7 DEAD SANAAG......

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

7 DEAD SANAAG......

Post by LiQaaye_TDH »

1 JSL dead and 6 Puntland dead....


Wararka ka imanaya dhinaca gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaalkii ka
dhacay Magaalada Dhahar ee ka tirsan G/Sanaag uu joogsaday,oo hada xaaladu
degan tahay,Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo laba wasiir u dawle iyo
xildhibaan Baar siciid oo ka mida xubnaha wakiilada somalilans ay hada ku
sugan yihiin magaaladaasi kuwaasi oo kulamo la leh Madaxdhaqameedyada
degaankaasi.dagaalkii maanta ka dhacay ayaa waxa dhinaca ciidanka qaranka
Somaliland kaga dhintay hal askari ,sadexkalena way ku dhaawacmeen,halka
maleeshiyada puntland laga qabtay baabuur qori saaran yahay iyo sadxe
maxbuus,lixkalena laga dilay.dagaalkan ayaa ka dhashay markii wasirka
ciyaaraha iyo xubnaha la socday ay is ku dayeen in laga horjoogdsado
degaankii ay u dhasheen ka dibna saldhiga todobaad ee ciidanka qaranku uu ka
ruqaansaday fadhigiisi halkaana uu casharo ugu dhigay maleeshiyadii
Puntland, guutooyin ka tirsan ciidanka qaranka ee aaga bari ayaa ilaa galabta
ku sii jiiday jiidaasi kuwaasoo la sheegayo inay hada gaadheen
goobtaas,dhinaca kale ciidanka qaranka ee jiida adhicadeeye ayaa la galiyay
heegan culus,sidoo kale afar iyo toban wasiir oo ka mida xukumada ayaa
haatan ku sugan Magaalada Ceerigaabo,waxayna maanta dadweynaha kala hadleen
fagaaraha khayriyada ee Ceerigaabo.
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: 7 DEAD SANAAG......

Post by XidigtaJSL »

7 Confirmed dead from Majeerteenia side, Somaliland has one hero down Ilaahay ha u naxariisto Mujaahidkaa.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: 7 DEAD SANAAG......

Post by LiQaaye_TDH »

Is it 7 oki...i thought it was 6, guess they faund another body dumped some where......

Balenkeeno waa Bosaaso Cool
User avatar
Nabeelah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1619
Joined: Sun Feb 04, 2007 7:17 pm

Re: 7 DEAD SANAAG......

Post by Nabeelah »

May they rest in peace. Sad
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: 7 DEAD SANAAG......

Post by LiQaaye_TDH »

[quote="Nabeelah"]May they rest in peace. Sad[/quote]

Wa run, waxi dhintay ilaahay ha naxariisto.....
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: 7 DEAD SANAAG......

Post by Sadaam_Mariixmaan »

don't sleep on Horsemen , the Dhulobahante...
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Re: 7 DEAD SANAAG......

Post by smooth »

Punanilanders dying for a dream that would never come through
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: 7 DEAD SANAAG......

Post by XidigtaJSL »

Liqaaye

Abti. This is not the Somaliland army fighting in Dhahar, this is the locals of Dhahar, the Somalilanders there kicked the Majeerteenia militia out without any help from Somaliland army stationed in nearby Ceerigaabo. Muj Taalaabo captured Qardho with few hundrerds Gadhweyn fighters in 1992-93, imagine what the Somaliland army can do to the rag tag Mjaeerteenia militia



Balanteeno waa Boosaaso, Garowe iyo Qardho
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: 7 DEAD SANAAG......

Post by XidigtaJSL »

News from Somalia in Somali

wararkii ugu dambeeyay ee dagaalkii saaka ka qarxay Degmada Dhahar ee gobolka Sanaag ee u dhexeeyay Somaliland iyo Kuwo Puntland..................

xaalada dagaalkii saaka ka qarxay deegaanka Dhahar ee gobolka Sanaag ee u dhexeeyay Somaliland iyo kuwo Puntland ayaa la sheegayaa hada in uu qaboobay, ka dib markii dib loo riixay qiyaas dhan 15Km ciidankii ka socday Puntland. taasina ay sababtay in ciidankii ka socday Puntland ay dib u laabtaan maadama ay awoodi kari waayeen in ay dagaalka ku sii jiraan sababo dhinaca saadka ah oo ka kala go`ay awgeed.

wasiirka warfaafinta Somaliland Md Axmed X. Daahir Cilmi ayaa maanta isna warsaxaafadeed uu soo saaray oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska shabakada wararka Somaliweyn ee Hargeysa ku sheegay in saaka in 17 gaadhi oo tikniko ah iyo 3 waaweyn oo laga leeyahay Garoowe ay weerar ku soo qaadeen. sidaasi daraadeedna ciidanka Somaliland ee jiida hore iyo dadka deegaanka Dhahar ay dib u caabiyeen.waxana uu wasiirku ku sheegay war-saxaafadeedkiisaasi in dhowr laga dilay halka laga qabsaday gaadhi nooca loo yaqaano DHISHIISIKAHA.
dadka ku nool deegaanka Dhahar ayaa u soo dhaweeyay una muujiyay taageerada ay u hayaan.

sidoo kale wararka ka imanayaa deegaankaasi ayaa sheegaaya in firxadka ciidankaasi ay gaadheen deegaanka la yidhaahdo Shimbiraale iyo Xudun oo ay hada isku urursanayaan iyaga oo raba in ay dib isu soo abaabulaan, si ay u soo qaadan weerar rogaal celin ah.

xukumada somaliland ayaa maanta iyana dhinaceeda ka sheegtay in uu dhamaaday dulqaadkii ay hore u lahaan jirtay haatana ay diyaar u tahay in ay sugto xuduudkeeda.

wixii warara ee ku soo kordha dagaalkaasi waxa aad kala socon doontaan halkan oo shaqaalaha Somaliweyn ay diyaar idiinku yihiin.

JAMAAL IBRAHIM MAXED
SOMALIWEYN HARGEYSA
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”