Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Jawaabtii itoobiya oo gilgishay maamulgoboleedyada

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Jawaabtii itoobiya oo gilgishay maamulgoboleedyada

Postby sahal80 » Sat Aug 06, 2022 7:20 pm

Farmaajo iyo Kulane jiis oo hoos kala shaqeynaya soo buuxida itoobiya ee Gedo. Etoobiya oo taageertay anti JL maamulka Gedo. tan waxay cusleynee barnaamijkii Mahad Salaad ee Gedo oo ahaa inaan toos gacanta loogu galin madoobe oo loo heesto gorgortan ahaan ayadoo gudoomiyahooda dooranayaan laakin hada itoobiyaa la wareegi rabta

dhinaca galmudugna Ciid bay u xilsaareen Farmaajo iyo kulane jiis. QoorQoor oo ka baqaya HG ayaa hoos kala socda arinta ciid waxaa laga yaabaa in ciid itoobiya tago waxaa kaloo dhaqdhaqaaq ka socdaa dhinaca Ceyr. QoorQoor oo raadinaya heshiis uu ahlusuna la galo oo itoobiya ka danbeyso sidaasna Dhuusanareeb ku heesto!

Hiiraan Cali Jeyte ayeey xoojiyeen waxaa ka socda dhaqdhaqaaq Hiiraan State oo u ah gorgortan

Lafta gareen oo adis ababa jooga

Hassan Sh asagoon boqol maalin gaarin ayaa wadankii lagala waregay waa uga dignay laakin dad xerow ah ayaa la shaqeeya :snoop:

BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5992
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Jawaabtii itoobiya oo gilgishay maamulgoboleedyada

Postby BigBreak » Sat Aug 06, 2022 8:05 pm

Hassan Sheikh reopened the canal it seems :lol:

noer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 745
Joined: Sun Jun 19, 2022 12:06 am

Re: Jawaabtii itoobiya oo gilgishay maamulgoboleedyada

Postby noer » Sat Aug 06, 2022 11:26 pm

i bin saying this long time. gurgurte n farmajo should be allied. terrorism n catastropgic climate change are the enemy. laftagaren knos he is on endangered species list. not gonna both with him. free jubaland from al shabab n kenya's ecologic war. install unifyong leader in bu'ale. ignore magertenland stealth secessionists. thats it :whew: do those simple tings. hsm can have a good 2nd term

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jawaabtii itoobiya oo gilgishay maamulgoboleedyada

Postby sahal80 » Sat Aug 06, 2022 11:52 pm

Hassan Sheikh reopened the canal it seems :lol:
Farmaajo canalka wuxuu ka xirey maamulgoboleedyada laakiin wuxuu ku furey villada: total dependence on Ethiopia. albaabka rasmiga ah ka adeegta!
Tusaale his last FM waxaa loo buriyay xaaskiisa oo masaari ah kii ka horeeyayna dagaalka itoobiyuu ka hadley markuu dhahay waxaan taageersanahay wada hadal iskadaa afartii dekada iyo saldhigyadaa bada iyo full integration sida ciidamada. Hassan sh toos uu dagaal ugu qaadey itoobiya markuu faraha la galay Nile. maxaa la gudboonaa? horta ugu yaraan sanad ha u safrin masar bas wadama khaliijka u marsii fariintaada inta aad isbadal gudaha aad ka sameynaysid sida Galmudug, KG, JL iyo Hirshabelle. wuxuu yiri ilmo gareen ha dhameystaan waqtigooda waxaa dhacdey in Farmaajo ka adeegto kurti oo itoobiya ku xiro. Hirshabelle oon heshiis lagu aheen oo ugu xun uu dhahay ha dhameysato 2 sanoo u hartey halkii uu asxaabtiisa hiiraan horey uga dhiibi lahaa si Hiiraan itoobiya looga ilaaliyo kaalay guudlaawe wax ha kuu taro!
qoorqoorkii HG ka gambisatey calashaan mucaaradkii aan UPD aheen uu soo saarey marka hal nin laga reebo ku xigeenkiisa uu isticmaalooyaa oo farmaajo ku xiran. war marka hore gurugaaga hagaaji marka labaad adigoo taageerada maamulgoboleedyada koonfurta heesta xor u ahoow siyaasadaada dibada adoon itoobiya ka hor imaan

laakiin anoon xukuumadii dhisin ayaan canaladii isku furi oo wax walbe ku falaadi waxay ku tusinee in uu heesto la tatiyaal xerows ah oo u baahanyahay kuwo professors ah oo jaamacadaha aduunka ka socda.

BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5992
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Jawaabtii itoobiya oo gilgishay maamulgoboleedyada

Postby BigBreak » Sun Aug 07, 2022 6:22 am

You are correct, Farmajo wanted to be like Abdi Iley but fortunately he is history now

User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Jawaabtii itoobiya oo gilgishay maamulgoboleedyada

Postby mahoka » Sun Aug 07, 2022 6:57 pm

out of interest, why do you prefer hsm to farmaajo

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jawaabtii itoobiya oo gilgishay maamulgoboleedyada

Postby sahal80 » Sun Aug 07, 2022 8:02 pm

bc he is hawiye. xukun aan hawiye aheen Xamar iyo gobolada dhexe wax uma tari karo Farmaajo hal degmo oo hawiye ma xoreeyn bal dib ayaa loo qabsadey kuwii xorta ahaa wadooyinka waa xiran yihiin sida tan Jowhar iyo Xamar iyo guud ahaan hirshabelle oon ka soo jeedo. Faroole ayaa ka hor yimid doorashada qof iyo cod ee Deni rabo inuu ku soo noqdo oo si dadban u raba in kolkii jufadiisa tahay ay madaxweynaha noqon laheed asagoo ansar ku mar marsiyoonaya . hadii PL ka socon la dahay doorasho ka dhaxeysa sadexdaas jufo ee xukunta, Xamar muxuu u xakumi qof aan u dhalan? adinka naftirkiina war muusoow ka soo bax waa xiligii garxajise aa socota :lol:

Xamar is like SL and and PL.

Farmaajo wuxuu cayiliyay Al shabaab oo xuduuda Somalia ka gudbay

Intaas wax dhaafsan hassan sh kama aaminsani i dont support him at all. 100 maalin asagoon gaarin uu dabaashey baxarka Masar iyo itoobiya iyo China. waxay keentay itoobiya inay u socoto ilaa baraawe iyo jubooyinka, Baladweyne, dhuusamareeb, Baydhaba bal waxaa la shaqeynaya Farmaajo iyo kulane jiis iyo mid NISA under him u qaabilsanaa Gedo oo Bakaal kooke la dhoho. Hassan sh waxaa lagu soo koobayaa Jowhar, marka iyo Xamar siyaasad xumo. Somali Dagaal ah aduunkana la dagaal ah!

User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Jawaabtii itoobiya oo gilgishay maamulgoboleedyada

Postby mahoka » Thu Aug 11, 2022 11:44 am

I want to know why idoor is supporting hsm over farmaajo, hsm isn’t better for SL compared to farmaajo.

A lot of uneducated isaaq still worship hawiye, it’s mainly 40-50 year olds who cry about siyaad barre lol- those middle aged idoor think hawiye is their friend and darod is their enemy - they hate darod but want harti yaryar to join SL - confused people I say lol

For SL foreign policy- farmaajo was much better- he had some principles unlike hawiye who is willing to sell out to the highest bidder (hsm has been to like 12 countries already and even begged Uganda president lol)

I got nothing against hsm but I prefer dealing with farmaajo.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32032
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Jawaabtii itoobiya oo gilgishay maamulgoboleedyada

Postby Khalid Ali » Thu Aug 11, 2022 7:24 pm

Mahoke hawiye and darood are the same when it comes to somaliland there is no difference there is no hawiye that is in support for somaliland interest or independence there is this false notion that hawiye and darood are different when it comes to somaliland. Darood is just more vocal in their opposition of somaliland but majority of hawiye agree with their darood brother that somaliland should never be aan indepedent country. Some hawiyes are even more opposed to somaliland indepedence then the darood in a parralel universe where we would hand over the darood territories of somaliland to darood or Somalia the darood would sign the divorce papers instanenously hawiye would never under no circumstance so on issues on somaliland hawiye aya ka fog darood

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 21 guests