Moderator: Moderators
So you think randomly shooting an innocent man is a heroic effort? What a valorous Lion you are!
So borama is having an uprising but only darod seem to be reporting it, not even gadabursi kkkkk
As we all predicted the farastiinian rock throwing protest is fizzling out and our darod friends are getting so desperate they resorted to begging samaroon, hy and hj
Just recently the darod leader of dhulbahante resorted to calling for hy to join his people’s struggle against SL he called them oppressed like his people and hy responded by shooting few of his tribesmen in the ass
I guess desperate times call for desperate measures
Somali waa yaab wallahi. Ninkaan Mohoka waa nin af kulul lakin iqyaar ayaan u haystay, war inankii yaraa cimaamadaa ka dhacdayHe's lashing out because his leader are paralysed by indecision.
They've been making threats for weeks now.
Meanwhile, the glorious revolution is sweeping through every town in SSC.
Haaheey, wiil hoogi Joe Bidenoow noo sheekeey haye. Marines heewaa marines ka xeebta ee la dagaalama kallumaysatada sharci darrada ah iyo smuggling Ka .
Weliba waxa faan iigu filan in ciidamada bada ee dalkayagu yihiin the most effective ones in the entire region, zero piracy, zero human trafficking, maraykankad sheegaysa walaahi sanad walba halkooda Ku siyaar ta , yagoo sharfan oo haybada aad yaabayso.Haaheey, wiil hoogi Joe Bidenoow noo sheekeey haye. Marines heewaa marines ka xeebta ee la dagaalama kallumaysatada sharci darrada ah iyo smuggling Ka .
Kismaayo waxa dhiba ah oo ka jira aan siyaasad ahayn majirto. MY ONLY BROTHER CURRENTLY LIVING IN SOMALIA LIVES IN KISMAAYO. Sxb, nin kaloo Daarood ah oo Somalia ictiraafsan run ahaantiine soo dhawaysta kuwa Mareexaan mar haday taageersan yihiin si Ogaadeenka usoo dhawaysan ayaa halkaas ismaandhaaf yaroo siyaasadeed na dhex taal. MAA MUSHKILAKaa mareexaan isaga waxan leeyahay , adeer kismayo baa kaaga baahan kacdoon dadwayne , wax 10 sano oo xidhiidha ooyayey koonfur idinka uunbanu aragnay. Ogaaden idin haystana maanu arag. Idinka iyo dhulmahante cudur faqashism la dhahaa idin haya. Iska Cali baysteen baad tihiin. Waa sababta dhulkiinu aanu meel laysku aamini Karo u lahayn.
Waa sharaf iyo sumcad anigoo Soomaali ah iisoo jiiday kolkaasKaa mareexaan isaga waxan leeyahay , adeer kismayo baa kaaga baahan kacdoon dadwayne , wax 10 sano oo xidhiidha ooyayey koonfur idinka uunbanu aragnay. Ogaaden idin haystana maanu arag. Idinka iyo dhulmahante cudur faqashism la dhahaa idin haya. Iska Cali baysteen baad tihiin. Waa sababta dhulkiinu aanu meel laysku aamini Karo u lahayn.
If the Palestinian Rick throwing protest is going well why are you guys even mentioning other communities, why is your garaad hy?He's lashing out because his leader are paralysed by indecision.
They've been making threats for weeks now.
Meanwhile, the glorious revolution is sweeping through every town in SSC.
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 27 guests