Bisha Febraayo 2003
| |
|
|
Arrimaha Bulshada - Isticmaalka Dakhligaaga Waxaa lacagta inta badan lagu dhaleeceeya in ay tahay xoolo shaydaan oo aan la maamuli karin,lana ilaalin karin taasna waa mid dad badani maanta aaminsan yihiin, wayse ka duwan tahay saas oo waxaa lagu qeexi karaa lacagta hubka kaliya ee lagula dagaalami karo cadowga nafta Qoraalkoo dhan
|
|
|
Arrimaha Bulshada: Kasbashada Qoyskaaga Qaybtii 2aad - Waxaan ognahay in qoysku yahay unugga bulshadu ay ka soo askunto kaaso ah mid ka kooban labada waalid iyo caruurtooda,wuxuuna ka abuurmaa guurka labada lamaane (wiilka iyo gabadha). Haddaba hormuudka qoysku waa labada waalid... Qoraalkoo dhan
|
|
|
Dhacdo Run Ah - Qabiil Baa Dumiyey Qoyskeyga! Qaybtii 10-aad - Anigoo hoosta ka guryamaya ayaan ka soo dhaqaajiyey aabe iyo hooyo,hadaan la sii joogo lahaa oo sheekada la wadi lahaa waxaan qabaa inuu aabe hindisi lahaa su'aalo kale oo aan loo dirsan,sidaa daraadeed waxaa danta igu kaliftay inaan isaga soo tago meesha. Qoraalkoo dhan
|
|
|
|
 |
| SomaliNet
Magazine
Waa wargeys bishii mar soo baxa kana duwan dhamaan wargeysyada ilaa iyo
hadda ay dadka Soomaalidu u helaan jaaniska ay ku akhristaan. Wargeyskan
oo bilowday inuu kusoo boxo Internetka bisha Janaajo, 2002 bilaha soo
socdana laga heli doono meelo kaloo badan ayaa wuxuu xoogga saarayaa arimaha
bulshada, caafimaadka, fanka, dhaqaalaha iyo iwm. |
| Qaybaha
Wargeyska
|
Fanka
& Cayaaraha
Diinta
& Arimaha Bulshada
Siyasada
Adunka & Waddanka
Cilmiga
& Caafimaadka |
| Maamulka Wargeyska |
| Dhalinyarada
SomaliNet volunteer-ka (Iskaa wax u qabso) ugu shaqeysa ee
reer Minneapolis oo ay kamid yihiin Shiikha,
Dayib, Amiin, Burhaan iyo Cabaas oo dadka tusay siday u jecelyihiin
inay ummadda u shaqeeyaan markay Somalinet kusoo dareen qaybta Xidigaha,
ayaa waxay arkeen in ummadda Soomaaliyeed aad ugu baahntahay in laga
dhiso dhinacyada bulshada isla marklaana inta aan Internetka ku
xirnayn ama aan joogto u isticmaalani aad u badnyihiin.
Dhalinyaradaan ayaa wargeyska soo saaraya waxaana loogu talo
galay aduunka dhan. |
| Ka qayb qaado |
| :Ayadoo cilmi baaris
dheer kadib la dejiyey siduu wargeysku usoo bixi dono, waxyaabaha looga
hadlayo, qaybintiisa iwm, ayaa mamulka wargeysku wuxuu u baahanyahay dad
ka qayb qaata qoraalada dhinacyada cilmiga, arimaha bulshada, fanka iwm.
Haddii aad qoraalka jeceshahay, fadlan lasoo xiriir maamulka wargeyska oo
diyaar u ah inaad kamid noqoto qorayaasha aduunka kala jooga.
|
| |