Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Correction on the 3 dozen trucks which Madobe is replacing: it's replacement for what they lost in Janay Abdalla

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
BestP
Posts: 188
Joined: Sun Mar 06, 2022 6:59 am

Re: Correction on the 3 dozen trucks which Madobe is replacing: it's replacement for what they lost in Janay Abdalla

Postby BestP » Sun Mar 26, 2023 10:39 pm

@Bestplaya


Wax alaale wixii nalaku eedayn jirayba hadaanu bilaabayna. In badan baad odhan jirteen isaaq baa soomali qasaya anagoo masaajidka Ku jirna. Imikaanu toos u qasayna yadoon wayso noo dhawrnayn.

Hagar daamo Sacad Musihii,haybta uga baydhay

Iyo Humbanida Habar Xabuusheed, hal lama joogane

Hana qaadi maayaan intay soo, hanjabayaan e


Huqdi iyo wareer bay arlada,hugun ku beeraane

Iyagaa haraatiyay waxay hor ugu diimeen e

Bal maxay ku haasaawayaan, haatan laga guurye!



Hagar-daamo Sacad Muuse(Jeegaan principles) ayaa ah helitaanka maamul iidoor u gaar ah, maamulkaasoo iyagu hormuud ka yihiin dhaqaale iyo siyaasad ba, maamulkaasoo aaminsan in siyaasad ahaan la qaybiyo oo la go'doomiyo Garxajis , Maamulkaas oo Habarjeclo ka dhiga askarta iidoorka lagu waardiyeeyo Harti iyo Garxajis. Maamulka Hagar-daamo ee Sacad Muuse ma ogola Gadabuursi iyo Dhulbaante saami qaybsi fcn hela.Maamulka Hagar-daamo waxaa uu qabaa

Go'doominta Gadabuursi (second citizenry)
"Ha go'doonto Gadabuursadii Ganafka Jeexnayd e"

Gumaynta Dhulbaante (divide and rule)

Habarjeclo oo bilaa Tayo iyo bilaa hadaf ayaa loo daraa laxan qaldan oo ah

" Cadawgaad kaga dayrantiin curubta Reer Shiikh e"

Maamulka Hagar-daamo waxa uu Dhulbaante u aqoonsaday cadaw : Cadawgaasoo mudan in lagu hayo

1)Qori Caaradii ( in la dul dhigo Saraakiil cadiifadaysan oo HJ u badan , Cali Barre, Faysal Bootaan etc)

2) In Hanti iyo mu'aamarad la galiyo Dhulbaante dhexdiisa sida cooladihii Bah Araarsame iyo Qayaad, Jaamac Siyaad iyo Ugaadhyahan , Hagar iyo Hayaag etc



Ugu dambayn,Maamulkii indha-beelka ahaa ee Hagardaamo waxaa soo afjaray :Midminmada iyo Geesinimada Dhulbaante


Maanta Cali Barre iyo Bootaan waa jab-had iidoor oo dooxyada kasoo Duqeeya magaalada Laaska..Sidaan xogta ku hayo waa HJ waxa 70 % dagaalka ku dhamaatay ,waana reerka isku wada raacay in Dhulbaante dhulkiisa lagu gumaado (iyagoo rajo ka qaba dhul balaadhsi hor leh) ..Balse ifaaluhu wxa uu I tusayaa Habar Xabuush HOOG iyo HUNGO kaga huleesha Goojacade iyo Maraaga.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16629
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Correction on the 3 dozen trucks which Madobe is replacing: it's replacement for what they lost in Janay Abdalla

Postby theyuusuf143 » Mon Mar 27, 2023 2:36 am

Habar dhali wayday aleelo Ku waalatay , adeer soomalidu itaal yari bay naga dareen Tay , sida xabashida iyo kikuuyadu kuu edbiyeen baanu kuu edbinayna. Weligayana dagaalkan joojin mayno gar iyo gardarana waanu Ku wada socona. Axdi qarameedka somaliland ee 93 borama ayaa dhigaya in dabka la saaro beeshii qaranka Ka hor timaada. Waxani waa sharci iyo axdi aanu wada dhiganay.

Cagdheeray waxba somaliland gudaheeda haysku mashquulin dagaalka meeshad degto baanu kuugu keenayna isagoo Kan Ka xun kana wejiyo badan. Atleast anagu cidaanu is dilayno waa naqaan, hadii lay odhan lahaa ilaahay cadaw aan wax badan Ku yeelin Ka bari Still majeerteen baan dooran lahaa. Adigu laakiin sagaal kunoo cadawba kugu xeeran. You will regret wixii iidoor Ka kuu geeyey. . ogaaden axmed madoobe uunba Naga nabad helaya .

BestP
Posts: 188
Joined: Sun Mar 06, 2022 6:59 am

Re: Correction on the 3 dozen trucks which Madobe is replacing: it's replacement for what they lost in Janay Abdalla

Postby BestP » Mon Mar 27, 2023 4:07 am

Habarta dhali wayday waa jeegaanta iidoor. Caqli iyo cudud midna meesha kuma haysaan.

Somaliland is a failed project. No sane Somali will allow HJ colonels to dictate terms in their region. The era of Ali Bare and Botan military rule in Dhulbaante territory is over.Get over it and make a new better future for your community.

Tan kale , waxba ha u dardaar warin Ogaadeen, waxaad hayso soo daa.habaar iyo Hagar-daamo midkaa isla hayso soo fasax.

Ramadan kariim


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: barbarossa and 11 guests