Wararkii ugu dambeeyey duqeymaha ay KENYA ka wado gobolka GEDO
-
June 22, 2022
Garbaharey (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Kenya ay kordhisay duqeymaha dhanka cirka ah ee ay ka fuliso gobolkaasi oo hoostaga dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana khasaaraha u badan la kulma shacabka.