site-wide search

SomaliNet Online Library

SOMALINET NEWS ...Archives

HOME LIBRARYNEWS ARCHIVESOMALI FANKA_IYO_SUUGAANTA

    SHEEKO : XUBIGII KARFANTIISA XIRTAY May 31, 2005

    XUBIGII KARFANTIISA XIRTAY Waxay aheyd maalin aad u kuleyl badan, waxaan sugaayey baabuur waxa baabuurka sugaayey keligey ma aanan aheyn ee dad badan ayaa ila sugaayey, waxaana jirtey baabuur yari, kuleelkuna xad dhaaf ayuu ahaa, waqti dambe ayaa la gaarey waxaana la go’aansadey in l

    Sii akhri more...

    GABAY: DIIWAAN HA LAGU QORO June 1, 2005

    Ummad waliba waxay leedahay Taariikh xumaan iyo samaan midkay ahaataba, taasoo ka hadlaysa Dad, Degaan, Xuduud Iwm, lehna xasuus u gooniya oo dhalisay Horumar ama dib u dhac. Faa’iidada ku jirtaahina waa in ay ogaadaan jiilasha aan markaa goob joogga ahayn si ay u xasuustaan shaqsigii ama koo

    Sii akhri more...

    GABAY: INUU QARANKU TALADAA AFLIXI UBA MALEYN MAYO June 15, 2005

    Waa qeybtii labaad ee wareysigii abwaan cabdulle cilmi yarrow ay somalinet kula yeelatay magaalada muqdisho gabaygiisana Wuxuu ku billaabanayaa arar dheer oo ku saabsan awoodda alle iyo sida uu isugu rakibay xubnaheena, sida ibnu aadamku ugu kala duwan yahay xagga nolosha, farsamada, dadaalka iwm ha

    Sii akhri more...

    WAREYSI: FANAANAD BINTI CUMAR GACAL June 23, 2005

    <|binti_omar_06051.jpg|Binti Cumar|left|>Fanaanaddda caanka ah ee Binti Cumar Gacal, waxaa ay ku dhalatay magaalada galkacyo ee gobolka mudug sanadkii 1960kii,fanaanada ayaa yaraanteedii si weyn u jecleyd fanka, waxaa ayna somalinet u sheegtay in aabaheed iyo hooyadeed ay si adag isugu khilaafeen fa

    Sii akhri more...

    GABAY: DHAMBAAL ABWAAN July 29, 2005

    Abwaanka Cabdulle Cilmi Yarrow oo ku sugan magaalada muqdisho ayaa qoraal dheer soo gaarsiiyay xafiiska Somalinet ee Muqdisho, waxaa uu ku soo bandhigay suugaan uu u ugu magacdaray Dhambaal, taasi uu ku doonayo in suugaanleyda soomaaliyeed ee caalamka ku farirsani ay iyaguna aragtidooda ku cabiri ka

    Sii akhri more...

    GABAY: TUJAARUL-XARBI August 15, 2005

    <|fanan_cabd06051.jpg||left|>Waxaa xaafiiska Somalinet ee magaalada muqdisho la soo gaarsiiyay suugaan muujineysa sababihii dagaalada sokeeye iyo sidii loo kala miistay hurintii dhibaatada soomaaliya. Gabaygan ayaa lagu magacaabaa Tujaarul-xarbi oo macanaheedu yahay raggii ka maaleystay dagaalada

    Sii akhri more...

    SHEEKO: ALLA MSN-AA!!! September 2, 2005

    <|msn.gif|MSN Chat|left|>Kumanaan dad ah ayaa maalin kasta iyo daqiiqad kasta isticmaala MSN-ka, siyaabo kala duwan. Qaarkood ayaa baraare iyo nolol qurux badan kala kulma, halka qaar kalana ay dhibaato iyo hagardaamo qotodheer ka qaadan isticmaalkiisa, inkastoo ay jiraan danno intaas ka badan oo mi

    Sii akhri more...

    NATIIJOOYINKA UEFA CHAMPIONS LEAGUE IYO WARAR QUBANE AH September 27, 2006

    Mohamed Abdulle Hassan (Siidi) Match day 2- 26 September 2006 Group E. Real Madrid vs. Dynamo Kyiv 5-1 20` R.V.Nistelrroy-82`(Rigoore) ,27` Raul-61,45` J.A.Reyes , 47`A.Milevsky(Dyn). ateaua Bucuesti vs. Lyon 0-3 43`F.C.G.Fred, 55`Tiago, 89K.Benzema. Group F. Benfica vs. Mancherte

    Sii akhri more...

    XAMAROW QAYAARKAA: LABA GOODLOOW ASHAHAADO November 8, 2006

    Nasteexada Dabeysha Kacdoonkii Bulsho ee Faransiiska Free-Lancer: Hanqaaaaasta Al-axmed - al_axmed@yahoo.com Q 1aad. (SomaliNet) Dabcan Xataa Hanqaastu waa ambad tiiyoo yacni looqaateenkeedu yahay mid dib u qooraansaneysa maqaaladii uu feegaaray Qoraa aan heybtiisa la garaneyni

    Sii akhri more...