Somalida hada waa travel literature dhalinyaro badan ayaa aadaya gobolo kale ooysan u dhalan iyo miyigooda waxaan ka mid ah wiilkaan iyo gabadhaan. Gahadhaan horaan u daawadey reer miyiga ay la degi jirtey gobolo kala duwan hada waxay goosatey inay reer beerayda la dego marka baladweyne iyo waxay tagtey tuulooyin dhaca waqooyigeeda. shopping ay toos beeraha uga sameysanes kadib ayay raashinkeeda karsanaysaa waa barwaaqo Mashallah
https://fb.watch/d2dgJLMAso/
https://fb.watch/d2bXsyCKHH/
https://fb.watch/d2cURsxtPu/
https://fb.watch/d2cRzJQ1eT/