Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Markad is xoraysaan is mucaarida !

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby Khalid Ali » Tue Nov 29, 2022 8:04 am

Ogaden baad tahay somali futtada kaga yaala. Berbera waligeed ba mayaa lay ahayd qarniyo ka qarniyo

Bal intad aduunka aad joogtay adiga iyo reerka maxay so kordhiyeen aan ahayn xabashi baan dabada ka leefa kikiyu aya ii taliya iiidoor baan afweyne. Uso jajuusaya. Xita daroodkina Waxba kama dhex tihid wax ala haya idinko xayle selasssie katuunka ka dhunkanaya Waxa tahay the modern slave oo aan is ogayn inu adoon yahay

User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby balwarama » Tue Nov 29, 2022 9:25 am

Ogaden baad tahay somali futtada kaga yaala. Berbera waligeed ba mayaa lay ahayd qarniyo ka qarniyo

Bal intad aduunka aad joogtay adiga iyo reerka maxay so kordhiyeen aan ahayn xabashi baan dabada ka leefa kikiyu aya ii taliya iiidoor baan afweyne. Uso jajuusaya. Xita daroodkina Waxba kama dhex tihid wax ala haya idinko xayle selasssie katuunka ka dhunkanaya Waxa tahay the modern slave oo aan is ogayn inu adoon yahay


1. Af Soomaaligan aad ku tumanayso eed Heesaha iyo Dhaqan xumada la dhex joogtaan baan sameeyay
2. Xabashi 1900 maalintay Jigjiga qabsatay eey weerarka nagu soo bilawday ilaa maantaan la halgamayaa
3. 1800 wixii ka horeeyay, Geeska Afrika, Qabiilka laga hibaysto ayaanu ahayn, Dir iyo Daaroodba. Gaalo iyo Muslina, qoraalkooda iyo Sugaantooday ku caddeeyeen
4. Dhulka labada Wabi ee Jubba iyo Tana River udhexeeyaan qabsaday, qarnigii 19aad. Maantana aan ka taliyaa oon Dowlad calan leh ka dhistay
5. Xabashi, hadday macno leedahay idinkaa futada iyo afkaba ka leefa oo ilaa maantadaa, Walaalahayo Itoobiya, meel kasta ka leh intaad Af qashush leh, dhigtaan.
6. Diin (Sheekh Cali-suufi) iyo Dagaal Jihaad ahba (Ina Cabdile Xasan), Soomaalidan aad sheegayso, Anagaa barnay.
7. Soomaalidan aan ka sheekaynayso, fiidkii markay Ardaayada Isugu timaaddo, Anagay nagu hasaawi jirtay ( Wiilwaal muxuu yidhi, Raage Ugaas baa sidaa kusoo gabyay, Mataan-ciideed maantana maxaa laga soo wariyay)
8. Reerkiina gunta ahi markay isu faanayaan waxay Isugu faani jireen, Bahxawaadlaanu jabinay oo Aniga Qoyskayga ah
9. Allaha unaxariisto, Maxamed Siyaad, Anagu Jaajuus umaanaan ahayn ee kii madaxa kaa garaacayay eed fataalka u ahayd sida Faysal Cali Waraabe ee Hargeysa iyo Burcaba ka sifeeyay, markaad isku soo maqiiqday, adoo Xabashidu, dabada kaa waddo ayaan ahay. By 1989, waa lagu kala baxay, SNM iyo Iiddoor. Allaha unaxatiistee, Maxamed Siyaad, dhaqaale darruu ujabay ee cidi xabbad kumay jabinin. Iiddoorkuna, dhul cidlo ah ayuu soo galay, siday Majeerteenkuba ula wareegeen Bosaaso iyo Garoowe.

noer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 745
Joined: Sun Jun 19, 2022 12:06 am

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby noer » Tue Nov 29, 2022 11:26 pm

msb biggest mistake. trynna help cagder against isak. cagder still ended up joining snm

idoor biggest mistake. '91. :wow: missed opportunity. but we getting another chance. when tigrey, oromo, n amhara war heats up. de facto division into 4 jurisdictions

hawd n reserve under somaliland

siti region of djibouti

godey protectorate of cagders. under a puppet governmend protected by somaliland, djibouti, or somalia. or maybe kenya

n the rest joining the ex italian colony. either joining the ongoing civil war or being ruled by a competent government of somalia the ex italian colony

User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby balwarama » Tue Nov 29, 2022 11:54 pm

Maxamed Siyaad was not defeated by any Somali but economic collapse.
The so called SNM(Edoor rebels) were roundly and soundly defeated 1989 by an army whose bulk was consisted of Ogaden personell.

The Edoor refugees simply rolled in to their empty towns after the collapse of the Siyaad government, much the same way, Majeerteens went back and took over the administrations of their towns in the East.

These fairytales that Muusa Biixi feed you today are just that, fairytales.

If Ethiopia collapses, and hopefully it will very soon, Insha Allah and Ogadens become free, The Daaroods will reign over the horn of Africa. Even Djibouti will cease to exist as Afars will invade it and annex it to their newly found Afar Republic.
Hawiye and Edoors will be compliant subjects of the Daarood.

noer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 745
Joined: Sun Jun 19, 2022 12:06 am

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby noer » Wed Nov 30, 2022 12:45 am

isbahaysiga joji sahib. ma ujeda issa ku qadhabanya dir ama irir iyo jini samale. cagder ku ekow

u n marehan got booked a match. rumble in the kismayo urban jungle. soon as kdf leave. ur trynna tell marehan look over there. idoor :win: most darods gonna benefit from my partition plan

dolbahanta in hawd n reserve. omar mahamud gonna benefit from stability under prosomaliland dolbahanta. instead of wild snitches

marehan along galmudug. the ex italian colony gonna tame snitches from ur tribe

jidwak. free jigjiga. stop oromo n cagder settler movement in jigjiga

Isseayaanle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 425
Joined: Mon Apr 26, 2021 4:28 pm

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby Isseayaanle » Wed Nov 30, 2022 1:13 am

Maxamed Siyaad was not defeated by any Somali but economic collapse.
The so called SNM(Edoor rebels) were roundly and soundly defeated 1989 by an army whose bulk was consisted of Ogaden personell.

The Edoor refugees simply rolled in to their empty towns after the collapse of the Siyaad government, much the same way, Majeerteens went back and took over the administrations of their towns in the East.

These fairytales that Muusa Biixi feed you today are just that, fairytales.

If Ethiopia collapses, and hopefully it will very soon, Insha Allah and Ogadens become free, The Daaroods will reign over the horn of Africa. Even Djibouti will cease to exist as Afars will invade it and annex it to their newly found Afar Republic.
Hawiye and Edoors will be compliant subjects of the Daarood.
Ethiopia waa the mucjiso of Africa. They never collapse and have come close many times with recently tplf vs Abiye being one. There literally on their fourth status quo after barre. First it was mengestu, then tplf and now Abiye Ahmed. Some Somalis claim the reason is so hard for Ethiopia to collapse is the prophet SAW did a duca for them after their boqor protected Muslim saxaabas.

Isseayaanle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 425
Joined: Mon Apr 26, 2021 4:28 pm

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby Isseayaanle » Wed Nov 30, 2022 1:19 am

Ogaden baad tahay somali futtada kaga yaala. Berbera waligeed ba mayaa lay ahayd qarniyo ka qarniyo

Bal intad aduunka aad joogtay adiga iyo reerka maxay so kordhiyeen aan ahayn xabashi baan dabada ka leefa kikiyu aya ii taliya iiidoor baan afweyne. Uso jajuusaya. Xita daroodkina Waxba kama dhex tihid wax ala haya idinko xayle selasssie katuunka ka dhunkanaya Waxa tahay the modern slave oo aan is ogayn inu adoon yahay


1. Af Soomaaligan aad ku tumanayso eed Heesaha iyo Dhaqan xumada la dhex joogtaan baan sameeyay
2. Xabashi 1900 maalintay Jigjiga qabsatay eey weerarka nagu soo bilawday ilaa maantaan la halgamayaa
3. 1800 wixii ka horeeyay, Geeska Afrika, Qabiilka laga hibaysto ayaanu ahayn, Dir iyo Daaroodba. Gaalo iyo Muslina, qoraalkooda iyo Sugaantooday ku caddeeyeen
4. Dhulka labada Wabi ee Jubba iyo Tana River udhexeeyaan qabsaday, qarnigii 19aad. Maantana aan ka taliyaa oon Dowlad calan leh ka dhistay
5. Xabashi, hadday macno leedahay idinkaa futada iyo afkaba ka leefa oo ilaa maantadaa, Walaalahayo Itoobiya, meel kasta ka leh intaad Af qashush leh, dhigtaan.
6. Diin (Sheekh Cali-suufi) iyo Dagaal Jihaad ahba (Ina Cabdile Xasan), Soomaalidan aad sheegayso, Anagaa barnay.
7. Soomaalidan aan ka sheekaynayso, fiidkii markay Ardaayada Isugu timaaddo, Anagay nagu hasaawi jirtay ( Wiilwaal muxuu yidhi, Raage Ugaas baa sidaa kusoo gabyay, Mataan-ciideed maantana maxaa laga soo wariyay)
8. Reerkiina gunta ahi markay isu faanayaan waxay Isugu faani jireen, Bahxawaadlaanu jabinay oo Aniga Qoyskayga ah
9. Allaha unaxariisto, Maxamed Siyaad, Anagu Jaajuus umaanaan ahayn ee kii madaxa kaa garaacayay eed fataalka u ahayd sida Faysal Cali Waraabe ee Hargeysa iyo Burcaba ka sifeeyay, markaad isku soo maqiiqday, adoo Xabashidu, dabada kaa waddo ayaan ahay. By 1989, waa lagu kala baxay, SNM iyo Iiddoor. Allaha unaxatiistee, Maxamed Siyaad, dhaqaale darruu ujabay ee cidi xabbad kumay jabinin. Iiddoorkuna, dhul cidlo ah ayuu soo galay, siday Majeerteenkuba ula wareegeen Bosaaso iyo Garoowe.
Even though I don’t support ogadeen tell these triangle project kids the sayid aka dervishes controlled Berbera. The British asked the Sayid to sell the sand of Berbera to them for a fortune but he refused. This is a historic fact.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16687
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby theyuusuf143 » Wed Nov 30, 2022 2:38 am

Isaaq dominated around half of the Somali coastal commercial cities. Like berbera , Xiis , maydh , buulaxaar , saylac even Djibouti. That means every dacas and go,o cagdheer wore came from Isaaq tradesmen. We greatly contributed caqdheer development and civilization for hundreds of years .

If we look at armed conflicts , cagdheer has never been weak clan , yet isaaqs managed to grab some land and geel from them , multiple times. I would say cagdheer are the strongest daarod we ever deal with. Other daaroods were piece of cake for us. I mean I can't believe they retook doollo from us. I blame HY. Habaryonis are not pure isaaq. Any isaaq who looses one inch of land to daarod is not pure isaaq .

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby Khalid Ali » Wed Nov 30, 2022 4:13 am

Ogaden baad tahay somali futtada kaga yaala. Berbera waligeed ba mayaa lay ahayd qarniyo ka qarniyo

Bal intad aduunka aad joogtay adiga iyo reerka maxay so kordhiyeen aan ahayn xabashi baan dabada ka leefa kikiyu aya ii taliya iiidoor baan afweyne. Uso jajuusaya. Xita daroodkina Waxba kama dhex tihid wax ala haya idinko xayle selasssie katuunka ka dhunkanaya Waxa tahay the modern slave oo aan is ogayn inu adoon yahay


1. Af Soomaaligan aad ku tumanayso eed Heesaha iyo Dhaqan xumada la dhex joogtaan baan sameeyay
2. Xabashi 1900 maalintay Jigjiga qabsatay eey weerarka nagu soo bilawday ilaa maantaan la halgamayaa
3. 1800 wixii ka horeeyay, Geeska Afrika, Qabiilka laga hibaysto ayaanu ahayn, Dir iyo Daaroodba. Gaalo iyo Muslina, qoraalkooda iyo Sugaantooday ku caddeeyeen
4. Dhulka labada Wabi ee Jubba iyo Tana River udhexeeyaan qabsaday, qarnigii 19aad. Maantana aan ka taliyaa oon Dowlad calan leh ka dhistay
5. Xabashi, hadday macno leedahay idinkaa futada iyo afkaba ka leefa oo ilaa maantadaa, Walaalahayo Itoobiya, meel kasta ka leh intaad Af qashush leh, dhigtaan.
6. Diin (Sheekh Cali-suufi) iyo Dagaal Jihaad ahba (Ina Cabdile Xasan), Soomaalidan aad sheegayso, Anagaa barnay.
7. Soomaalidan aan ka sheekaynayso, fiidkii markay Ardaayada Isugu timaaddo, Anagay nagu hasaawi jirtay ( Wiilwaal muxuu yidhi, Raage Ugaas baa sidaa kusoo gabyay, Mataan-ciideed maantana maxaa laga soo wariyay)
8. Reerkiina gunta ahi markay isu faanayaan waxay Isugu faani jireen, Bahxawaadlaanu jabinay oo Aniga Qoyskayga ah
9. Allaha unaxariisto, Maxamed Siyaad, Anagu Jaajuus umaanaan ahayn ee kii madaxa kaa garaacayay eed fataalka u ahayd sida Faysal Cali Waraabe ee Hargeysa iyo Burcaba ka sifeeyay, markaad isku soo maqiiqday, adoo Xabashidu, dabada kaa waddo ayaan ahay. By 1989, waa lagu kala baxay, SNM iyo Iiddoor. Allaha unaxatiistee, Maxamed Siyaad, dhaqaale darruu ujabay ee cidi xabbad kumay jabinin. Iiddoorkuna, dhul cidlo ah ayuu soo galay, siday Majeerteenkuba ula wareegeen Bosaaso iyo Garoowe.


Nijaas foqal nijaas

afsomalliga aniga ku baray hoyga iyo fanka xaruunteedu wa hargeisa eeh maha
guri amxaareed aad ka so jeedid
waxa gabay iyo abwaan iyo gabya calanka somalidu sheegato
ila ki sareyo ma nusqaame maad ilawday

xabashi adigay ku talisa
adiga u fataala oo naagihina u geeyaa
oo ka sinneysta
wadaadkini sheikhini dhiladina intuba isku sii bay ugu naageeyaan xabashida wax faraq oo u dhexeyaa ma jirto

Suldaankina na wa run anaga dilnay
afweyne na waad u jajuusi jirtay xita wu idin caawin jiray oo daroodnimu idinku hiilin jiray maantana reerkisa ayaad duuulaan ku tihin
abaal laawe dhaqan xabashi yeeshay bad tihin somali ma tihidin daroodkina xita idin yidha somali ma tihidin
majeerteenka faroole aya sida ba jidhi

ogadeenku dawlad maha waligood na dowdlad noqon mayaaan ilaahay adoonnimu u abuuray 18 century jubooyinka maydaan joogin ba the first darood 1850 bu so dhaafay jubba river

kIkuyda ku waardiyeeyaa xafad kismayo ayaad ka so qayilisa dhulka oo dhan alshabaab ba ka haysta Kismayada aad ku faanaysid xita adigu shaqo kuma lihid adigu dhulkaagu wa qalaafe iyo qabridhahare somalia maba degtaan, see waad qasbaysa ur an Ethiopian clan

Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6629
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby Gubbet » Wed Nov 30, 2022 4:24 am

abaal laawe
Image

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16687
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby theyuusuf143 » Wed Nov 30, 2022 4:38 am

Waar yaan lays caayi , Halays dejiyo . Maanta niman yaw Amsterdam khat baan caboo. Gebigayguba waxan dareemaya nabad iyo naxariis. Waar ogaaden Ku waa islaame Hala daayo .

User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby balwarama » Wed Nov 30, 2022 6:48 am

Isaaq dominated around half of the Somali coastal commercial cities. Like berbera , Xiis , maydh , buulaxaar , saylac even Djibouti. That means every dacas and go,o cagdheer wore came from Isaaq tradesmen. We greatly contributed caqdheer development and civilization for hundreds of years .

If we look at armed conflicts , cagdheer has never been weak clan , yet isaaqs managed to grab some land and geel from them , multiple times. I would say cagdheer are the strongest daarod we ever deal with. Other daaroods were piece of cake for us. I mean I can't believe they retook doollo from us. I blame HY. Habaryonis are not pure isaaq. Any isaaq who looses one inch of land to daarod is not pure isaaq .


Adigoo Iiddoor, Habarjecelo kasii ah oo in Riyo ah meelaha Gubanta ku dhaqan jiray oo inaad Tuugo aan wax dhicin, ilaase wax xadda ahaydeen uu Charles's J Cruttenden qorayo, baa Habaryoonis oo Geel dhaqan jirtay, Gabyina jirtay sida Ogaadeenka, doonaysaa inaad isku dhereriso.

Cali-Dhuux wuxuu yidhi, ku hungowde, Habaryoonis ood Hawd ka dayataane, kolay Habarjecelo iyo Muusayow tahay, Haweenkuna hadday doonaan inay hidiidaane.
Wax sidaa loo yaso, oon xitaa Gayaan galin ayaad ahaan jirteen idinku.

Caddaynteedii keen, inaad ganacsan jirteen. Bad aad gashaan, markii Ingiriisku Maraakiibta idin saartay eed dhuxusha ku shubi jirteen, Enginadii Maraakiibta dhuxusha ku kacda, ayaa idiinku horaysay.
Wax Magaalo ah oo Soomaalida reer Guuraaga ahi dhisteen, Caddaanka ka hor waxaa la hayaa Magaalooyinka Laasqoray, Benderqaasim, Caluula, Xaafuun, Baargaal iyo kuwa lamidka ah ee Majeerteenka iyo Warsangeligu lahaayeen. Ganacsi iyo Doomo, labadaa qolo ee Daarood ayaa yaqaanay. Meela kuma xusna taariikhda, Iiddoor ganacsada. Berbera, Magaalo may ahayn ee Qoorri bay ahayd, ku habboon in Doomuhu kusoo xidhaan.
Bisha October ilaa March ayay Doomaha Carabta iyo Hindidu kusoo xidhan jireen. Intaa wixi ka danbeeyana w
aa lagu kala yaaci jiray. War Midgaantii ku dhashay dhakada ka wasee, In Ogaadeen intuu Berbera tago, wixiisa Hindidaa iyo Carabtaa ka iibsan jiray, way diiwaan gashan tahay ee akhriso.
Waxa u badan ee Iiddorku, qaban jiray waxay ahayd, dilaalnimo aan waliba joogto ahayn.


Saylac ma Hooyadiin baa lahayd oo taqaanay? Bari unbuu Waali ka noqday, Nin Iiddoora oo lasoo heshiiyay Maamulkii Cusmaaniyiinta ee Yemen iyo Careebiya ka jiray.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32036
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby Khalid Ali » Wed Nov 30, 2022 7:29 am

waxa ku cadaynaya inanu ganacasan jirnay waaga iyo waagan ba
dadki dharka ku xidhay timirta ku baray wa aayoo hadanaad been sheegeyn

ila yawana hatha berbera wa dekkada ugu caalamsan geeska hada
why because of iidoor bussines mind
shirkadaha ugu waweyn eeh somalidu leedahay waxa iska leh beesha isaaq jabuuti somaliland iyo somalia
dahabshil group
omaar group
deero group
MSG GROUP
Geele group compnanies
Worldremit
Major share holders in telesom

ilaahay ba na barakeeyey cid nalal tartami karta maba jirto

zeilac beriga 1700 isaq ba u taliney
hadana calan isaaq ba dul saaran
maad ooyi dee

ogaden waxba ma ibsan karo wa caydh wa faqar

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16687
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby theyuusuf143 » Wed Nov 30, 2022 9:05 am

Waar xitaa cadan anaga degenayn. Half of habarjeclo reer cadmeed bay ahaayen ingiriiska kahor. Peaple like haadraawi , saynab cige cadan bay Ku dhasheen. Ilbaxnimada aduunkuna cadan baa u qadiimsan. Keliya idiinmaanu lebisin cagdheeray ee xitaa qaadkaanu idin barnay, oo cuntada noocyadeeda Kala duwan baanu idin barnay.

Ethiopia oo dhan ninkii ugu horeeyey ee gaadhi yeesha wuxu ahaa xoogsade marka king xayle salase laga tago. Gaadhigii idiinku horeeyey na anaga idinka iibinay , Cali iyo haaruuunba waa carareen markii ugu horaysay ee ay gaadhi arkaan iidoor leemaadhinayo. :lol: Iska dhaaf wax kalee xitaa walaahi sida berked loo qoto anaga idin barnay. Nairobi idinka oo waxba Ka ahayn bay isaaqu towers Ku lahaayen. Anaga u sababa inaad maanta iskaga ladan tihiin. Inspiration iyo dad aad Ku dayataan baanu weligiinba idiin ahayn. Cagdheeray yaan lays dafiri

User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Markad is xoraysaan is mucaarida !

Postby balwarama » Wed Nov 30, 2022 9:28 am

Waar xitaa cadan anaga degenayn. Half of habarjeclo reer cadmeed bay ahaayen ingiriiska kahor. Peaple like haadraawi , saynab cige cadan bay Ku dhasheen. Ilbaxnimada aduunkuna cadan baa u qadiimsan. Keliya idiinmaanu lebisin cagdheeray ee xitaa qaadkaanu idin barnay, oo cuntada noocyadeeda Kala duwan baanu idin barnay.

Ethiopia oo dhan ninkii ugu horeeyey ee gaadhi yeesha wuxu ahaa xoogsade marka king xayle salase laga tago. Gaadhigii idiinku horeeyey na anaga idinka iibinay , Cali iyo haaruuunba waa carareen markii ugu horaysay ee ay gaadhi arkaan iidoor leemaadhinayo. :lol: Iska dhaaf wax kalee xitaa walaahi sida berked loo qoto anaga idin barnay. Nairobi idinka oo waxba Ka ahayn bay isaaqu towers Ku lahaayen. Anaga u sababa inaad maanta iskaga ladan tihiin. Inspiration iyo dad aad Ku dayataan baanu weligiinba idiin ahayn. Cagdheeray yaan lays dafiri
Ayadaa iyo Itoobiya was. Maxaa anaga Itoobiya naga galay.
War ma Midgaha aanu yasno ayaanu ku dayanaynaa.

Inaanu Berbera, Carabta iyo Hindida wax kala iibsan jirnay, way qoran tahay 1848. Idinkuna sida aanu Hindida iyo wax uga iibsano unbaad uga iibsan jirteen.

Timir iyo Bariis markuu ka gabyayay, Raage Ugaas 1800 badhtankeedii bay ahayd. Wax Ganacsi sheegan kara oo intay Doomo rartaan, Bombay iyo Hindiya kasoo adeegan jiray, Soomaali waxaa ka jira Warsangeli iyo Majeerteen.

Anaga malaha Ciisaha iyo Godabuursiga ayaad nagu khaldaysaa. Kuwaasuu Charles J Cruttenden sheegay inay qaawanaayeen, Soomaalina ayna ahayn, Muslinimadooduna ay Afka baarkiisa tahay (Nominal Mohammedans)

Anagii Habaryoonista iyo ciidagalaha idiinku tunwayn lahayn baad rabtaa inaad noo mana sheegato. Nololba maalintuu Ingiriisku yimid iyo 1990 baad aragtay


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests