isku haysaan matabaan
Daarood inkastoo aydaan isasa soo gaadhin hadana agtodaa sumcad idin ma taalo .Waayo Hawiyhii dhaladka ahaa ayd guxooda ka dheeraysaan.Daliilku waa adiga iyo sambalooshe oo qabyaalada sad ku raadsada.


Taa ka soo gudub, Ogadeenka labo ayd u qaybisay blse waxaad iloowday qaybta sadexaad ee ugu muhiimsan marka Somalia la joogo ;waa Ogaadeenka deegaanka rasmiga ku ah Bakool iyo Jubaland.Waa niman saamiga xawaadle mid ka wayn ku leh Somalia .Ogaadenkan ree Somaliga ah waxay taageeraan Somalia oo wax noqota ,iyana deeganadooda ay ku helaan matalaad iyo cadka ay ka mudanyihiin saami-qaybsiga qaran :som: :up:

Ogadenka aan anigu ku jiro ee Somali galbeed ama Ogaden region u nisba sheegta ,waa sidaa sheegtay dawlad awood leh oo Soomaliyeed rajo iyo fursad iyo waliba sharaf ba way noo tahay. QAXOOTIGA aad sheegayso ee deegaanada Hawiye iyo iidoor usoo baqday 80kii waxay ka dhalatay fashilka guud ee ka dhashay natiijadii dagaalkii 77.

-Ogaadeen maatadiisii ayaa lagu kor dagaalamay,deetana waa loo soo baneeyay iyadoon dhib mooyee waxtar aan loo galin.
-Intaa laguma dayn e Ogaadeenkii Dergiga iyo macaluusha kasoo qaxay lama gayn deegaanadii Ogaadenka ree somaaliga ay daganaayeen.Lama gayn Afmadow,bakool iyo dhul waynaha waamo

Siyaad Barre reerihii Ogaadeen dhulal shisheeye ayuu ku kala firdhiyay.Taasi waxay keentay Xawaadle iyo Iidoor cuqdad Daarood qabay ama kacaanka xarash wayn u hayay in ay qaxootigii Ogaadeen xasuuq ba'an u gaysteen iyagoo leh DULKANAGAA DAD KALE LAGU BEERAYAA .TACADIGII JALALAQSI IYO Ban-BALAAYO WAA QAAN IDINKU MAQAN.

Warkii oo kooban, haa waan rabnaa Somalia dib u curata oo cagaheeda ku istaagta .Qaranimada Somaliyeed oo dib loo helo waa noo muhiim blse qax dambe ku imaan mayno tuulooyinka beesha yar ee Xawaadle :lol: hada anagaaba dawlado ah .dadka iyo xiliguba wuu is badalaa :up:

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

Postby SultanOrder » Fri Sep 17, 2021 11:27 am

sahal

Saaxib waxaad la mabda' tahay Sanbalooshe.Waana runtay oo waxaa tahay Xawaadle Hawiye isu mooday oo qabyaalad la buka.

:shock: :lol:

User avatar
TarTar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1555
Joined: Sat Feb 08, 2020 10:37 pm

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

Postby TarTar » Fri Sep 17, 2021 11:48 am

:win:

y this nigga still begging sahal? :russ:

shouldn't he go back to plotting all the unanswered asswhooping idoor gave to tribe. after cagjar they should be renamed from reer isak to reer yishak like amhara pronounce that name

Seedyare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 547
Joined: Wed Nov 13, 2019 6:37 am

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

Postby Seedyare » Fri Sep 17, 2021 1:22 pm

:win:

y this nigga still begging sahal? :russ:

shouldn't he go back to plotting all the unanswered asswhooping idoor gave to tribe. after cagjar they should be renamed from reer isak to reer yishak like amhara pronounce that name

Cabdi Hurre ,ciidagale poet, lived in Yemen but received the news on Ciidagala massacre .He then recited a painful baroor-diiq gabay .below is an excerpt of the poem.

Maantana tolkaan ku camirraa, cawdu ma u duushay

Cali iyo Haaruun miyaa, gabal Isaaq ciilay

Cabdi Bari miyaa go'ay sidii, madag cuf loo waayey

Ma canbaar-cadkii baa la jaray, curaddadii Iido

Caleen jilicday saw Reer Gobdoon, caawa kama liito

Cabdi Ciise caal saarriddii, Ciise iyo Iidle

Ma carsaanyo jaban baa raggii, caaradka u joogtay

Carfigii miyaa layga ridey, calankii guudkayga

Ma carjabay shisheeyuhu baguu, caawa lee yahaye




In other ciidagala massacre ,Qawdhan ducaale recited a baroor diiq gabay seeking help from all corners of iidoor tribes


Waayadanba dhuug baan xidhoo, dheg iima noolayne

Anun baa dhabriirayee rag waa, dhalasho raacaaye

Maan gabay dharaartiyo dayaxa, dhayda ka caddeeyo

Abtirsiimo lama dhumiyee, dhamacda maan oogo

Maan dhammaan Isaaq kula dhex dhaco, waa dhambaal culuse




another calaacal gabay of Qawdhan

Habar Yoonis beyr baa ku dhigan, baraqnuglaantiiye

Hablihii baroortee raggii, Arab miyuu baashan??

Mise toodu haw baaliddee, budulkanay qaadi

Ma burburay baryahan Reer Cabdigu, baalka waa sidaye



Ree Isaaq are the reason why ciidagale are langaab today and why Sacad muuse are ashamed with timid and womanish nature because they never proved themselves in a raid or at the battlefield :) :up:

User avatar
TarTar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1555
Joined: Sat Feb 08, 2020 10:37 pm

Re: N&N Sheikh Shariif to elect MX PM

Postby TarTar » Fri Sep 17, 2021 9:03 pm

:win:

y this nigga still begging sahal? :russ:

shouldn't he go back to plotting all the unanswered asswhooping idoor gave to tribe. after cagjar they should be renamed from reer isak to reer yishak like amhara pronounce that name

Cabdi Hurre ,ciidagale poet, lived in Yemen but received the news on Ciidagala massacre .He then recited a painful baroor-diiq gabay .below is an excerpt of the poem.

Maantana tolkaan ku camirraa, cawdu ma u duushay

Cali iyo Haaruun miyaa, gabal Isaaq ciilay

Cabdi Bari miyaa go'ay sidii, madag cuf loo waayey

Ma canbaar-cadkii baa la jaray, curaddadii Iido

Caleen jilicday saw Reer Gobdoon, caawa kama liito

Cabdi Ciise caal saarriddii, Ciise iyo Iidle

Ma carsaanyo jaban baa raggii, caaradka u joogtay

Carfigii miyaa layga ridey, calankii guudkayga

Ma carjabay shisheeyuhu baguu, caawa lee yahaye




In other ciidagala massacre ,Qawdhan ducaale recited a baroor diiq gabay seeking help from all corners of iidoor tribes


Waayadanba dhuug baan xidhoo, dheg iima noolayne

Anun baa dhabriirayee rag waa, dhalasho raacaaye

Maan gabay dharaartiyo dayaxa, dhayda ka caddeeyo

Abtirsiimo lama dhumiyee, dhamacda maan oogo

Maan dhammaan Isaaq kula dhex dhaco, waa dhambaal culuse




another calaacal gabay of Qawdhan

Habar Yoonis beyr baa ku dhigan, baraqnuglaantiiye

Hablihii baroortee raggii, Arab miyuu baashan??

Mise toodu haw baaliddee, budulkanay qaadi

Ma burburay baryahan Reer Cabdigu, baalka waa sidaye



Ree Isaaq are the reason why ciidagale are langaab today and why Sacad muuse are ashamed with timid and womanish nature because they never proved themselves in a raid or at the battlefield :) :up:
rer isaaq, ama reer yeshak haddan isticmaalno luuqadda cagjar, yeeysan odhan illa intey soo ceshanayaan dhamaan dhulkii beesha qowsaar as ngm calls 'em

since ur looking for payback for rer isak, y don't ya sign up for tha militia cagjar sent to fight tigreey

sahal don't know the history of beggary in ur clan. nigga don't know about ur defated garaad begging habar yonis conquerors for a pardon from execution


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 35 guests