Dawladaan waxaa ugu saameyn badan xubnaha HG maaha kaliya ololihii doorasha balse dhanka maalgalinta oo Bukhaari iyo mahad Salaad gacan ka geesteen. Hassan Sh oo shiid ku ah Turkey ayaa Bukhaari ula yimid inuu dhisayo mahad salaadna waxaa la sheegaa inuu dhinaca masar wax ka helay. waxay lacagtaan ku soo saareen xildhibaanada hassan sh taageersan marka HG saasey olowiyada u leedahay waxaa u danbeeyay ex husband of ilhan omar oo la taliyaha madaxweynaha noqdey
wasiirka dibada haruuse oo ah maalqabeen mj ah ayaa sidoo kale maalgaliyay ayadoo loo balan qaadey PM markii hore
hadaba labo qeybood ayay ghaniimada u qeybsadeen; kuwo noqdey Taliyayaal sida Mahad Salaad taliyaha NISA, Wasiiru dawlaha madaxtooyada oo soo dhameynaya dhamaan qandaraasyada xukuumada oo ah Bukhaari, Fiqi wasiirka Gudaha iyo federalismka, Hassan Macalin wasiirka cadaalada iyo dastuurka waxaa loo arkaa nin odey ah oo loo adeegsan karo Kheyre macnaha waxaa loo muujinayaa inuu yahay zaciimka Murusade bilmunaasaba wuxuu qabaa gabadhii Sh maxamed macalin ee Ala Sheikh ka timid waa xubnihii ugu horeeyay ee Ikhwaanka Somalia
Abdirizaaq omar oo wasiirka batroolka.
Qeybta labaad waa qeybta qandaraasyada sida Sanbaloolshe iyo Abdullahi Carab iyo mid D&M ah oo wasiirka difaaca asxaabtii Rooble booskiisa galay oo asna wax ka dhisay Hassan Sh
Sanbaloolshe wuxuu qaadanayaa qandaraas amni ah booskii islow ducaale oo isku ahaa wasiirka amniga iyo qandaraasle shirkad amni ah oo dhagaxaanta keeni jirtey. macnaha security Importska aad keenee lacagna saaranee sida qalabka ay gaadiidka ay u baahanyihiin sida bullet proofs cars
wasaarada amniga waxaa hoostaga sadex laamood oo madaxweynaha toos ugu xiran waa Policeka, NISA, Iyo immigrationka marka lagareebo boosaboorada oo ka soo baxa wasaarada gudaha iyo tan dibada oo bixisa kuwa diplomaasiga iyo serviceka laakin amaan ahaan ayuu taliyaha socdaalka u hoostagaa wasiirka amniga.
"Naturalization Abdullahi Hagi Bashir Ismail announced that the Federal Government officially launched Somalia's new e-passport. Part of a broader initiative to strengthen security, the passport is issued by the Ministry of Interior's Department of Immigration."
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Somali_passport
Doodisho waxaa loo keenay si asaga iyo laamaha madaxweynaha ku xiran iskula shaqeeyaan si hadii pmka iyo madaxweynaha isku dhacaan sidii Farmaajo iyo Rooble wasiirka Amniga madaxweynaha ula shaqeeyo
dastuuriyan wasiirada waxay hoostagaan raysul wasaaraha marka haduu madaxweynah heesan taageeradooda waxaa ku dhici sidii farmaajo oo labo xabo ku dhex lahaa xiligii ay Rooble isku dhaceen. marka wasiirada dhah hasan sh ay toos ugu xiran yihiin inkastoo Xamse uu ku xisbi yahay.
waxaa dhiman maamul goboleedyada khaastan Hirshabelle iyo Galmudug ooy la sugayaan markuu waqtigooda dhamaado
KG waxaa loo wadaa mukhtaar Roobow oo leesaan ah. waxaa la soo celinayaa leesaanta oo xoog badan iyo eelaayda jufada ee jawaari ka soo jeedo oo xukunka ka maqnaa under Farmaajo. laftagareen waa xariin jufadii shaatigaduud.
"In loo magacaabo Abuu mansuur wasiirka waxaa looga danleeyahay in dadka laga sii dhaadhiciyo si ay u aqbalaan inuu noqdo madaxweynaha KG"
waxay qireen in KG dhib ka jiro laakiin la mid aheen JL. Generalada itoobiyanka ayaa la iibsadaa sida Farmaajo ku sameeyay sakiin. Gen itoobiyaan ah ayaa $100k la siiyay kadibna wuxuu u sheegay sakiin inuusan amnigiisa sugi karin. arinta maba gaarin Abiy!
Sakiin oo fahansan arinka ayaa xoogaagiisa iska qaatey oo baxay. waxay kaloo leeyihiin malaha dekad waxay ku tiirsantahay KG $150k hada $200k loo dalacsiinayo oo sadexda maamulgoboleed aan dekadaha laheen la siiyo xaguu ka keeni mushaaraadka hadii laga xiro? eeleey dhan waa ku kici!
"QoorQoor tolaabo ma qaadi karo wuxuu ku jiraa under the mercy of mahad salaad, bukhaari iyo odowaa hal mar ayaa washamsi lagu qaadi inta mooshin laga keeno"