Qaybiid gives Tigre map to destroy Bakaaraha market

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Qaybiid gives Tigre map to destroy Bakaaraha market

Post by Hiiraan boy »

Col. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybiid) oo siiyey Ciidamada Tigreega Nashqadii lagu burburin lahaa Suuqaweyn ee Bakaaraha
Cabdi Qeybdiid oo dhowaan loo magacaabay Taliyahay Boliska Somaliyeed ayaa Cali maxamed Geedi iyo ciidamada Tigreega oo wadjooga ku wareejiyey Nashqadii lagu Burburin lahaa Suuqa Bakaaraha, kadib maalintii loo magacaabay xilkaas,

Isagoo Qeybdiid usheegay Geedi iyo Saraakiisa Tigreega in uu isagu uga aqoon badan yahay cid walba Xamar oo uukula dagaalay Ciidamadii Mareykanka iyo Taageerayaashii General Caydiid.

Cabdi ayaa u sheegay saraakiisha in niman dhalin yaro ah oo Suuqa Bakaaraha ku leh Ganacsiyada waaweyn ay taakuleeyaan kooxaha ka dagaalamaya Caasimada ilaa kuwaas ganacsigooda laburburiyona aysan arinkaanu joogsaneyn marka waa in laburburiyaa dhamaan ganacsiga Bakaaraha,

Wuxuuna taas ku cadeeyey in uu isagu guulo badan ku gaarey Madaafiic uula dhacay suuqaas sanadihii lasoo dhaafay sidaa awgeed ayaa Qeybdiid waxaa uu siiyey ciidamada Tikreega Nashqad ama Kaarto uu soo sameeyey oo uuleeyahay waa in sidaan loo bilaabaa oo laburburiyaa Suuqa Bakaaraha waxaana dadka oo dhan ogyihiin in Madaafiicda Suuqa Bakaaraha lagu garaacayo labilaabay maalintii Lamagacaaabay Qeybdiid.

Wuxuuna ku yiri hadii arinkaas uu waxweyn ka bedeli waayo dagaalada ayku jiraan waxa uu uyaqaano Argagixisa in uusan wax qibrad meletiri ahba uusan laheyn wax shaqo ahna uusan ka qabadn doonin xukuumada Tikreega,
Qeybdiid ayaa la ogsoon yahay waxyaabihii uu ugeystey dadka rayidkaa ee ku nool Caasimada Somaliya markii uu si arxan daro ah ugu tuuray Hoobiyeyaal sanadihii la soo dhaafay hadana kula talinay Tigreega in ay intii hartay sii laayaan.

Nashqada ayaa laga hellay maanta Guriga Cali Maxamed Geedi uuka degan yahay Xamar Maruu wareysi siinayey Somaliweyn website waxaana ka balan qaadeynaa Aqrista yaasheena in aan usoo ban dhigi doono Nashqadaas oo toos ah. Insha Allaah.
smooth
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3947
Joined: Tue Jan 20, 2004 7:00 pm
Location: London

Re: Qaybiid gives Tigre map to destroy Bakaaraha market

Post by smooth »

Propaganda

relatives spoke to qeybdiid, he has other things on his mind
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Qaybiid gives Tigre map to destroy Bakaaraha market

Post by COSTA »

Qeybdiid up up up

The man who killed Ceydiid

Reer Hiloowle are with the TFG up Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”