Moderator: Moderators
This is absurd generalization, Isaac and MJ have worked with Ethiopia for 100 years, also brother even though some of you OGs were fighting Ethiopia, the majority of OG were working with Ethiopia for +100 years.Most Somalis are desperate to be part of Ethiopia while We, Ogadens are desperate to be freed from Ethiopian occupation and have done everything possible with our meagre resources, to become free. We have sacrificed both blood and treasure to that effect and will continue to do so until We are free. God willing
Isaaq sacrificed somaliland sovereignty for hawd and reserve area. And we were the most enthusiastic of the 1977 war with Ethiopia. No single Somali clan ever did for what we have done to liberate that land. Even before the independence we sat with both haile salesase and the British to get our land back. Read the book Qaybe. A dhulbahante somaliland leader. In his book he saidThis is absurd generalization, Isaac and MJ have worked with Ethiopia for 100 years, also brother even though some of you OGs were fighting Ethiopia, the majority of OG were working with Ethiopia for +100 years.Most Somalis are desperate to be part of Ethiopia while We, Ogadens are desperate to be freed from Ethiopian occupation and have done everything possible with our meagre resources, to become free. We have sacrificed both blood and treasure to that effect and will continue to do so until We are free. God willing
MX - Ethiopia relations only did a U-turn in the 90s with SNF, and even that was 50/50, and as far as Doollo/Qoraxey is concerned, we had a huge war with Liyuu as recent as couple of years ago, that marks us the last clan to fight Ethiopia, ironically we were also the first to fight Abyssinia.
Today however we are fully onboard, and we have no issue with our lil bro OG taking the lead as long as we get our fair cut.
Isaaq was leading the political and physical war against Ethiopia since 1950 while darod has been serving Ethiopia since the 1800s, some say even back in the days of adal when darod was stealing the livestock of the Somali adali army marching on Ethiopia (theodore gotia)This is absurd generalization, Isaac and MJ have worked with Ethiopia for 100 years, also brother even though some of you OGs were fighting Ethiopia, the majority of OG were working with Ethiopia for +100 years.Most Somalis are desperate to be part of Ethiopia while We, Ogadens are desperate to be freed from Ethiopian occupation and have done everything possible with our meagre resources, to become free. We have sacrificed both blood and treasure to that effect and will continue to do so until We are free. God willing
MX - Ethiopia relations only did a U-turn in the 90s with SNF, and even that was 50/50, and as far as Doollo/Qoraxey is concerned, we had a huge war with Liyuu as recent as couple of years ago, that marks us the last clan to fight Ethiopia, ironically we were also the first to fight Abyssinia.
Today however we are fully onboard, and we have no issue with our lil bro OG taking the lead as long as we get our fair cut.
Isaaq sacrificed somaliland sovereignty for hawd and reserve area. And we were the most enthusiastic of the 1977 war with Ethiopia. No single Somali clan ever did for what we have done to liberate that land. Even before the independence we sat with both haile salesase and the British to get our land back. Read the book Qaybe. A dhulbahante somaliland leader. In his book he saidThis is absurd generalization, Isaac and MJ have worked with Ethiopia for 100 years, also brother even though some of you OGs were fighting Ethiopia, the majority of OG were working with Ethiopia for +100 years.Most Somalis are desperate to be part of Ethiopia while We, Ogadens are desperate to be freed from Ethiopian occupation and have done everything possible with our meagre resources, to become free. We have sacrificed both blood and treasure to that effect and will continue to do so until We are free. God willing
MX - Ethiopia relations only did a U-turn in the 90s with SNF, and even that was 50/50, and as far as Doollo/Qoraxey is concerned, we had a huge war with Liyuu as recent as couple of years ago, that marks us the last clan to fight Ethiopia, ironically we were also the first to fight Abyssinia.
Today however we are fully onboard, and we have no issue with our lil bro OG taking the lead as long as we get our fair cut.
" markaanu boqorka xabashida Kala doodaynay arimaha dhulka , waxa ag fadhiyey maxamed sayid cabdule xasan wiilkiisii , marku boqorku qoslana isna wuu qoslayey , marku boqorka wejiga yara dadbana isna wuu dadbayey" sidii tujumaankii tabaraha sucuudiga camal buu xayle salase hor boodayey.
@Bakwarama , dhulbahante xaaraan waa cunaan laakiin been ma sheegaan. Danjire qaybe wuxu sheegay in kulankaasi uu dhacay bishii may 1960. Cabdiraxman maxamed cabdule xasan na uu markaa ahaa deputy minister of interior. Xukuumadii Aklilu Habte-Wold . In kasta oo xilka wasiir Ku xigeen aanu hadal hayn badnayn. Marka weliba loo eego xiligaas oo warbaahintu yarayd hadana atleast si fudud baa magaciisa looga dhex Heli karaa cidii xiligaa golaha wasiirada Ka tirsanayd. Jaraa,idka Ethiopian herald oo keliya hadii la helo cadadkiisii xiligaa soo baxay waa laga dhex helaya. Gubet baa iga wax akhrin oge haduu baadho wuu soo helaya.
Waxan Ka baqaya in waxan kuu muuqda wax kaaga daran kuusoo baxaan. iga wala inaan sawir kii caanka ahaa ee "Without KDF jubaland will get lost " na soo dhigi . Ogaaden Ku waa iin socota meel idiin bed qabta ma jirto

Qofku wuxuu doono ayuu ku hadli karaa markuu meel qabsado. Nin Cadaw ah oo meel qabsaday, baad "victory speechkiisii", Aniga iisoo xiganaysaa. Waxaad haysaba ma intaasaa?
Muxuuse ka macno yahay, Dajaajmaaj? Dajaajmaash Soomaali ah? Ma Ina Cagjar iyo Cabdi Iley buu ka duwan yahay?
Since, the Caption says, "Somali Dejashmaash"!!
Why does it have to be Ogaadeen? It could be Ciise, Geri Koonbe, Jidwaaq or even Edoor who always loved Ethiopia and Habesha, the same way they love them today and call them, "walaalaha Itoobiya", in Hargeysa.
Qofku marku gun yahay, guni dhashay waxaan ka idlaanaynin, dood xumada. Ileen wax Geed gali jiray oo garrami jiray ma ahee!!
Garaad Makhtal Daahir, oo Garaadkii Reer Isaaq ah, markan wuxuu uxidhan yahay, Xayle Salaase iyo Itoobiya, kadib markii Ingriisku kasoo dhiibay, Xamar/Muqdisha 1948, gacantana ugaliyay, Itoobiya. Xiligaas oo uu wakiil ka ahaa Garaadku, Ugaasyada iyo CulumaauDiinka Ogaadeen oo warqad ay ku dalbanayeen in la raaciyo, labada Gobol ee Madaxbanaanida la siinayo, uqoray, 4tii awoodeed ee Qaramada Midoobay oo markaa ku shirayay, Muqdisha.
1961, markii lasoo daayayna, Jabhaddii Nasrulaahi ee Ogaadeenka ayuu Gudoomiye ka noqday oo Halgan dibu xorayn ah ayuu horay ka galay. Waa midda sababtay inay Itoobiya, Soomaaliya weerarto 1964.
Ugaas Muxumed Ugaas Xaashi Ugaas Faarax-cadde Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur-cubudhiye oo ah Reer Cabdille, Reer Warfaa. Isla markaana ahaa, ninka hayay Saldanadda Ogaadeen ee ugu faca wayn, isaguna wuxuu ku sugan yahay Xamar oo Xabashidan ayuu iskaga baxsaday.
Ugaaskii Maalinguur, isna waa lamid oo wuu ka baxay dalka.
Suldaan Duulane Rafle Guuleed Hagoog oo ah Suldaankii Makaahiilna, isagoo Gudoomiye u ah Xayle Salaase ayuu haddana la shaqaynayay, Dowladda Soomaaliya iyo Jabhadda Gobonimodoonka ahba oo waa kii duleedka Qabridahare kula kulmay, General Galaal 1960meeyadii.
Ogaadeen, dadkii xukumay kuwaasay ahaayeen. Kuwaana xaalkoodu, sidaasuu ahaa.
1936, Dagaalkii Talyaaniga iyo Xabashidana, Anagu haddaan Ogaadeen nahay, waxaan si buuxda ula safnayn oon Askar unoqonay, Talyaaniga. Talyaaniguna wuxuu noogu abaalguday inuu Magaalooyinka Dhagaxbuur iyo Qabridahare nooga sameeyo Ceelal biyaha laga cabbo, lagana wayso qaato, Masaajiddo, Hospitaalo iyo Dugsiyo wax lagu barto. Wuxuu kaloo sameeyay, waddada dheer ee Harar iyo Muqdisha isku xidha.
Hubkii, Talyaaniga aan ka helay waa kaan marka danbe iskaga celinay Iiddoorka een dib isaga riixnay.
Waata, Ninka Habaryoonis ku gabyayo ee leeyahay:
Intii aan Talyaanigu camirin, cidhifyadaa kaynta
Waataan Cadceed iyo Cadceed, celinay Daaroodka.
1936, Talyaaniga waxaa hor socday oo Ciidamada Ogaadeenka qorayay, Axmed Buraale Muxumed Ugaas Nuur-cubudhiye(Ogaadeen/MaxamedSubeer/ReerCabdile/ReerWarfaa) oo ah ninka Gabadha uga fadhiyay, Suldaan Cali Yuusuf Cali Keenaddiid, marka ay bilaabanayso, Silsiladdii Gabayada ee Daaroodka ee la magac baxday, Halac-dheere

Marka. Hadaad qiiratay in talyaaniga hub ka Qaadatay oo u hub ku siiyey isaaq maxaad igu cayeysa Ingriis bu hub ka so qaatay mise labada gaal ba tallow ka la fiican. Mise daroodka hub qaadashadisu wa xalaal ta isaaq wa xaraan
Intanu talyaanigu Camirin cidhifyada kenyta means just. Before the Italians came to the land we were stronger then the darood as we always were
Qorof
I am always interested in any Somali historical information of any kind and have noted this to look into when I have some time to do a little digging.Jaraa,idka Ethiopian herald oo keliya hadii la helo cadadkiisii xiligaa soo baxay waa laga dhex helaya. Gubet baa iga wax akhrin oge haduu baadho wuu soo helaya.
Please do it indr , weliba waxan kaagala dardaarmaya waxba haku dardari. Just bring the evidence as it is. Waan kugu kalsoonahay waayo dhuloos iyo cagdheer kuma kala xigaan they are both your brothers . Ninkii marka aynu dhukkeena raadinaynay fataalka ahaa iyo iyo kii diidiina in la qaato dhukkeena mareexanaw ogaada. Buuga qaybe waa very important reference. And I believe in him (qaybe)I am always interested in any Somali historical information of any kind and have noted this to look into when I have some time to do a little digging.Jaraa,idka Ethiopian herald oo keliya hadii la helo cadadkiisii xiligaa soo baxay waa laga dhex helaya. Gubet baa iga wax akhrin oge haduu baadho wuu soo helaya.
Yusufoow warkaa, labaduba waa waalaalePlease do it indr , weliba waxan kaagala dardaarmaya waxba haku dardari. Just bring the evidence as it is. Waan kugu kalsoonahay waayo dhuloos iyo cagdheer kuma kala xigaan they are both your brothers . Ninkii marka aynu dhukkeena raadinaynay fataalka ahaa iyo iyo kii diidiina in la qaato dhukkeena mareexanaw ogaada. Buuga qaybe waa very important reference. And I believe in him (qaybe)I am always interested in any Somali historical information of any kind and have noted this to look into when I have some time to do a little digging.Jaraa,idka Ethiopian herald oo keliya hadii la helo cadadkiisii xiligaa soo baxay waa laga dhex helaya. Gubet baa iga wax akhrin oge haduu baadho wuu soo helaya.
Ma nin dhalad Daarood Ismaaciil oo Siciid Harti ah baa waxaas i oran lahaa?You can entertain that lame attempt with Hawiye and perhaps Marehan. The formerly lowly and subjugated, like your Edoor.
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 21 guests