ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
i hope somaliland assisinates him
Ethiopia Oo Sheegtay In Marka Ay Ku Guulaysato Somalia Ay U Keeni Doonto Cabdilaahi Yuusuf Hargeysa Wada Hadal Siyaasadeed
Last Updated::2007-04-29 10:12:28
TopStoryAfhayeen u hadlay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Xukuumadda Ethiopia Ato Gebide Haile oo khamiistii todobaadkii hore weraysi dheer siiyey Telefishanka maraykanka ah ee FOXNEWS ayaa sheegay in--
Ciidamada Ethiopianka ee gacanta militery siinaya DFKMS Marka ay ka soo faraxashaan hawl-gallada militery ee magaalada Muqdisho iyo deegaanada kale ay markaasi bilaabi doonaan inay Cabdilaahi Yuusuf laftigiisa keenaan magaalada Hargeysa si u ula bilaabo Xukuumadda Somaliland wada hadalo siyaasadeed.
Ato Gebide Haile wuxuu sheegay in Dalka Ethiopia uu beesha caalamka ka hellay taageero buuxda oo dhinac siyaasadeed ah in hawl galladdani oo u ku tilmaamay rajo soo celintii Soomaaliya 16 sannadood ka dib ay Ethiopia ka go'antahay in AY DFKMS ee Cabdilaahi Yuusuf ay ku fadhiisiso wuxuu ku tilmaamay kursi awood badan oo ka taliya dhammaanba gobolada Soomaaliya.
Afhayeenka oo wax laga weydiiyey siduu u arko Somaliland oo sheegtay inaanay aqoonsanayn Maamulka Cabdilaahi Yuusuf maadama aanay iyaguba aqoonsanayn Somaliland wuxuu sheegay in dhibaato badan oo dhinaca diblomaasiyadda ah iyo dhinaca isfahamka ahi ay soomaalida ku dhex jirtay 16 sannadood ee ugu danbeeyey wuxuuna sheegay in ay Ethiopia hadda doonayso inay taasi meesha ka saarto, wuxuu yidhi "Somaliland waxaanu la leenahay xidhiidh wanaagsan oo salka ku haya
iskaashi dhinaca ammaanka iyo weliba isku socodka xuduudka ah, waxaa naga dhexeeya ganacsi badan waxaanu isticmaala Dekedda Berbera, madaxdayada labada dhinacna waxay tagaan labada dhinac ee kale, imikana waxaa dantu ku jirta sidii mandaqadda looga ilaalin lahaa argagixisada iyo xasilooni darrada in wax weliba lagu dhameeyo miiska dushiisa" ayuu yidhi Ato Gebide Haile afhayeenkaasi.
Mar wax laga weydiiyey sida ay iskugu keenayaan Madaxda Somaliland iyo Maamulka Cabdilaahi Yuusuf iyo halka la iskugu imanaayo ee wada hadaladaasi lagu qabanaayo wuxuu ku jawaabay "Ethiopia waa dal xuduudka ugu dheer afrikada beri la wadaagta Soomaaliya waxaa degen Ethiopia 2 malyuun oo soomaali ah, halkaasi
Waxaa kaaga cad in dadka Ethiopia iyo soomaalida uu ka dhexeeyo xidhiidh qoto dheer, aniguna ku odhan maayo xalka soomaalidu gacantayada ayuu ku jira balse haddii loo baahdo waxaanu samayn doona inaanu Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf keeno Hargeysa si markaasi xal siyaasadeed oo waara loo gaadho"
Mar wax laga weydiiyey in Somaliland ay ku dhawaaqday inay ka madax banaantahay Soomaaliya inteeda kale taasi inay Ethiopia la qabto wuxuu sheegay inaanay Ethiopia Somaliland u aqoonsanayn dal madax bannaan balse ay u aqoonsanyahiin gobol degen oo gaadhay xasilooni uu kaga duwanyahay ayuu yidhi soomaaliya ineeda kale laakiin ayuu yidhi annagu waxba kama qabno haddi ay soomaalidu isku af garato madax bannaani ay somaliland hesho.
Mar wax laga weydiiyey warbixin ay dhawaan soo saartay Haayadda Xuquuqda Aadamaha Ee Amnesty oo ku tilmaantay in Dawladda Ethiopia ay ka fulisay gudaha dalka Soomaaliya xad gudubyo ka dhan ah bini'aadminimada iyadoo dad rayid ah ku dishay isla markaana goobo rayidku degenyahay magaalada Muqdisho u adeegsatay hub culus wuxuu ku jawaabay "Ciidamada Ethiopia waxay la dagaalamayaan waa argagixiso caalami ah oo khatar ku ah mandaqadda waxaan qabaa waxay
Adeegsanayaan haayadahaasi waa hadalada aan sal iyo aad toona lahayn ee ay ku sheekeyaan argagixisada laftigeedu, ciidamadayadu waa yaqaaniin cidday la dagaalamayaan, goobaha rayidku joogo ciidamadayadu waa ka fogyahiin
markastana waxaanu qaadana tallaabo aanu ku dabar goynayno argagixisada annagoo ka fogaana goobaha dadka rayidka ah, hawl gallada aanu qaadnay waa kuwo loo fuliyey si taxadar leh iyadoo weliba weeraro habeen iyo maalinba ah ay argagixisagu nagu soo qaado" ayuu yidhi afhayeenku.
Waa markii ugu horaysay ee Xukuumadda Ethiopia ay shaaca ka qaado inay doonayso wada hadal siyaasadeed oo dhex mara Somaliland iyo Maamulka Embigathi waxaana ay weliba shaaca ka qaadeen inay Cadilaahi Yuusuf keeni doonaan Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, balse weli wax arrintaasi ku saabsan kama ay soo bixin dhinaca Xukuumadda Somaliland waxaana dhawaan dhex maray Somaliland iyo Maamulka Embigathi kelmado la isku mariyey warbaahinta iyadoo ra'isal wasaaraha Embigathi Cali Geedi uu sheegay in gudaha somaliland lagu tababaro wuxuu ku tilmaamay argagixiso xidhiidh la leh kooxaha la dagaalamaya kuwaasi oo ay tababarka siiso ayuu
yidhi Dawladda Eriteria, balse taasi waxaa si weyn u beeniyey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo ku tilmaamay wax laga yaxyaxo oo laga yakh yakhsiyoodo wuxuuna sheegay in somaliland iyo argagixisadu ay isku yahiin jiir iyo bisad
Xigasho Hadhwanaag
HorseedNet.com

Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
there wont be conflict with Somaliland, it's all a Myth
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
All of them Puntland TFG Somaliland su.ck Tigrey ceeb do you think they will fight each other no way their husband will not allow that 
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
Anyhow
Hargeisa is headquarter thats been decided long time .
So Somalias old man must come to us for any future discussions .
Did you really think Issaq people would come to Mogadishu
Said it before I'll say it again
Somaliland is equal to whole of Somalia .

- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
Yh thats why you been discarded a seat in the UN.., been made fun of kofi anan publically, " you will have to come with more then just a victim mentallity to get reconised, Been beggin for independance from Somalia and beggin the world to accept them only to be turned away from the door of every international meeting.. UN/AU/AL... ever since your short lived excistance .. ...
Dont kid your self.. if your gettin independance you need us to accept you .. so i would watch how i talk to SOmaliweyne if i was you... Bigheadedness will only make you look like a morqaan fool!

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
Manakiing: The Isaaqs have played out all the Somalis in politics; somaliland is equivalent to Somalia, and we will only hold talks with the winners of Somalia, and it looks like the winners of Somalia are the Majeertens.
the majeertens have conquered Puntland and the whole of Southern Somalia…..Its now time for the Two main clans to decide the future of The Horn

-
Alluring
- SomaliNet Super

- Posts: 8237
- Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
- Location: between past and future
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
This is one sick Xaawadle boy. You are like the ones who love Habar Gidir uh...disgusting!
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
Alluring you seem very nostalgic
did you see the wonderful Xamar pictures some weeks ago in the forum ?

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
karbaash killa- caqli moryaan waa bastar breelo ku baa'ba ay!
HAHAHAHAHA LOOK AT XAMAR SHAME!

HAHAHAHAHA LOOK AT XAMAR SHAME!
- fagash_killer
- SomaliNet Super

- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
so much for irir unity 
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
Whats thing about Habar Awal and Gadabguursi
I've never understood
I mean whos the Sugar Daddy

I've never understood
I mean whos the Sugar Daddy
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
Ina Yey is not welcome in Hargeisa. Talks will be held on nuetral ground. Addis or some other capital. Not in Hargeisa, if Yey comes to Hargeisa, he will have to cross a river of blood first
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
There are terrorists in Hargeisa.
- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
[quote="DawladSade"]There are terrorists in Hargeisa.[/quote]
Try again
You can't possibly sell this to Ethiopia and Bush. We are ahead of you guys in this department. We have been leading this campaign against terrorists in East Africa since the Cigaal days(Ilaahay Ha U Naxariiste) wehn we rounded up ONLF Ogaadeen terrorism suspects and served them to Ethiopia on a silver platter. We have foiled a terrorist plot after a plot and had the publicity to match it.
What works in Xamar does not work in Somaliland
Try again
You can't possibly sell this to Ethiopia and Bush. We are ahead of you guys in this department. We have been leading this campaign against terrorists in East Africa since the Cigaal days(Ilaahay Ha U Naxariiste) wehn we rounded up ONLF Ogaadeen terrorism suspects and served them to Ethiopia on a silver platter. We have foiled a terrorist plot after a plot and had the publicity to match it.
What works in Xamar does not work in Somaliland
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: ethiopia said we'll bring c/yusuf to hargeisa
Morgan, the next governor of Hargeisa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 367 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 7 Replies
- 918 Views
-
Last post by Ben Dover
-
- 4 Replies
- 1261 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 13 Replies
- 1771 Views
-
Last post by GAMES
-
- 8 Replies
- 1603 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 8 Replies
- 500 Views
-
Last post by Wareer
-
- 36 Replies
- 4431 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 33 Replies
- 4483 Views
-
Last post by Phinks