Farmaajo xil miyuu wareejiyay mise waa laga faramaroojiyay?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Farmaajo xil miyuu wareejiyay mise waa laga faramaroojiyay?

Post by sahal80 »

"First Daarood president oo xukun wareejiya" :pac:

congrats Dblock :clap:
Farmaajo wuxuu diiday doorasho lagu tartamo sidii uu ku yimid oo kale. sida mahdi guuleed dhahay iyo Gedo conspiracy theorist "wuxuu ku soo bixi lahaa first round" aka boob oon suuragal aheen. wuxuu mahdi guuleed tusaale usoo qaatey doorashada gareenada laakin wuxuu hilmaanay in Xamar dad lee yihiin Gareenadana ay deegaankooda joogaan.
waxaa ka hortagey badbaado Qaran oo qabsatey 80% Xamar waxaa soo afjarey raysul wasaare Rooble oo talada dalka iyo doorashada lagu wareejiyay oo Xataa u diiday inuu Garbahaarey ku boobo iskadaa maamulada kale.

Hawiye boob dhexdooda xataa kama socdo waxaa u daliil ah Hirshabelle iyo Galmudug oo si dheelitir ah loogu soo wada baxay waliba Baladweyne tartan xor ah oo wareega sadexaad gaarey.

maquuste Farmaajo wuxuu ka diiday Fahad iyo asxaabtiisa sida QoorQoor PlanB ayaga badbaadin kara markuu baxo.

markuu helay 59 cod asagoo dhiibay $21 million oo ugu lacag badnaa per mp $150k.( Dacaayadaha CBB waxaa ka mid ah Farmaajo lacag ma dhiibin sababtaas uu u soo bixi waayey. san horey u sheegay lacagta waxaa lagu bixiyaa swing vote oo ah KG iyo Waqooyi xildhibaanada aan loyalka aheen qeyb badan ayaa Farmaajo ka cuntay oo ka codeysay waliba reer waqooyiga iyo xoogaa KG ah oo Deni u guurtey) ayuu hadana u diiday inuu Kheyre u baneeyo ama shariif ooy dhici kartey in haduu wareega labaad galo booskiisa ay hassan sheekh isugu gooban lahaayeen waxaa kakoo chance nymber 2 heli lahaa Deni inkastooy cadaw ahaayeen oo "uu u yimid si uu u rido"

aad baan ugu farxay in Farmaajo diiday inuu tanaasulo waxaa looga adkaadey 104 cod! xasuuq wadareed. 214 vs 110. murashax kale hassan Sheikh 20 ilaa 50 xataa kagama adkaadeen.

muxuu wareejiyaa islamarkiiba Hassan Sheekh askartii iyo amisom baal isku hagoogtey ayadoon wali natiijada dhamaan markii dadka farxad la qeyliyeen :pac:

User avatar
somaliforums
Posts: 79
Joined: Thu Apr 22, 2010 4:52 pm

Re: Farmaajo xil miyuu wareejiyay mise waa laga faramaroojiyay?

Post by somaliforums »

Didn't you say no more farmajo after he loses? Wali ma hadal haysa. šŸ˜‚
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5568
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Farmaajo xil miyuu wareejiyay mise waa laga faramaroojiyay?

Post by barbarossa »

Win or lose, for some, it is in their nature to feel perpetually sore.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to ā€œPolitics - General Discussionsā€