القافلة تسير والكلاب تنبح
the dogs bark but the caravan keeps going on.
Rooble oo shirku sheegii "golaha amniga qaranka" ee Farmaajo hawada ku cunay
CBB and Mooges blaming Djibouti for blocking their shirku sheeg why not blame now Turkey? the airplane that was carrying him and was sent back to Turkey arrived Xamar yesterday so where is Fahad? The Truth is that he was blocked by the aviation minister who controls the airport so the Turkish take him out of the airplane
The war between Mooge and Rooble has another commercial face and i once talked about a deal between Xaaf and QoorQoor to open the way for the Kenyan khat in exchange for Qaybdiid becoming the senator. Xaaf is half leelakse and according to this guy the laalkase minister who replaced the OG minister in the aviation himself is half sacad and represents their interests
Mooge waxaa la cunay markii Oomaar la cunay oo uu khat ka itoobiya ka doorbiday
Oomaar wuxuu diiday wasaada shaqada oo duraan kan leelkasaha oo laga soo wareejiyay waxaana qaatey Abdulwahab Khaliif
CBB waxaa ka soo harey bas inay dhahaan Dani baa Rooble badalay oo dayaacada waraaqo false ah sida tan ay ku sheegeen bankiga
wasaarada gaadiidka iyo duulimaadka waa hubka ugu muhiimsan dagaalka Rooble iyo Farmaajo waxay xanibaad duulimaad saarikartaa dhinacii loo isticmaalo sida muuqata Duraan Rooble ayuu raacey inleen waa la badali haduu diido!
wasaarada Maaliyada oo maanta ka jartey mushaarka mileeshiyaadka Farmaajo. Mushaarka wuxuu askarta iyo shaqaalaha u soo dhacaa bartamaha bisha kuwii mooge ma qaadan maantana waa 19ka bisha u kaadi ilaa 10 maalmood ee ka hartey bisha ayagaa is dhiibi