Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

First countryside in Koonfur to be liberated from Al Shabaab without ATMIS

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

First countryside in Koonfur to be liberated from Al Shabaab without ATMIS

Postby sahal80 » Fri Sep 23, 2022 4:21 am

i wish there was a new Al Shabaab map to today bc hiiraan will look different.

There is no single Al Shabaab in this Beesha dhaxe Hiiraan Map except 1%

Yarkaan aad uu ugu qatarsanyahay dhanka Geographya Mashallah.
https://www.facebook.com/10002352112272 ... 9QcQWVyil/

Galbeedka Hiiraan waxay ugu yeeraan waa tuulooyinka Gaaljecel iyo Jijeele anagana waxaan dhahnaa Hiiraan waa waqooyi iyo koonfur. Galbeedka wabiga from Baladweyne to booco waa beesha dhaxe dhanka galbeed wabiga oppositeka booco waxaa la dhahaa Jiiqley waxaaba ka soo jeeda xl caan ah sida this business woman

buuloburde waxay ku taal galbeedka wabiga. Buurweyn oo mapka idinkaga muuqata oo baadicade ah waxay ku dhextaal beesha dhexe oo fiidow iyo shaw u dhaxeysa shaw iyo Jalalaqsi markii la dhaafo galbeedka shabeele dhan ilaa Jowhar waa XL

Jijeele waxey degaan waqooyi galbeed baladweyne laakin waa ka figyohiin wabiga. baladweyne buundada liiqliiqato kuma dhegane waa xl kadibna jareer ilaa galbeedka deefow waxaa jira tuulooyin xl oo galbeedkas ku yaalo laakin Jijeele iyo XL waxaa ka dhaxeeya iskaashi itoobiyana way ku dhaganyihiin DDS ay xiriir la leeyihiin. Xadkooda ayaga iyi gaaljecel waa Ceelcade ooy marto wadada Baladweyne-Bakool meeshaas ay isku dagaalaan maaha jid aamin ah. Gaaljecel Al Shabaab ah ayaa baabuurta ka guba. Jijeele waxay u badan yihiin bakool magaaladiida ugu weyn waa quracjoome bakool. reer Hiiraan hada ma ogola in macawisleey Jijeele iyo SNA kaliya lagu xoreeyo cirifyada galbeedka waayo waxay noo keeni kartaa inay mashruuca macawisleyda fashiliyaan hadii ay isku dhacaan Gaaljecel waa inay ceelcade dhaafin.
this is gaaljecel vs jijeele https://goobjooge.net/alshabaab-oo-gobo ... la-laayay/

waa in Gaaljecelka marka hore la abaabulo sida Saleebaanka ay Duduble u abaabuleen si labada dhibac hal mar dagaal loo galiyo

Al Shabaab bugoosaar, Buqaqable Ceelcali, mukeyle,

tuulooyinkaas ay nooga dhigayaan inay la mid tahay intakale Hiiraan

beesha dhexe waxaa u hartey mabaax, Tardho, qoryaale. Moqokori is fallen militarily laakin wali lama galin. qaxaan maqley dhowr qorshe oo isugu jira miino baaris iyo in firxadkooda cirka laga ilaalinayo si loo duqeeyo inta ay aadan yabaal gaarin.

ugu danbeyn beesha dhexe Hiiraan waxaa la dhihi karaa in baadiyhaeeda 99% hal al shabaab ku jirin without amisom being there waa first miyi oo laga xorreeyo in koonfurta Somalia. tan waxay daliil u tahay in hadii shacabka iyo SNA howsha qeybsadaan in Amisim koonfurta Somalia looga baahnaan doonin.
dabcan HG ayaa matabaan city degta.

another map. Gaaljecel koonfurta Baladweyne ma jiraan wabigana uma dhaw waxay aadaan burjada inta(burjada ciinte oo dhinacooda howlwadaag gadaasheeda ah) kadibna buqgoosaar . Jijeele buurfiiq- farlibaax.

XL waa Gambarlaawe behind Xaafada Buundoweyn ilaa jiiqleey opposite of booco in the eastern bank.

https://www.facebook.com/10000121534266 ... l/?app=fbl

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: First countryside in Koonfur to be liberated from Al Shabaab without ATMIS

Postby sahal80 » Fri Sep 23, 2022 11:52 am

Buuraha Hiiraan waxay la mid yihiin kuwa Oman iyo UAE iyo Lebanon xataa Sanaag malaha Sidan

hada ka hor aan so galiyay link biyo Durdur ah oon waligood goin buuraha feerfeer

Buuraha Yasooman waa meel loo dalxiistago waa meesha ay ku djamaadaan Buuraha Hiiraan waxaa ka buuxa kuhuuf badan oo ceelal ah xiligaan Abaarta ah bal fiiri biyaha ku jira
https://fb.watch/fJD3wfrO2l/

biyaha buuraha ooy dharka ku dhaqanayaan. dhul Sir ah baan heesanaa oo u dhaxeeya buuro iyo wabi :blessed:

https://fb.watch/fJDm5kndiZ/

mapka Yasooman. Buuraha laamiga waa ka sii fogaanayaan markii koonfurta la aado kadib meeshaas ay ku dhamaadaan
https://www.facebook.com/10002352112272 ... 9QcQWVyil/

lattest Al Shabaab map
Kooxda maafiyada ah ee Al-Shabaab waxaan qoraal ku saabsan sida looga adkaan karo ka qoraayay 5 sano iyo ka badan waxaana sheegay sida kaliya ee Al-Shabaab looga adkaan karo ineey tahay in loo midooba shacab iyo dowladba hada waxaa ilahay mahadii ah ineey shacabkii iyo dowladiiba ay shanta isla heleen.
Waxaa la ii sheegay ineey Al-Shabaab iskaga cararayaan dhulka ay dagan yihiin qabaailka gadoodsan.
Waxaa la ii sheegay magaalada Moqokori ee gobalka Hiiraan ineey iskaga carareen waxeeyna u firxadeen dhanka magaalooyinka Adanyaal, Budbud, iyo Waxbo, iyo Ceelbuur oo wali reeraha dagan ay isku fiicaan yihiin.
Dhankale kuwii Booca iyo Bardheere Hiiraan ka cararay waxeey aadeen dhanka Buuqcaqabaal, Mukeeyle iyo Ceelcali oo qabaailka dagan aynan wali isku xumeeyn Al-Shabaab.
Waxbo iyo Ceelbuur Mursade ayaa dagan.
Ceelbuur waxaa sidookale wax ka dagan Beesha Maxamuud Hiraab ama Duduble.
Adanyaal iyo budbud Abgaal ayaa dagan.
Mukeeyle, Buuqaqabaal, Ceelcali Gaaljecel iyo Baadicade ayaa dagan.
Al-Shabaabka waxeey iskaga yaaceen dhamaan dhulkii ay Beesha Xawaadle daganeeyd taas waxeey ku tuseeysaa Al-Shababaabka dhulka uu qabiilka ka noco kuma dhex noolaaan karaan.

Beesha Xawaadle Al-Shabaab waxeey ka saartay Booco, Beergadiid, Baardheere, Beerxaano, Ceelgarsaani, Ina Bukure, Ceel-lahelay, Ceelcad, Abooreey, Boodaan, hees, Teedaan, Abooreey, Yasooman, iyo Moqokari oo ah iska baxeen balse ciidamada dowlada aynan si fiicaan u tagi iyo waliba tuulooyinkale oo intaas ka badan.

Beesha Xawaadle waxaa gurmad balaaran ay ka heshay Ciidamada qaranka balse juhdiga ugu weyn ayagaa lahaa.

Matabaan ilaa Moqokori iyo Jalalaqsi in Al-Shabaab in la bursanaayo wax sahlan ma ahan.

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... =616511693

Ciidamadii Halgan isugu tagey oo Jabhada Moqokori u socda. maadama ay xadka shabeelada dhexe ku taalo waxaa socda qorshayaal badan oo la rabo in Magaalada lagu difaaco intaan la galin maadama aan loo gudbi karin Adan Yabaal.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: First countryside in Koonfur to be liberated from Al Shabaab without ATMIS

Postby sahal80 » Fri Sep 23, 2022 12:30 pm

who doubts that Baladweyne is the biggest south central somalia city wach this video

User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: First countryside in Koonfur to be liberated from Al Shabaab without ATMIS

Postby barbarossa » Fri Sep 23, 2022 2:06 pm

i wish there was a new Al Shabaab map to today bc hiiraan will look different.

There is no single Al Shabaab in this Beesha dhaxe Hiiraan Map except 1%

Yarkaan aad uu ugu qatarsanyahay dhanka Geographya Mashallah.
https://www.facebook.com/10002352112272 ... 9QcQWVyil/

Galbeedka Hiiraan waxay ugu yeeraan waa tuulooyinka Gaaljecel iyo Jijeele anagana waxaan dhahnaa Hiiraan waa waqooyi iyo koonfur. Galbeedka wabiga from Baladweyne to booco waa beesha dhaxe dhanka galbeed wabiga oppositeka booco waxaa la dhahaa Jiiqley waxaaba ka soo jeeda xl caan ah sida this business woman

buuloburde waxay ku taal galbeedka wabiga. Buurweyn oo mapka idinkaga muuqata oo baadicade ah waxay ku dhextaal beesha dhexe oo fiidow iyo shaw u dhaxeysa shaw iyo Jalalaqsi markii la dhaafo galbeedka shabeele dhan ilaa Jowhar waa XL

Jijeele waxey degaan waqooyi galbeed baladweyne laakin waa ka figyohiin wabiga. baladweyne buundada liiqliiqato kuma dhegane waa xl kadibna jareer ilaa galbeedka deefow waxaa jira tuulooyin xl oo galbeedkas ku yaalo laakin Jijeele iyo XL waxaa ka dhaxeeya iskaashi itoobiyana way ku dhaganyihiin DDS ay xiriir la leeyihiin. Xadkooda ayaga iyi gaaljecel waa Ceelcade ooy marto wadada Baladweyne-Bakool meeshaas ay isku dagaalaan maaha jid aamin ah. Gaaljecel Al Shabaab ah ayaa baabuurta ka guba. Jijeele waxay u badan yihiin bakool magaaladiida ugu weyn waa quracjoome bakool. reer Hiiraan hada ma ogola in macawisleey Jijeele iyo SNA kaliya lagu xoreeyo cirifyada galbeedka waayo waxay noo keeni kartaa inay mashruuca macawisleyda fashiliyaan hadii ay isku dhacaan Gaaljecel waa inay ceelcade dhaafin.
this is gaaljecel vs jijeele https://goobjooge.net/alshabaab-oo-gobo ... la-laayay/

waa in Gaaljecelka marka hore la abaabulo sida Saleebaanka ay Duduble u abaabuleen si labada dhibac hal mar dagaal loo galiyo

Al Shabaab bugoosaar, Buqaqable Ceelcali, mukeyle,

tuulooyinkaas ay nooga dhigayaan inay la mid tahay intakale Hiiraan

beesha dhexe waxaa u hartey mabaax, Tardho, qoryaale. Moqokori is fallen militarily laakin wali lama galin. qaxaan maqley dhowr qorshe oo isugu jira miino baaris iyo in firxadkooda cirka laga ilaalinayo si loo duqeeyo inta ay aadan yabaal gaarin.

ugu danbeyn beesha dhexe Hiiraan waxaa la dhihi karaa in baadiyhaeeda 99% hal al shabaab ku jirin without amisom being there waa first miyi oo laga xorreeyo in koonfurta Somalia. tan waxay daliil u tahay in hadii shacabka iyo SNA howsha qeybsadaan in Amisim koonfurta Somalia looga baahnaan doonin.
dabcan HG ayaa matabaan city degta.

another map. Gaaljecel koonfurta Baladweyne ma jiraan wabigana uma dhaw waxay aadaan burjada inta(burjada ciinte oo dhinacooda howlwadaag gadaasheeda ah) kadibna buqgoosaar . Jijeele buurfiiq- farlibaax.

XL waa Gambarlaawe behind Xaafada Buundoweyn ilaa jiiqleey opposite of booco in the eastern bank.

https://www.facebook.com/10000121534266 ... l/?app=fbl
So long as we think like the faarax above ee u hanqal taagayaan deegaanada fellow maryooleys oo xuquuqdooda citizen oo deny gareynayaan cancerous qabyaalad awgeed, skinnstan shall never ever (ama alsheytaan ha iska xoreeyaan ama ey iska xoreyn) know peace and prosperity, period.

User avatar
OwQariib
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 377
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

Re: First countryside in Koonfur to be liberated from Al Shabaab without ATMIS

Postby OwQariib » Sat Sep 24, 2022 1:00 pm

Image

Saraakiisha, xildhibaanada, wasiirrada iyo waxgaradka beesha Baadicadde ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay ku iclaamiyey dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka bilaaba doona gobolka Hiiraan.

Wasiirka Qorsheynta XFS Maxamuud Beenabeene ayaa shir guddoon ahaa kulankaas, waxaana laga soo saaray go’aan ah, in beeshu ay ku duusho dhulka ay Al-Shabaab ka heystaan, sida Jalalaqsi, Buurweyn iyo deegaano kale oo ka tirsan Hiiraan.

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo kulanka kadib saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Al-Shabaab waayihii u dambeeyey ay dhibaato badan u geysteen beeshiisa Baadicade, isagoo soo tiriyey dadkii ay ka waxyeeleeyeen beesha oo isagu uu ku jiro.

Al-Shabaab dhibaato ayey horay u soo gaarsiiyeen beesheyda sida dadkii ay nooga laayeen qaraxii hotel Xayaat, Saraakiil, Odayaal iyo Masuuliyiin ay naga dileen, aniga qarax bay igu soo weerareen, maanta waxay beeshu go’aansatay inaan la dagaalano kooxdaas,” ayuu yiri Xildhibaan Macalimuu oo baarlamaanka federaalka ka tirsan.

Xildhibaan Cabdisamad Waber Axmed oo ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sidoo kale warbaahinta la hadlay ayaa yiri, “Jimcada soo socota Jalalaqsi ayaan ku tukanayaa, Al-Shabaab deegaankeenna ma sii haysanayaan oo heshiis ma nihin, Soomaali oo dhan ayaa dil ugu xukuman in aan iska dhicino ayaana naga go’an.”

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: First countryside in Koonfur to be liberated from Al Shabaab without ATMIS

Postby Kees70 » Sat Sep 24, 2022 1:46 pm

All these clans doing usless Hotel igu sawir shirs are all looma oyaans weak unarmed langaabs who bark louder than their actions.

Mohamed deeyoo is right, all these useless hotel clans need to prove us in the battlefield like Xawadle Heroes started instead of useless Hotel selfies.

Mohammed Deeyoo:

Xawaadle shir iyo casho kuma qabsanin Hotelo Xamar ku yaalo ee Xildhibaanadoodii iyo wax garadkoodiiba waxey shirar iyo booqashooyin dhiiro gelin ah ku qabsadeen tuulooyinka iyo duurka Hiiraan, sidaa darteed baan dhaliil dusha uga huwinayaa beelaha isku balansanaya Hotelada caasimadda guud ahaan, lama joogo xilli hadal iyo shaah walaalayaal ee kaca oo kaca oo ina wada dhaqaajiya, baabuurta aan shidaal ku shubano ok.

Fursaddaan oo kale nama soo mari doonto haddii aan ka faa'iideysan weyno oo wallaahi ah
Dhiiri gelin & dhab haloo qaato not dhaliil & dheel.

https://www.facebook.com/Mohammed.Deeyo ... sgET9hbRnl

Message to all the Hotel Clans threatening Alshabaabs from their comforts

GUUL XAWADLE HEROES :up: :up:

User avatar
OwQariib
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 377
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

Re: First countryside in Koonfur to be liberated from Al Shabaab without ATMIS

Postby OwQariib » Sat Sep 24, 2022 2:08 pm

Beelaha saami mug kuleh Hiiraan iyo Mudug oo dagaalka kusoo biirey

Image

Sept. 24 (Jowhar.com)-Waxaa isa soo taraya beelaha ku soo biiraya dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda gobolada Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug ee hoostaga maamulada Hirshabelle iyo Galmudug.

Xildhibaano, Wasiiro iyo Saraakiil ciidan oo kamid ah Beelaha Gaaljecel iyo Saruur oo maanta kulamo gaar gaar ah ku qabsaday magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay iney ka qeyb galayaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyagoo sheegay in deegaanadooda ay ka xoreynayaan kooxdan.

Waxa ay amaan u jeediyeen beelaha todobaadyadii la soo dhaafay dagaalka kula jiray kooxdaasi, waxeyna tilmaameen in kacdoonkan uu gogol xaar u yahay dhamaadka waqtigii kooxdan oo 13-kii sano ee la soo dhaafay dilal, Qaraxyo, Barakicin iyo boob hantiyadeed ku heysay dadka shacabka ah.

Beelahan oo ay Al-Shabaab ka haysato dhul badan waxaa la aaminsan yahay in haddii ay dagaalka toos usoo galaan ay wax badan deg deg isku badali doonaan.

Si kastaba, Dhawaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sheegay in la duqeyn doono dhammaan goobaha ay joogaan kooxda Al-Shabaab, wuxuuna dhallinayarada weli kooxda u dagaalanto ugu baaqay inay naftooda soo badbaadsadaan.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 38 guests